ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
@MrSultaan99
2 жыл бұрын
CABDIXAAFIDOOW WAXA AY RUUSHKA IYO UKRAINE/GALBEEDKU ISKU HAYAAN, WAA DHAQAALE, EE HALKAAN KA OGOOW XOGTAAN MUHIIMKA AH.👇 WHY RUSHIA INVANDING UKRAINE? kzitem.info/news/bejne/qpxsl5aXkHhleno
@asadcanjeex8332
2 жыл бұрын
Abti kenya anaa kadawanaa
@dawleyaree2001
2 жыл бұрын
Hggfs
@MrSultaan99
2 жыл бұрын
RUUSHKU DHAQAALE IYO GAASKA UU DHOOOFIYUU DIFAACANAYAA,, TAAS BUU DAGAALKA U GALAY, UKRAINE-NA WAXAY RABTAA INAY GAAS QODOTO OO AY RUUSHKA LA TARTANTO.
@umumuminchannel7460
2 жыл бұрын
From Canada ayn ka dawanaya wllo keep it up the great work
@Mohamed_Abdi-aziz
2 жыл бұрын
Nabigeena suuban aanu ku salino walalayaal. (Scw NNK)❤
SOOMAALIDA YURUB DEGAN ALLE HAYNA BAD BAADIYO AMIIN YAA RABBI ANIGU WAXAAN U BAQAYAA CARUURTA IYO UMULAHA YURUB INOO DEGAN ALLE NAGUMA KEENEE.AMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SuleeqaquruxChannel
2 жыл бұрын
Iyo dadka ubadka xanuunsan haysta alle ha ina badbaadiyo wllalkey
@@hanadabdinasir7283 ALLE HAYNA BARAKEEYO AMIIN YAA RABI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SuleeqaquruxChannel
2 жыл бұрын
@@hanadabdinasir7283 haaa habo
@reemali6728
2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم اصلح قلوب المسلمين في كل مكان يا رب العالمين
@falisali8326
2 жыл бұрын
Allaah ha idin gargaaro , dawladu ha u gargaarto dhalinyarada , jasallaahu kheir Abdixafiid
@khadraabdillahigouled5843
2 жыл бұрын
Ilaahoow Somalida ka soo badbaadi iyo intii muslima
@falisissahak
2 жыл бұрын
Asc Cabdixafidow hajabaan ukrayn waa xaasidiin Allaha noo soo bad baadsho dadkeena aad baan uga wal walaa wallahi eng qayr badan allaha ku siiyo Ukrayn waa cunsuriyiin umadan ku hoos nool oo ay sida xun ula dhaqmayaan ayey u jabayaan
Rusha Cuno qabateyn waxba ka tari mayso Alternative kale bu la iman waliba Xulafadiisa + China, India buu kaashan Waayo Rush mahan Iran, ama North Korea cuno qabateynta lagula diriro.
Asc. Soomaaliya odhanba. Inta naga maqan odhanba Allaha kasoo badbaadiyo meelay jiraanba. Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Dawladaha yurub iyo mareykan oo kuligoodba. Argagisada Taageeraan oduulaanka qaawan ku qaadeyn dalalkii muslimiinta odhanba Intey Awoodoodu. Aheyd. Kasoo Bilow /// Dalkii Afgaanistasn oy burbur xoogan ugeystayn caruur masaakiin iyo waayeelo Rag iyi dumar isugu jiraan ku barokiciyey dileyn laayeyn kumaanyaalo qof dagaalladii Dalka sacuudigu dhaqaalaha dalka Afgaanistasn ku bixiyeyn mareykankuba mamulayeyn 1979. Xilligii Ruushku BaB karmask shuciyida reer Afgaanistasn ninkaas Madexda ka aha dalka Afgaanistasn oy Ruuska Xilligaas Afgaanistasn ku ilaaliniyayn oy kula dagaalamayn mareykan iyo iyo sacuudiga iyo dadka gobolka wasiuristaan degoo Afgaanistasn iyagoo pakistasn labadaas dal ka wada Tirsanaayen oy gabaadh ka dhigtsyn sacuudi. Iyo mareykanba 2) dalka Ciraaq iyo Soomaaliya suuriya. Liibiya iyo yeman republic iyo Suudan iyo masaarida iyo dalka Turkigoo oo Iska difaacey iyo dalka lubnaan iyo Falastiin oy oy israaiil u Adeegsadeyn intaas odagaallo dad badan oy ku dhibaateeyan shacabka muslimiinta Ahaa caruurihii iyo waayalasii oy ku kaayeynba kama ay nixin maalin qura umana naxiirisan Ee omaxey Maanta unaxayaan reer galbeedka argagisada taageera.oo yurub iyi mareykan iyagaa israaiil a isugu jiraan odhaqanxumida badan galiyeyn Dunidan Masnta kusoo kordhiyeyn dalal badan a xoog ku heystaan maafiyada caalamkoo ingiriis iyo mareykan uhoreeyaan gaalladaas guneysidoinkaa ah dalka soomaaliya urabaan bililiqo iyo burburinta qaraninada dalka soomaaliya odhanba ujoigaanba xalane iyo Balidoogle iyo badda kismaayo jubbalaand iyo macdanta dalka soomaaliya oy Iska dhoofsadaan dhirtii dalka soomaaliya oy xaluufin xoog leh ugeystayn shacabka somaaliyeed iyo dawladooda omaxey Yukreyn uga baxeyn masnta iyo Nukliyeerka Ruushka ?? Miyeysan ogeynba xasadka iyo Cadaadiska iyo Xooga ay meelwalba masiinta ka itaal darsn oy reer galbeedku Awooda ugu Sheegtaan in Rabi ka gudayoo wixii ay Geystayn maafiyadaas Caalamku maba ogaa miyaa??)
