Madaxda Somaliand waji kale ha uvyeelaan arinta laascaanood aduunkana ha u cadeeyaan in argagaxiso soo gashay gobolka kuwaas oo halia ku ah nabada gobolka geeska
@ilhamdahir9915
Жыл бұрын
Somaliya maqaraxuun bayi ku jiri Subxanallah nasri khayir qaba Allah ha soo dedejiyo
@qurbaawis642
Жыл бұрын
Emirate iyo reer galbeed wacad ma laha ee yaan Rushka iyo china laysku dirin
walaahi imaaraad waa ey ee berbera ayuu ka guurayaa daayeer imaaraad ma carab asal bay ismoodeen ururiska waxay yihiin la oqoon ee aanu sadaqada siijinray Dir baa sadaqda siinjiray imaaraad maska iyo mansaday cunijireen dhawaana sidii bay ku noqonayaan shidaalkaa u been sheegay
@madashawanaga6577
Жыл бұрын
Somaliland wa inay ku mudahradan qaramada midoobaay kuwa lacagta leh uuun bay u shaqysa waxay u sheegan maqashaa somaliland gardaro ku hayaan qaramada midoobay horta dunida maxay u taaran wa qoom lacag ku cuna marka meel la isku layaee wax soo kordhiyen ama xal ay keeneen yaa arkay weligooda mushkilad qudha xalileen xagee lagu arkay markankana madama somalia isku dubo ritay isaga amarka siiya kuwaan baan isleyahay ma waxa la arkay wadan la leyahay dadkiisi ha ka baxan walidi aduunka weye iyaga iminka wadamdooda hadii la soo galo ma inanu nidhahna ka baxa goobaha dalkooda ka tirsan walahay aduunkan wuxu noqday aduun duliyiin ka taliyan maxadawayne muuse haday isu keen walan soo deji kuwo kale meesha sidan wa waliye gardaro aan geed loogu gaban inanu u amusnona maha waa inanu muujina cadho wayn oo anu ku diidanay waxas
Waxa la ogyahay in Jabuuti Khaliishka Carbeed & Jabuuti lafa timreed isku tuureen
@albaaniali7387
Жыл бұрын
Nacdal weeyaan imaaraadku waxay uga socdaan in inshidaalka somaliland ayay ka xuntahay
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
hooyadood bay ka ursadeen ee nahyaan waa usurus adoontii reer qureesheed oo carab sheegtay waa dadkii aanu sadaqada siinjiray haday qusheesh yihiin may sadaqada diidaan? walaahi inta berbera taal baa waayasaan hadaa somaliland kabaha u baalasaynweydaan yaa qaayimiin Imaaraad
@samirr546
Жыл бұрын
Waan ka xumahay caruurta aan cidiba wax u sheegin ee sida xoolaha isaga daaqaya ee wixii bidhaamaba ku ciyaaraya . Hadii la ogaaday in wadanka miino ku xabaalantahay sow may ahayn in caruuraha laga wacyi geliyo Dadka waawayn iyo caruurta waxay garanayaan uun Haybtooda iyo magacyadooda!!!!!!
@umalkhyremohamed5308
Жыл бұрын
WAA HUUWAANTI DAROOD OO JAALAFO WAADA ADUNKANA TUSEEYSA INNE AYAAGA LAA LAAYNAAYO FILM DAROOD WEEYNAA QAAINIIN HUUWAAN AL SHABAAB DAROOOD🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaanlefaaraxcali7972
Жыл бұрын
Hoyadiin anagqH wasna imaraadkow iska hadlayaan waar somaliland dhulkeeda kasoo bixi mayse naacda meelaha la aada
@user-tm1ms1sz3i
Жыл бұрын
Wasn't.ka.xumahay.caruurta.loo.dhigay.miinada
@geeljire1658
Жыл бұрын
Dowlada soomaaliland Ku lahaa kkkkkkk.
@jaamacfaatax8419
Жыл бұрын
Meeshu waa ceel lahelay
@maxamedabwaan2673
Жыл бұрын
GARAADU INTAY MAQANYIHIIN LASCANOD HALA QABTO
@AliMohamed-jn1hw
Жыл бұрын
Mino ma ahayn ee wuxuu ahaa Madfac aysoo tuureen amisom oon qarxin
@Deeqa-wb1el
Ай бұрын
😂❤🎉😢😮😅😊
@jamalskp7280
Жыл бұрын
Ka waran qaramada nidoobay dagaalka suudaan way kala taageeraysaa wax qarmo modoobay la yodhaa ma jirto waa maraykan
@daahirjimcaale-mz9xo
Жыл бұрын
Daahir jimcaale dgegataag. 1.0. Imaaraadka waa in laga saaraa somaliland. 2.0. Dekedda berbera waa in laga wareejiyaa waxba kama jiraan heshiiskii ay beenta ahaa. 3.0. Haddaba waa tabtii djbouti ay ku sameeyeen iyagoo isku dayey inay dalka iyo dekeddaba xukumaan. 4.0. Ninmankan UAE waxa ku shaqaysta dawladda ingiriiska. 5.0. Haddaba waa in sida u dhaqsaha badan looga eeyaa somaliland. 6.0. Heshiiskaasina waxba kama jiraan. 7.0. Hadalka ka soo yeedhay wuxuu sheegayaa inay UAE inoo talliyaan. 8.0. Dabinkaasi jiirka waxa inoo dhigay siiraanyo. 9.0. Waxa yaableh isagoo ka degay xilkii ayey dekedda ku wareejisey amina weris is sacad cali shire af khaliya. 10.0. Waxan kaabay aamina weris iyo sacad cali shire( sacad barmuudda) dekedda iyo wareejinteeda. Nimankan waxa ku shaqaysta ingiriiska. 11.0. Dekedaha africa way dhacaan wayna khiyameeyaan. 12.0. tuugtan waa in laga saaraa dalka iyo dekeddaba. Weligeedba carab lagama faaiido. Waa tuug ku shaqaysto ingiriisku.
Пікірлер: 61