Hashi Walaalkey Allah ha ku xafido meel kasto aad joogtid walaal 👑🤲🤲🤲
@fardowsaabdulle9001
2 жыл бұрын
Mansha Allaah👍🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🌹🌹🌹
@mohametbarre169
2 жыл бұрын
Fadlan map ahaan noogu muuji dhulka dagaalku kasocdo iyo halka la isku horgadhiyo
@user-iq6rl3vz8l
2 жыл бұрын
Qariidhadh = map
@farahjama1093
2 жыл бұрын
Waxay ila tahay reer galbeed ku in ay Af un hayaan yugren na ay san waxbo u qaban karin Mida kale cuqubadii dadkii reer jeejnia laga galay ee lagu xasuuqay ee aysan ka hadal Reer galbeed ku ayaa haysato ruushkuna Kuma ekaan doono yugreyn oo keliya wu Xuuna qab san doonaa dalalkii midawgii Soofiyeed ka ka mid ka ahaan jiray oo dhan Si uu u soo ceshado awoodii midawgii soofiyeed marka waxaan sug naabo waa Dalka ku xigi doono yigreyn Somaliya Ha guulaysato aamiin
@dhafoorqiiqahmed9529
2 жыл бұрын
Baltikum sea bey maraan dhuumaha shidaalka ee laxayiray mahan bada madoow
Ukraine 🇺🇦 dhamaan somalida dagan iyo dadka wadanka dagani xaashiyoow aad bay u qaxayaan, Bankiyada ayaa line loogu jiraa waxaan hada la hadley somali aan qaraabo nahay oo halkaasi caasimada dagan way qaxayaan, Gawaadhi la raacaa ma jiro sida Taxi 🚕 iyo baabuurta rakaabka ah, dhamaan caasimada dadku way ka yaacayaan Allah somalida ha ka badbaadiyo dhibaatada iyo rafaadka.
@user-iq6rl3vz8l
2 жыл бұрын
Saf = Line = laayn Taksi ✅
@mahamedahmed257
2 жыл бұрын
Iyagu ma sharci bey ilaaliyaan waxey ku dhaqmaan kaa xoog badni
@qaranyuusufcaliburmad8696
2 жыл бұрын
Ninna ma yeeleen in daabadaha NATO afka laga soo geliyo!!
@najiibabdi471
2 жыл бұрын
Jaajus ka armaajo maxad haysa
@baarcaddebaar5845
2 жыл бұрын
China asigana ha qabsado taiwan
@alihussein1432
2 жыл бұрын
Umadii Kala qeeb Santa sasbaa Udabeeyo anagay nagu soosocotaa Adii aan tashan oo dhisan dowld xoogan ee tan ku dhacady ukreen Cashar hanoonaqato
Пікірлер: 172