Thank you so much Taar T. V. You are the best Newscaster who has won the hearts of many a listener. God bless you.
@fouzeyahyousef3082
2 жыл бұрын
WAA ICTIRAF RAADI 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@arawelo4324
2 жыл бұрын
waxan la hadlaya ragga somaliland amba bari ka so jeed ama galbeed kuligeen duli ayad tihiin waayo maalin walba ethiopia ayaydu u dirtaan one milyan dollar markaasa oo qaad ah hooyooyinkiinina biyo la'i ayay ku nool yihiin markaas ku dawashinaysaa nin ba u jawaabay
@calmingnaturevids8704
2 жыл бұрын
Warunta wll caqligooda foorora
@engosmanabdilahiali5056
2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Xildhibaan guruuje, waa xildhibaan qaran. Haddaba xildhibaanka qarankuna waxa loo baahanyahay inaanu qaranka wixii laga qabanayo inuu ku hambalyeeyo loomana baahna inuu wax ka sheego meel wax laga qabanayo. Waa arrin aan xildhibaan looga fadhiyin.
Ceelkii durdurka ahaa ee caynaba meeyay miyuu qalalay maxaad ku falaysaan riiga
@nuurhassannuur4643
2 жыл бұрын
Guruje wu ku saxsan yahay inu biyo u radiyo dadkisa oo Ina warancade hore u gabay cali marexana wu ku sax yahay inu caynabo biyo radiyo. hadalkasina Muse ayu u yala inu ka jawabo.
@abdullahinur5327
2 жыл бұрын
There is water in caynabo zone but not in Hargeisa regions. I'm not only saying but enough education in earth science .at same may same subclan with guruje but doent mean agree every thing he says as most somalinaders
@suadahmedismail439
2 жыл бұрын
Subxanallah xildhibanadu ha iska daayan markasta hadalka ay la soo tagan yihin war bahinta ay qabtan howshi loo direy ay uu dhaarten
@ahlanhussien
2 жыл бұрын
Waa run wuu khaldamay lakiin raaligi bui ka bixiyay waynu qaadanay raaligelinta
@samatarcabdi5842
2 жыл бұрын
Waar niman yahaw maxaa idinkaa qaldan gureeje ma qof caadiya ayaad uhaystaan isagoo marka horeba cilaaj ahaa ayaa dakharkii madaxa kaga dhacayna uu wax usii dhimay bal ufiirsada ninkaasi markuu hadlaayo indhihiisa ninku waa dawakh caadiya
@hassansomali6337
2 жыл бұрын
War dadka cayda ka daaya somaliya aduunko dhan ayaa aqoonsan ,waxa aan la aqoonin waa falaagada hargaysa fadhida ee aan cidna aqoonsan,marka wasiirkan aan cidna aqoonsan aduunko marka u somaliya dowlad la aqoonsan yahay kama jirto leeyahay wuu ini cayaya caqli ma lihidin buu inigu leeyahay..Walee stupid/land cay kama waantowdo 😁😁😁
Пікірлер: 30