Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going
@AshaAbdi-rd8fy
29 күн бұрын
Maashallah ❤😮. INSHALLAH KHAIR.
@user-pt1nb9us8i
29 күн бұрын
Ascwrwb Walaal taar tv waan dhegaystaa Laakiin waxa madax xanuun leh sawirada Aad bood boodsiinayso waxan ku odhan lahaa salka u dhig.
@user-tu5nm1id6v
28 күн бұрын
S/land guul Guul Guul is
@danabguuled5491
29 күн бұрын
Maxamuud xaashi wuxuu ka mid yahay Qara dumiska
@Halgame334
29 күн бұрын
SHACAB IL BAXA HEEGAN CULUS IYO DABAAL DEG QOFKASTAA SIRDOON HA AHAADDO
@Halgame334
29 күн бұрын
RER SANAAG HUWANTA MEEL HA SARANN BARKAD 100 KA DILA DHULKA HA FADHIISTAANE
@dulmar9139
29 күн бұрын
Ina xaashi af adakaa maysagaa kii hali lahaaba ah Waakii isqarin lahaaye
@sidiiqmaxamed-pg6nm
29 күн бұрын
Taar TV guul Somaliland 💚🤍♥️💪
@jamalskp7280
29 күн бұрын
INA XAASHI IYO XIRSI WAA MAXISHOODAYAAL INDHO ADAG WAA DANAYSTAYAAL WALI WAY HADLAYAAN SHAME ON DALKAN UMA QALANTAAN
@roodacawad13
29 күн бұрын
Ha adkaato 18 may ha jirto ha waarto❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yy8jw1pr7b
29 күн бұрын
Happy. 18May. Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rq5yu9oo1f
29 күн бұрын
24 magala aya dhunbhntee laga haysta ,,may so Cesha daan
@faqashdhangax4884
29 күн бұрын
Tab uyo xeeladle ilkacase sii saaya waa mujaahude
@AhmedBarre-lz3fn
29 күн бұрын
Maxamuud xaashi isaguba intuu xukumadii hore kamid ah ahaa haduu caqli ku jiro hawadaba ma dhaaf saden shilimo buurtana kamid buu ahaa intii jabhada saartay isma se odhan waa lagu agyahay
@Samiya-tk3ud
29 күн бұрын
Masha Allah Somaliland iyo taar media tv happy 18 may walal🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@user-gr4dz7ku4j
28 күн бұрын
halaisku arko ceeri gaabo hadalkeeda ayaaba batayi e
@Halgame334
29 күн бұрын
XUSBIGA KAAH HAL CODA YAAN LASIIN NINKA GUUD AHAAN GOBALADA GALBEED NIN KA HAWADII SL GATAYY AYAA HADLAYA
@user-zj2pz6kx9v
28 күн бұрын
❤❤❤
@ahmedismail201
29 күн бұрын
Ina Xaashi waa Tuug indho adag. Waa in dhagax lagu dila.
@abiiboladjama1659
29 күн бұрын
Daamer hansaarahy dhuisadiisu maxy iyeelaysaa huwantu waasidasi ookle uundee ha iska ciyaaran nacabku awr kiraalaayashu ceerigaabo cawaaba xaflada 18my ee ka dhacdey huwantii qalbada Ayey jabisay wlee
@user-nu2pe1go3s
29 күн бұрын
Ma waxaiskeyiihiin cod aad heshan weligodba may hanbalyayn jirine😂😂
@soleimanfarah12
29 күн бұрын
Mohamed hashi waa tug kasokale in warkiisaba also hadqado ma aha
Ina xaazhi wuu fashilmay dimiqraadiyadana isagaa lumiyay
@MaryanRuun-vk7pq
29 күн бұрын
Kkkkkk
@sucadsharbaale244
29 күн бұрын
Ina xaashi waa in isaga lala xisaabtamo maroodigu takarta saan ma arko ee ka kale ta saaran buu arka rag badan alaa xisaabin
@Afguduud
28 күн бұрын
War wuxu war xumaa nin huwana Oo Meel Marayay kulahaa😂
@user-uy2ir1vh2v
29 күн бұрын
Xaashi wa tooga hawada Somaliland inu hadla ma aha
@abdullahabi3362
29 күн бұрын
Maxamud xaashi iyo xirsi midna codka heli maayo habarjeclo.Maxamuud xaashi markuu leeyahay muuse bixii waa loo kordhiyey maxuu u sheege waayey in madaxweyneyaashii hore loo kordhiyey
Waaka jabhada Gacan libax waxa ka masuul ah Ciro neef , Xersi Xaraami iyo Mohamoud Hashi oo ah tuug caam ka ah idinkaa waaka wada waakse la idinka shaqayn ee doorashadu ha dhamaado inshallah.
