Wadani iyo Ciro waxay la Safteen Cadowga Somaliland. Way diideen in ay noq daan Xisbi Qaran oo Dadka iyo Dalka u daacada. Somalilander ahaan waanu ognay Cadowga Dalka iyo nasteexa Dalka iyo Dadka. Wadani Cod uma hayno doorkan. UCID iyo Kulmiye ayaanu kala dooranaynaa. Ciro haysa soo saxo.
@khaliifabdi8139
4 сағат бұрын
Tani dorasho mahee waxa Dhacaya afti qaranka jsl la Doranayo oo kulmiye iyo Ucida iyo wadani oo wada In lagu dorto somaliya Labada un halakala dorto
@AbdiMadar-sx5vu
6 сағат бұрын
Xeerilaalinta qaranka maxaa hortaagan inay kiiska ina Dawdar dhamaystiraan oo ay maxkamaduhu xukun ku ridaan baan weydiinayaa Madaxweynaha mise kaanbeynkaba ma dhaafsiisna denbiyada waaweyn ee qarankan laga galay ka hadalkoodu ?
@AbdiMadar-sx5vu
6 сағат бұрын
Inamadiinan yaryar warbaahinta Somaliland naga daaya : laakiin Somalia waxay leedahay Adeer wax Somalia la yidhaa oo dawlad ahi ma jirto ee maxaa idinka si ah ?
Пікірлер: 9