waabilaabad adeer hadaanuukudhawaaqeyen I soomaaliland tahey dal badayadu bikaashmaaha jidadladhido iyo waxaas anagu kaarnagumahayaan
@nuurnuuraan8624
2 күн бұрын
Dhiig wanaga diyaar Xassan sheekh
@user-kn4fh5gn5y
3 күн бұрын
Maxaas baad bilowday taartv is jir
@CamuudAwed
3 күн бұрын
Dee ninyohow hadalkaagu waa can dhaban yahay e waa sidee Ethiopia uun baad sheegtay in dhan kawada yihiine maxaad Somaliland uga reebtay ilayn inagaba Masar iyo Soomalia naf inooma hayaan e ha hamran saaxiib hadalka na habadhayn Ee siduu yahay u sheeg
@hindaomar4265
2 күн бұрын
Cagjar layligii Muuse Biixi siiyey wuu saxay waayo Somaliland is kama hadasho 😂😂😂
@gelehildid4797
2 күн бұрын
MW.MUSTAFA CAGJAR TAGEERAY MOU EE ETHOPIA IYO S.LAND. SHACABKA S.LAND AYAA U HAMBALYEEY MW.CAGJAR. THANK YOU MADAXWEYNE
@user-km7uo7hm1o
3 күн бұрын
Kulmiye cidna mashiido shabab gadoodsan oo neceb xisbigaa horgalka cadowga gudaha ayaa ku mudaaharaaday WADANI NO VOTE INSHA ALLAAH
@dayroday8133
2 күн бұрын
GUDUUMIYAHA GUDIDA DOORASHOYINKA WAA IN SI DEGDEG AH XILKA LOOGA QAADA WAAYO MAHA QOF MAS UULA.
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
2 күн бұрын
Dr Abay Ahmed ali አፈቅርሃለሁ❤❤❤❤❤❤
@rashidahmed8794
2 күн бұрын
CANTARA BAQASH RADIO
@hnoor4361
2 күн бұрын
Masar waxay doonayaan in ay caasha badhidii somaliya
@horijoogmedia
3 күн бұрын
Cagjar dantiisa wuu yaqana inuu Ethopian yahay wuu og yahay, somaliland inaad caydo amba aad hees ku soo caydo arsaaq bad ka halaysa amba rayn rayn lkn inaad somalia amba jabuuti hees u soo qado cay ah amba aad caydo waxad kale kulamysa hanjabad iyo dagaal iyo tikoor marka somaliland waa janadii aduunka ee ha laga barakaysto waxbad noqonaysa 😊
@SuugaanSafaari
3 күн бұрын
Wax weydiin ogaal ka sheegnee
@badrayusuf417
2 күн бұрын
WWADANI alle idiinma tabeeyo
@caadildalmar2723
3 күн бұрын
❤❤❤
@maxamedabwaan2673
2 күн бұрын
Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican khilaaf iyo damaacina ka fog
Diiga inad dadisan wa dhaqnkina.Nafta dadku qiimoba malah xagiina!
@asmacabdi7102
2 күн бұрын
Midnimo dhiig ????!!!!
@noahD1636
3 күн бұрын
Dabcan ,Dabcan ereygan Dabacan muxuu yahay Dabcan
@marwoali6189
2 күн бұрын
BAAQ SOOMAALIYA WAXAA LAGU SOO FARUURAYAA BIYAHA WEBIGA NILE WARKAAS WAXUU KA SOO BAXAY XABAD MACAAN JECEL AH OO DHAGAX HOOSTII KU NOOL.😂😂😂😂 XASAN SH.HALA GAARSIIYO.😂
@bashe3051
2 күн бұрын
Xirsi gaab tuug imisa ayuu kusiyay! Stop your cheap propaganda! Everyone knows tactics of wadani like munafaq I mean wadani is faking young guys throw stones while it's their own safari ciyala suuq! Come on! I don't think it will work..for wadani. no way 😂
@Sasqwwgvtgg
2 күн бұрын
Guudi maahi nin daceefa ayaa xukuma.. muse waa murashax qayrki kaa mida
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
2 күн бұрын
Badhasaabkii Jigjiga (mr. Cagjar) kursigiisa ayuu u baqay! Itoobiya nin kaliya ayaa ka taliya aan cidina ka hor iman karin.
@Sasqwwgvtgg
2 күн бұрын
Waale waayab maa saldhig ayaay donayaan mise dakad bilasha xaalku waa kaa
Kan yari wuxuu ka mid yahay saxaafada la rusheeyay ee ololaha beenta ah ee etjiopia ayyaa bad la siinayaa nagu wareeriyay. Saxiib Ethiopia bad Somaliyi leedahay inta cirku u jiro ayyay u jirtaa. Muuse ayyaa ku ololaynayaa
@nuurnuuraan8624
2 күн бұрын
Huwaan kalkalye iska aamus
@anigaqudhayda4066
Күн бұрын
@@nuurnuuraan8624 kaba soo qaad inaan huwan kalkaaliyo. Adigu yaad kalkaalisaa? Aniga waa nin soomali ah muslim ah beri haduu walaashaa soo doono waa hubaal inaad siinayso. Laakiin xabashidan aad laabta ka jeclaatay ma siinaysaa walaashaa?
Пікірлер: 53