Alle ha inoo gargaaro Waxaa laynooga baahan yahay inuu tuubadkeeno oo dulmiga iska dayno oo sixir barararka aan masaakiinta aan ka dayno insha allaah allahayow roob noo keen yaa rabbi
@fuaadcabdilaahiyuusuf8327
2 жыл бұрын
Masaajida Salaad khoof ha laga tukado ilaahay hala baryo yaa Allah dabka naga bakhtii yaa alaah yalaah
@user-cf4eu7il1h
2 жыл бұрын
بسم الله اللهم ارحم جميع أمواتنا وأموات المسلمين اللهم بلغنا رمضان لا فاقد ولا مفقود يا أرحم الراحمين🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️
@katima9053
2 жыл бұрын
Subxanallah😭😭😭اللهم برداً وسلاما على هرجيسا😭😭😭
@fuadwarsame6688
2 жыл бұрын
Waa hubaal in suuqa Hoboni ku xigi doono waayo suuquadan kolkii la dhisayey laguma xisaabtamo dabka. Dadkeenu waxba ma maqlaan, Ka jortaga dabkana way sahashadaan!
@tusmoaadil1825
2 жыл бұрын
Ilaahoow masaakiinta ku nool ganacsiyadaas u gargaar aamiin🤲🤲waa Ramadan e ilaahoow u miciin masaakiinta.
This is what happens when you don't pay zakah, promote injustice, encourage oppression, discrimination, not applying the law of almighty, dividing people and the list goes on. I ask Allah to ease the pain in this blessed month of Ramadan.
@Degaliah
2 жыл бұрын
How you know if they don’t pay zakah?
@thebeast09876
2 жыл бұрын
@@Degaliah If Zakahs were paid Allah will put peace, prosperity, security in us. Look around you, injustice, drought, inflation, discrimination, tribalism, spreading corruption and lies. Allah's laws has to be applied plain and simple.
@mmc72023
2 жыл бұрын
Hasbunallah wa Nimacal Wakiil Ma ila Iminkuuba sii Kordhaya walahi wa imtixaan ya rabi
@f.warsame1069
2 жыл бұрын
Allah Cawii Dadka Iyo Dunyada Amin 🤲Amin 🤲 I’m so sorry 😢 😢😢😢
@edited3147
2 жыл бұрын
This is what happens what you block every possible road and build a house without planning. The government must take full responsibility. I pray that people recover from this terrible fire🙏
@moegreenback6854
2 жыл бұрын
Muse and Kaahin will never take responsibility for anything and the citizens won’t hold the two old geezers accountable for past and current misdeeds.
@audijooyjoy7976
2 жыл бұрын
Musiibo xoog leh baa meesha ka dhacday, Qasaaraha intee buu la egyahay, hala midoowbo sidaas baa dhibka looga bixi karaa.
@audijooyjoy7976
2 жыл бұрын
@Ducaale Duddub That´s right it must be our enemy and i think it´s Oromo because we have many of them in hargeyso, wax kantarolo na majirto waa in baaritaan lagu sameeyo arinkaan.
سبحان الله لا إلله إلا الله اللهم يا غني يا مغني ارزقهم واغنيهم بحلالك عن حرامك وبفضلك عمن سواك غنى لا يخافون من بعده فقرا ابدا واهديهم سبل السلام aad ban uga naxay dhibatada ku soo kuradhay dalkayga iyada oo abaaro iyo sicir bararba uu jiray waxaan leeyahay dhamaan wallahy masiibadaasi lasoo daristay allah ha idinka gargaaro💔💔💔
@mariamismail993
2 жыл бұрын
اللهم آمييين 💔🥀🤲🏿😔🍃
@hibobulxan2866
2 жыл бұрын
Wariye maxamed ilig wariye dalkiisa jecel alle ha ku xafido
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778
2 жыл бұрын
Dulmigeena midhihiisa ayaa sidaasa dad alle iyo cibaado iska ilaaway caawa waa rabadan wasiirki diintuna ramadan inaanay ahayn ayuu sheegay cadhada alle intaas ka badane umadaay alle unoqda ribada iyo xaaranta ka toobad keena
@captainsanto5572
2 жыл бұрын
Beenaale
@ifraaxqalanjo9282
2 жыл бұрын
Calaamo kudhacday Wana lugooyeen tii hore ayay balaayo nagu dhigeen maanta a way a dhaaftay
@mohameds.awale7624
2 жыл бұрын
Waxba ku jiro laga nadifinyaa wa cibro amusan way dhaman donta insha allah
@akbalhikmachannel7164
2 жыл бұрын
Walhi wan aminsanay suuq maskinba Ku dulmaan xata haday waxyar haystan rabdaanda waxba Uma goynoyso sixir barnar awgeed
@namelos2963
2 жыл бұрын
Maas😷😷😷xidhaa inta shaqeenaysa Wixii kalena ka baxaa meesha😭😭ilaahay ha sahlee😭😭
@namelos2963
2 жыл бұрын
@Ducaale Duddub Ilaahay ha sahlo😭😭wll
@khadrahaji6806
2 жыл бұрын
Axax yaa rabi no gar gaar adigan macsuun ku nahay😭😭😭😭😭😭
@user-cf4eu7il1h
2 жыл бұрын
Put on a bandage, give the people a bandage and you have to make sure that all people do not stand around and watch because then they get toxic smoke into them.
@yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
2 жыл бұрын
Bisinka allaha badbaadiyo umada muslimiinta ah amiin yaa rabii 🤲🤲🤲🤲🇸🇱🤲😭😃😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@idontcare6649
2 жыл бұрын
Maxaad ku Qosli xolo yahow wax lagu qoslo miyaa mesha yala😏😎
@ruwaydamohamed8774
2 жыл бұрын
Waxani maaha wax is kadhacay ee waawax layna tusayo dambi aynugalnay oo allh wax inugutusayo tooba yaa allah ilaahow noodambi dhaaf noona gargar
@mahadhussien6415
2 жыл бұрын
hal helokobtar ayaa daminkarto dabkan lakin nasibdaro dowlad kamajirto
@mahadhussien6415
2 жыл бұрын
man fahmin hanno!!
@salebanduale1756
2 жыл бұрын
Wariye naftisa huray ilig ale haku gargaro
@jibriilsheikhismailjobriil7675
2 жыл бұрын
Allahu akbar
@JamiilaJiimi-xq3pv
5 ай бұрын
Ilaaahow hargaysa xiftiiii aamiiin subxaaanalllah
@najiibcabdi4735
2 жыл бұрын
Iska dhig camera iyo video wll ha tusin xanunkada bulshada kale samey waxad awodo adunka kale lama.ogolo dhibkoda iney fafiyaan adinkana wad ku qiironesan alle ha bad badiyo umadena iyo hantidoda😭😭
@mohammedsidiiq4735
2 жыл бұрын
Waa arin aad looga xumaado runtii, Alle ha u sahlo reer Hargaysa
@ZakarieMohamud635
2 жыл бұрын
Imisa qaraxyo muqdisho ka dhacayey ku faraxdeen imisa jeer ayaa dhibka somali heesata ku faraxden waxanu wa inkaar ad ka galabsateen shacabka somaliyed mana awoodan hal gaadhi oo dam damis ah ina iibsatan
Mmtv hooyo Allah ayaa inaga bakhtii inshallah nafta kala fogaada Allah samir ha na siiyo anaga iyo Islam ka waa qadar Allah dhibkaa ilaahay ha inoogu badalo wax ka khayr badan inshallah
@fathianour855
2 жыл бұрын
Subhanallah waa dulmiga waxa lagayaaba iney sakada bini hatoobadkendo hargaysa allah usahlo
@user-cf4eu7il1h
2 жыл бұрын
الله يسعدكم يا رب🙏🙏🙏🙏🙏🥲🥲🥲❤️❤️
@Hoyopodcasy
2 жыл бұрын
Allahu akbar my city center 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@guledmaxamed2529
2 жыл бұрын
ALe Haw Gargaaro Waa Masiibo Wayn
@qadracamir7374
2 жыл бұрын
Aamin yarabi Aamin 🤲
@odayfaranbiyorka6323
2 жыл бұрын
Illahow adin gargaaro waa maalin ramadaane
@faatimaahmed4412
2 жыл бұрын
subxan Allah Amar Alle weye ilahay irsaaqad khayr qaba haw gu bedelo aaamiin yaarabi
@abdimuhumed8411
2 жыл бұрын
Walaa xawla waa quwataa ilaa bilaaq ilaahay ha ugargaro ilaahay badal khayr qaba ayaan ilaahay u waydiinyaa allahuma amiin
@muscabck3748
2 жыл бұрын
Wlal alle Ha ku Karaameeyo 💔🙏😰
@ramloabukar6530
2 жыл бұрын
Inaalililaah wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay wa
@sahracabdi5700
2 жыл бұрын
Stay strong hargaisa😭 💪
@asmacabdi2263
2 жыл бұрын
الله أكبر يالله بردا وسلاما
@samarhasanmohamed2820
2 жыл бұрын
wa mucjiso wlhi masakenta alaha uyasiro
@niamaalijama2485
2 жыл бұрын
Allow ada Wax bakhtiye naga dami dabka
@mba6164
2 жыл бұрын
Umad badan ayaa hantidooda kuwayday hadii ayna naftooda kuwaayinba. Ilaahay ha Amaansado.