@qadroali2268
2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabi
@aminamohamed6356
2 жыл бұрын
Ninkaani ma hadalkaygii buu maqlaayey kuwa finland jooga ee ruushka ah ayaaba gacamahs iyagoo bilaa huba nagu qabqabkara noo soo duceeya illaahay hsnaga qabtee waana cunsuriyiinta kuwa ugu waaween iyagaa meel walba fadhiya oo looga yaacay haday tahay dhaqaatiirtii caydhii meelihii shaqada oo dhan iyagaa looga wada yaacay yaa rabi naga qabo adaa awoodlee
@keysemaxamedhgi664
2 жыл бұрын
Finland Cadaankodu ma Orgiin Ruushba iyo Daladahaas Shuuciga ahaa Ee cunsuriyiinta AllahHaydiin sahlo Amina
@mohamudmohamud2534
2 жыл бұрын
We need more people like you Mr C/xafiid
@fadumomaxamed3489
2 жыл бұрын
Ale ha qabojiyo🤲🏻
@ahmedhussein1774
2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤❤🧡🧡
@duceysaneinahaji
2 жыл бұрын
Kenya Nairobi
@libaanchannel2552
2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@bezani
2 жыл бұрын
A/hafid iyo engineerka aad baad ugu mahadsantihiin warbixintiina. Tan kale waxaan rabay inaan idiin sheego inay foreign affairs-ka Somalia shalay ilaa doraad twiiterkeeda ku daabacday siday ku caawinayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran xuduudka, marka dawlada way ka hadashay arintan🙏
@safiahussein8047
2 жыл бұрын
Thank you very much
@hodanali7453
2 жыл бұрын
Masha allah wll alle ha inoo xafido dhaman todaba Somalia guul insha allah 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@badracabdiraxmaan2814
2 жыл бұрын
Masha llh c/xafid waankugu xidhany wll war sugan ayanka helna masha llh halka kawad
@abshirmohamed3527
2 жыл бұрын
Mashallah abdihafid Hore shaqa adag hysa
@hindaofficialchanel8893
2 жыл бұрын
Ilaahay hakala qaboojiyo
@abdihakiincllaahi2287
2 жыл бұрын
aad baad u mahad san thy c/xafid waxan jogaa somalia from b/dhere🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dowsinaxasan9173
2 жыл бұрын
Allah ha amaansado
@hassanfaliidh4583
2 жыл бұрын
Germay
@hibomahamoudegeh3789
2 жыл бұрын
Alle ha so dhaweyo cidi luntay amiin amiin
@edebsanaxmed4821
2 жыл бұрын
Illaahow badbaadi soomaalida Ukraine naga joogta iyo tan ruushka jogtaba dadkaas waa dad aad u xun OO xaasidiin ah transet ayaan ku maray anoo ilma wata sey noola dhaqmeen waligey ma iloobo
@0marabduahi62
2 жыл бұрын
Ku Soco boowe Abdixafid Howl Culus Baad U Heysaa Somali Alaha Kaa Ajarsiiyo god pless you🥰🥰
@rowdoahmed4884
2 жыл бұрын
Shukaran.walaal.🇸🇪🇸🇪🇸🇪
@hamdimahamed8953
2 жыл бұрын
Shaley buu hadley madaxwynaha waxaa uu yiri fom onlaanka ayuu ku jiraan ee baara 🇸🇴🇬🇧💯💯
@xareedoabdiabdi3503
2 жыл бұрын
Cabdi xaafid allah kuubarkeeyo walalkeey ajar allahkaasiiyo carabkagana allahkudaayo iyo caqligaga cafimaad allah kusiiyo daa Iman inshalaah CADA CADA inshallaah
putin.waa qof waalan ee armuu satelletka hawad dukheeyaan.
