Ilaahay swc aamin oo ku kalsoonaw cometinka dhaartey kuna aamin natiijadooda oo ambala goaanka cadalada ah kasoo bxey qudhmiyaw hsdii laga helo natiijada aqbal waana kugu khasab
@isseyusuf8888
19 сағат бұрын
Somalia iyo tuugsi iyo turkey
@abdallasaid1232
22 сағат бұрын
Waa arin fiican ee hala diiwaan geliyo dadka ku nool magalada waan qeyb amniga ka mid ah hore haloo socdo
@abdinorabubakar4251
Күн бұрын
Warheedhe qaran maahee waa qoys
@owsedguresuul8794
23 сағат бұрын
Qarankee?
@abdinorabubakar4251
Күн бұрын
Muuse isdhaafiya duqaawaalan
@ahmedjr7902
20 сағат бұрын
Tuugsi mooye wax kale ma yaqaaanin miyaa madaxda sooomaayed waa igu ceeb inaan dib u daawado somali warkeeda
@abdallasaid1232
22 сағат бұрын
Raashin dalka ka bixi kara in gar gaar ahaa naloogu keeno wax jira ma ahan ee umada ka xishooda ee beeraleyda hala dhiiri geliyo
@abdinorabubakar4251
Күн бұрын
Somalia tuugsiga goormay iskadayn
@mohamodmohamod3574
22 сағат бұрын
Gargaarka turkiga yaa gaadhsiiya dadka u baahan ee loogu talogalay ? Ma jirto cid wax la gaadhsiiyaa dadka beenta ka daaya qawleysatada muqdisho joogta baan la hadlayaa.
@CabdiDhere-z1u
23 сағат бұрын
33 SANO MA AAAD QABTEEEN SHACABKA SOOMALIYEED KA DAAAAYA BEEEENTA SHACABKA REE SOMALILAN ALOW QABIIIL KA SOOMALI KA D WEEE
Пікірлер: 17