@adoonkiialle1571
2 жыл бұрын
Adeeqsigii wayna ee naxariistiisii baladhnayd unpa waxka qabab kara dawladuhu haday isku imadan Wlhi wax tariimayaan Allaw wdna Aragta ee roob io gurmad nagu tageer
@shamsaabdirahim4114
2 жыл бұрын
Illhey haka qaboojiyo
@abdirahmankawir5839
2 жыл бұрын
Bismillah salaamaat
@safaanuur8419
2 жыл бұрын
Dab nuucaan ah weligey ma arag 😪😪 omg allah u gar gaaro reer hargeysa
@fadumoomar1959
2 жыл бұрын
Inaalillaahi wainas ilayhi rasjicuum
@fardowsaabdi6723
2 жыл бұрын
Muqdisho ayad dhahi jiirten ha olosho illahay aya ni arkayay digashadi ad ku digan jiirten
@layladheman6534
2 жыл бұрын
Alla musiibo umadeedba dhacday ilaahayow uu gargaar 😭😭😭😭
@mahamedibrahim6569
2 жыл бұрын
Subxan alaaah
@tasfayehomerchigma1822
2 жыл бұрын
Nice and good reporter ..be safe..
@abdirahmanhassan6903
2 жыл бұрын
Somaali abaar dadki masakiinta oo waxey cunaan hasanin sicir barbar dadki masakiinta laraafay hantidoodi laga reertay kofur qaraxeeda lagu farxiyo reerkofur 30 digasho. dabka waa kasexan la nahay waa idinla murgeeyna digashada kofur iska daya oo usu naxariista .
@modaahir3401
2 жыл бұрын
Mnzha Allah mxmd cabdi halyey qaran
@habibadab5545
2 жыл бұрын
ياا رحمة
@nimcoayaan3547
2 жыл бұрын
Allaahu akbar illahow ugargaar umadaada yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@maymunhassan9727
2 жыл бұрын
Subaxaana laah 😱😱😱😱😱
@nimcojama8842
2 жыл бұрын
آنا لله وانا اليه راجعون اللهم اجرنا في مصيبتنا
@sihamahmed2338
2 жыл бұрын
yaa rabi ka dami awoodada ku dami awood Malahine
@sahromohamed4375
2 жыл бұрын
Ilahay halonoqdo Subhanala
@degannimco1451
2 жыл бұрын
Ilaahay badal kheir qaba howgu badalo umada
@asmabilan7535
2 жыл бұрын
Salaamaat ilaahoow culeydka ks qaad
@yurub5288
2 жыл бұрын
Ilahay haydin gargaaro waa habeen khayr qaba
@muhiimabarre1957
2 жыл бұрын
Allah yaan laga fogaan. Nimco kasta oo ku siiyo waa loo mahadnaqa.
@abdirahmanabdinasir8437
2 жыл бұрын
ilahy ha u gargaaro wllaheen 😭😭
@zamzambintukhalif6616
2 жыл бұрын
Illahay kuwa zamra ayuu la jiraaa😥 Wlayaaal wlhi cwa masiiibo ayaa inagu dhacday illhay xagiiza haloo dhowado illhow awodada ku dami yaa rabi Wlhi walalehen dhibka wan la dareemayna waxbase uma qaban karno 🤲🤲🤲
@hajiahajiali4188
2 жыл бұрын
Ina lillah wa ina ileyhi rajacun
@amishohared5637
2 жыл бұрын
allahu akbar
@hawaumar8242
2 жыл бұрын
Subxaan allaah illaahow ugargaar umada
@souadsiman_official9559
2 жыл бұрын
Allah uu gargar umadada yaa raabi
@ifrahadan2945
2 жыл бұрын
Subxanalah subxanalah Allah habadbaadiyo
@sucaadmaxamed8312
2 жыл бұрын
Caajib weye
@averyj5446
2 жыл бұрын
Walaal qiiqan maask inaad ka xidhato weeye hadii kale cancer baad ka qaadi, sambabada uma fiicna
Пікірлер: 315