@HassanAli-ud9yg
2 жыл бұрын
Asc walale Germany haduu helay qaxootiga uu rabay in uu ku helo dhaqaale
@hanadahmed6810
2 жыл бұрын
From uk gaar ahaan London
@bachirhassan2532
2 жыл бұрын
Asc Cabadii Xfid Waxanajooka Djabuti?
@calimadeey7302
2 жыл бұрын
Yurub oo qaxooti ah inaa arkaa rabaa sabab too ah waqti badan ayey dhibteena soo abuubulen hadey ka dhax bilaabato waa ku farxeyna reer yurub oo qax ah carabaha iyo afrika iyagoo gul finaayo inaa ku aragno ruushka hoosha aad heyso waa hool aad ufiican horey ugu socda😁😁😁👍👍
@maxmuudcumar6814
2 жыл бұрын
Maxamuud cumar Borama
@mohamedmumin9720
2 жыл бұрын
Abdi xaafid aad ayaa u mahadsantahay shaqada quruxda badan aad u heyso bulshada somaliyeed dhalinta somaliyed dhibka alaha kadulqado
@kamalkhaldoun5949
2 жыл бұрын
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW. ALLE HAYNI BAD BAADIYO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alle ha ka soo samata bixiyo dadka soomaaliyeed iyo dhamaanba muslimiinta
@cabdiqanidayib3644
2 жыл бұрын
Safaradihi xilko gi waygaben run ahanti waa nasib daro
@hanamacalin1818
2 жыл бұрын
mnsha allah wllky iyo guud ahaan 10 qof oo aan grnaayo yaa hada poland jooga kana gudbay xadkaas
@aminad764
2 жыл бұрын
Watching from Australia 👋
@munahaji8716
2 жыл бұрын
ilaahey ha ka badbadiyo muslinka gar ahan soomaalida ku nool kuwa la layhay ilaahey ha sahlo
@patrioticnasriinahmed2353
2 жыл бұрын
Cabdixaafid mahadsanid adeer adiyo engineerka
@nonassaeed5281
2 жыл бұрын
Mogadisho
@khadraabokor3548
2 жыл бұрын
From Bristol Uk
@wiishyare5491
2 жыл бұрын
Allaha idinku nabad yeelo
@fikradkorodhso2591
2 жыл бұрын
Brit somali TV waa warbaahim muhiima lkn in badan bn kugu celcelinayaa dad dhexdhexaada wareyso
@せんぱいナラ
2 жыл бұрын
Waxaan ka daawanayaa dalka talyaaniga umada soomaalita allaha ugargaaro allaha soo uruuriyo inta la la sanyahey
@ayaanbilan2251
2 жыл бұрын
Eng waa garanayaa Deutschland si fiican
@saadabandjir2070
2 жыл бұрын
Madaxda somalia kurasi ayey ku murmayane e somalida yurubta jogta haku madaharadane safaradahoda
@abdinurfarah
2 жыл бұрын
ASC abdixafid waan idin salaamayaa adiga iyo engineer ka magacaygu waa abdinur ali FARAH dagan USA gobalka texas waxan weydin laha engineer ka ruush haduu adeegsado Bom 💣 nukleer ah miyuu ka bad baadayaaa reer yurub waayo inta aan ognahay nuklayr wey haystaan sida French iyo UK marka soo lama dhihi karo waa leeysku bawda qaawinayaaye nina dhiigi ma tilaabo oo haduu rido isna waa lagu ridin
@abdullahialimire4438
2 жыл бұрын
Weliba 36 Airlines laga mamnucay hawada Russia breaking news
@bachirhassan2532
2 жыл бұрын
Masha Allah Guull Ruushaka?
@canabcumar2158
2 жыл бұрын
Scwwb Waxaan allaha awooda sare unga baryaynaa in allah ka badadiyo Waxaan oran laha gaat ahaan Somalida in la gaaray wakhtigii aan bismillah oran lahayn dhulkeeni una so jeedsano iş kaashi iyo walaalnimo. Waxa allah nagu galadayay dhul hodana balse dadkayaga o hurda. Kına mashquul ah qabiil iyo qudhun aan mela lagu gadho Time to wake up
Пікірлер: 338