@cabdilaahicali1333
29 күн бұрын
O ciro iyo xirsi dabaldega ma imanaya
@dayroday8133
29 күн бұрын
Xabsi deer ayaa kuu yaal hadi aad damiir leedahay maad hada sheen oo waad isqarin lahayd.
@xuseenaskar4640
28 күн бұрын
Laga roone xaashi madaxtinimada wadanka ma hunguri baa kaga jira Shaashi waa nin dabadiisa la xishoon waayaye ma af baad la xishoon waa laga roone ilaa sharaf ah.. shaqadijsu waddamada gaaladay taale dal muslim ah haka raadin
@cismaanafgaab3018
29 күн бұрын
Kkkk tab iyo xeeled beryaba la buunbuuni mid kale oo barlaawe ah
Wariye ka qabyalad badan man arag waxad noo amanysa maxamud xashi oo tug tuug dhal ah oo cunay Airport kii hargisa adiga isaguba nijas badtihn
@mawlidaxmed4552
29 күн бұрын
Taar
@kawsaribrahim5517
29 күн бұрын
Guul Somaliland inaxashi waa faqash waa cadowga gudah waa ixtisaam waa tuug warajiya Ari porkii qarank ma isag waxa ka shagi kar muuse biixi huwant oo haban iyo malin ka hadalayo miyaaney ahey ku Wii his own town gabasadey ee laayaey his own family islayaab inaxashi iyo xirsi Happy 18May to all Somaliland ta xalaash ha not xashi iyo team ixtisaam
@jamalibrahim2472
28 күн бұрын
Tuugina xaashi
@qorilugudchannel155
29 күн бұрын
Burco rasaas baa is qabatay
@jamalskp7280
29 күн бұрын
Hhhhhhh WAA AAKHIR SAMAAN HABARYOONIS IYO HABARJECLO AYAA CEERIGAABO KA AH LAAGAABYO WAA ADUUNYO GADOON
@khadijac9841
29 күн бұрын
😂😂😂😂
@halimadirie5301
28 күн бұрын
Iyagaa is baday in wax walba lagula soo dhaco
@user-gr4dz7ku4j
28 күн бұрын
goblka sanaag hadayi ka qaadi karayaan isaaqa dega waxa loogu yeedho harti dee haka qaadaan
@keyseamare8658
29 күн бұрын
Ina Aadan Dirir, bal soo daa
@CalimaxamedAxmed-hz8iu
28 күн бұрын
Ina xaashi tuugii qaranka khiyaamay...kkkkkkkk
@Umo580
29 күн бұрын
🤣🤣🤣 TAW XIIDKA MAROMIAA LOSODEJIYEY MISE DAD BAALOSODEJIYEY. WAY KUGABADAN REER ABAARSO LAAN
@abdirahmanmohamud1635
29 күн бұрын
🤣🤣🤣🇮🇷🇮🇷🇮🇷🤣🤣🤣waar dhulbahante faanweynaa mise cabdi madoobe iyo argagaxisada ay wataan ayaa been.usheegay
Пікірлер: 75