Taar TV waxaan u dhegaysan jiray inuu afsomaliga aad u yaqaan kuna xarfatamo oo dhexdhexaad u ah dadka reer Somaliland, laakiin waxa ka yar muuqata caawa inuu u xaglinayo xisbiga Kulmiye. Dadkii ku dhegaysan jiray kala badh baad iska eriday. Waar dhexdhexaadnimadaadii kusoo noqo sidaasi ayey daku kuugu soo noqonayaaye. Haddii kale waxaad noqonaysaa fulow guuli kuu dhawaydaa.
Biisinke iyo raabiiyow ee waaxad tiirin maa aba tiirba miise waa dhiir
@CabguCada
2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hnoor4361
Сағат бұрын
Waar qofku hadal badana warkiiba waa Ku nacsiinayaa
@hanadhanad9579
7 сағат бұрын
Munaafaq warye sheegta nacas iga dheh
@CashaCabdixasan
7 сағат бұрын
Dawlada Somali Land waxay Aqoonsatay
@SamsamSacid
7 сағат бұрын
❤😂😢🎉
@saynabmuuse-hi5zw
6 сағат бұрын
Yamyam iyo qadaad wayn😂😂
@abdikadiree6074
5 сағат бұрын
Kkk ninkii waalaa ee ritigu la buubay. Warkanoo kalaa lagaa rabaa intaad Bariga laascaanood aad rag aad marti u tahay oo majority ka ah s s iyo togdheer ku sheegayso
👎👎👎, inkastood caawa iska dhigtey nin iska maydhaya GEFkii aad kula kacdey MUJAAHIDIINTA talada dalka haya, KU QALOOCINTAN aad ku madoobeysey WADANI, haddaanu shicibkii nahay, U MA ARAGNO DHEX-DHEXAAD NIMO, waxaanu u aragnaa MUCAARIDOW SOO KORDHIYA IGU SHUBADA"""
@khadrayoonis9420
4 сағат бұрын
MUUSE MIDGAAN U SHEEGA WAX MOU OO DHACAAYA MA JIRO DADKII IYO DEGAANKII LA RABEY WAADIGA SOMALIA KU SOO QARSHAY EE U DHIIBAY QORTAYNA DAD IYO DEGAAN LA RIYGOODA IYO RABITAANKOODA LA IIBSAN KATO WALLAAHI WAAN DHAARTAY IN UU DHACAY WAX SAXEEX AH ILA AAD DADKII IYO DEGAAN KU SOO CELISO BARTOODDII ....
@hibaaq6184
3 сағат бұрын
Adigo ayo ah Amazon ciyalkay dhaleen😂😂😂😂
@waryamidiya3143
6 сағат бұрын
Hhhhhh buuhoodle miya loga jeeda? War dalka aan badbadino
Пікірлер: 51