Dadkaan goormay dhasheen waar Itoobiya ayadoo dhisan oo aan qabiil qabiil ukalabixin ayey maalin cad laad iyo rasaas looga saaray Somaliya.
@MubYus
26 күн бұрын
Hajidul macaac. Dhuusadaada kaga Saar ciidanka Ethiopia Zoomalia
@Farah-ek1vp
26 күн бұрын
Tigree Malisa nin ka awood badana Ethiopia ma so mari. Somalida waxbo wa ka qadi weyey maalin cad ayuu ka careerey. Abiye ahmed iyo oromo.waxbo qadi mayaan wa iska prank Ethiopia ku mashqulin.
@Zamzam.044
26 күн бұрын
Nimaan quus aqoon naftiisa quusa Ethiopian ku quus weeye
@FarahOmer-bc8el
26 күн бұрын
asc
@user-sl7cg9zn6t
25 күн бұрын
Kumaankii kun ee ku dhintay yaa magtoodii siinaya kkkkkk
@user-pe4ig2tv5b
26 күн бұрын
Itopia 33 sano maxey u siineysay mamul goboledyada hubka maxaa loo dilay intaas dadka wax bartay iyo culumada waa in ay dhul iyo bad hesha anaya lakin ilaa iyo hada qabiil is naceen ayan ku jirnay
@MubYus
25 күн бұрын
Xaq ayay u leedahay in hubka siiso 33 sandood, maamulka ka jira Villa Zoomalia waxaa dhisay dawlada Ethiopia Ciidankeeda.
@user-pe4ig2tv5b
25 күн бұрын
@@MubYus maxey chosen umdii ayey laheen xasid yahay iga tag
@MubYus
26 күн бұрын
Timirtii horeba dab loo waaa, wada hadal 3aad waa waxba kama jiraan.
@bulohus8548
26 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 ! Doorashadii ‘ilhan - Minnesota, markii loo codaynayey Orimadii ‘ nala daganayd ! Gaar - Ahaan kuwa Muslim ka Ah waa - Diideen ! Markii la waydiiyey waxa Laga soo sheegay ! Naagtaas ma - Rabno, why ? Baddii bay noo diiday, waa yaabnay! Dad Bad Aan Allahba siin raba! Waliba Dagaal !!!
@MustafaAli-xj2bm
26 күн бұрын
Imaaradka, ayaa qorsha ka dambeeya. Markii hore waxay ahayd badda Raas kambooni la qaato o Kenya lacag la siiyay. Hadda Raas Casayr oo Itoobia lacag la siiyay. Madax Dowlad Gobololeedada iyo maxadaxweynaha Somalia way ogyihiin, wayna la shaqeeyaan.
Пікірлер: 30