Mw Farmajo Waa la Afgambiyay Xalane ayaa laga Afgambiyay camiil ayey kesaden
@AdanCabdi-gp4md
Ай бұрын
Faramaajo ayaa ciidan dhisikara
@aarkayoung5398
Ай бұрын
Ilaah Hana dhaafiyo xasan gurguurte
@hawayassin7172
Ай бұрын
Farmajo in dorashadi dhawan ee madaxweyne in u waayo ,waxa la ogaaday in u daacad madax weyne qaran jecel yahay ,insha allah dorashadan so socota rajo wanaagsan . Xasan sheikh wa la ogaday in dalki babi'iyey cidanki qaranka lumiyey ,beentiisi iyo dalki u kharibay wbt.
@KumiyeMaxaed
Ай бұрын
❤❤❤❤macalin
@hassanabdibashar2169
Ай бұрын
Hagaag waxan ku taalinlaha in ciidamada africa lasaro aay shacabku unba sarikara iyo xerada xalanle xidhaban odhan laaha
@Yusuf-se9us
Ай бұрын
Madaxwayne Xaraash qaran
@yusufabdimohamed3101
Ай бұрын
Silka Hoyada harash fucking darood
@Amir-Muse
Ай бұрын
Magac fiican iga dheh🤣
@SOMALBLOGGER
Ай бұрын
Jahwareer Ayaa Dalka Haysta
@mustafabdulle5423
Ай бұрын
😢
@omaradan6322
Ай бұрын
Qabyaladii oo qofa
@hananihanani7576
Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير لا تنسى نعمة اللله وقال تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين
@yusufahmed6987
Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@hananihanani7576
Ай бұрын
Shaydaanka gumaadaya caruurta iyo hawenka haddana nafla'aantoida mawuxuu eedaynaya qadar
Borther please I feel you against President Hassan shaikh Muhammad but the times is hard So all Somalialy peoples we must stand up with government of Somalia 🇸🇴
QABYALEYSTE WEYN BA TAHY. FARMAAJO aqira waxna kuma tarayo
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
Adigaa maa xawayaanka qabuuraha faaganayo ayaad taageero u tahay,nacalad kugu dhacdaye, xoolahaan meesha fadhiya miyaad ku taageerasaay sida uu wax u wado Ina Gurguurte qabiil ayaa madaxa kaa haysto, Hawiye SI loo hogaamiye ma garanayo, sidaa wax loo dumiyo ayuu garanayaa, waa axmaq aan garanayno hogaamin, umaba aydan dhalan hogaamin,shaqaale ayaad waligii ahaayeen,meeshaas ayaad ku fiicacnaydeen.
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
Hawiyoow maanta Muuuuuuuuqdisho baahi ayaa ka jirta,waliba waxaa ugu daran Kuwii 1991 kii ka Soo guuray Dhuusamareeb iyo Kuraceel,markii laga saaray dhulkii ay xaaraanta ku qabsadeen,maxaa qaylada u bilaabteen, hadda adinkaa mar labada dhexdiinna is dagaalamo doontaan, dagaalka idinka dhex dhici doona annaku Kuma faraxsanin,laakiin waa idin daawan doonnà,waayo in LA idiin taliyo ma rabaan adinkuna isuma talin kartaana,Somalina uma talin kartaana,bilaa caqli,Aryaa Xaan cunaa ayaad dhaafi la'a a dihiin, waa kaa Xasan Gurguurte maalin waliba cisbitaalada xaraashayo, uskag ayaad tihiin,Somalinimada in la idiinka baxo ayaa soo dhow.
@bmgmohamed4289
Ай бұрын
Markii laxiro natanayaahu then Putin ha lahadlaano
@aichadjibril4179
Ай бұрын
WAA KOW PM ISRAIL OO SHEEGAY INEY XAMAAS SIDAN OO KALEE U SEEN MOODEEN.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
Ай бұрын
Akh akh aqash
@abdiqanihuseen1414
Ай бұрын
Aad oo weyn brother dadka somaaliyeed in ciidan la dexshigo waa wax ceeb inagu ah runtii yaaaaaaaaab
@siciidhassan9533
Ай бұрын
Qabyaaladii ku qaaday kumadhigto huuraale
@adoonaleadoonale
Ай бұрын
Madaxweyne xasan shiiq iyo dawlada dhibaatada ay latacaalayaan xalkana loola,yahey ee ay itoobiya kuhamineydo qaadashada bada iyo bariga somaliya soomaahan fal uu farmaajo bilaabey ?
NINKANI AMA HALAGU KACOO OO DHALIN YARADU AYAGOON QABIIL EEGEYN GACMAHA HA IS QABSADAAN OO HAKA HOOR IYMAADEEN MADAX KU SHEEGANI DOORSONKA AH.MAXAA DUL DHIGAY IYO SII DAWASHOO DHIBAATEED OO WADANKA KA JIIRA.
@abdimusefidow615
Ай бұрын
Dadka somaalidu waa wada abaar sadeen
@AhmedDaud-fd6vn
Ай бұрын
Thanks to Xasan Gurguurte qabuuro faago.
@Amir-Muse
Ай бұрын
@@AhmedDaud-fd6vn🤣🤣
@aichadjibril4179
Ай бұрын
BAL EEG SIDU UKALA XADAYO CARAABTA MASSIIBADU NETANIYAHU.WUU IS CUUNAY DULIGU.
@midnimo.jaceyl23
Ай бұрын
Dal ba oow ya kuleh,,,,waa nasiib dare
@bmgmohamed4289
Ай бұрын
Ciidan jabuuto wax uu reer baladweyne u tara iskaba daayee qabiilada degan yey labo labo isigu diri jireen
@adoonaleadoonale
Ай бұрын
Maxkamad waa in lasootaagaa ninkaan KZitemr kaa
@abobasement346
Ай бұрын
xasan moryan iyo villa family hadan lagah turin kursigah waxad ku danbayn in oromoh idin ku xukuntoh xamar xasan moryan waxaa ben u shegay ismacil horor
@saidohassan8376
Ай бұрын
cudur layiraa xassan shiikh baa kugu dhacay
@user-rk6mc6qh6x
Ай бұрын
Masha alaha xasan wa nin yaqan maslaxada wadanka maxaa yeelay wadamada caalamka ee hore maray waxay yaqanin maslaxdood
@hawayassin7172
Ай бұрын
Stop tageeri qabiil Noqo mid qaran dhisa
@siyaamaxmed7453
Ай бұрын
ninkan waa dhagasan jiiray lakiin wuxu isku dadayaa inu dad gara duro waa tageerasha farmajo reer ahanta ku tageera
@farhiaali3873
Ай бұрын
Shame on you ma runta ayaad diyesaa aniga ma qabiilkiisa
@abdulahiomar9816
Ай бұрын
Farmajo al shabab ayuu ah
@yusufabdimohamed3101
Ай бұрын
Beenale wallaahi
@Marwaanmahamud
Ай бұрын
Farmaajo tuug buu ahaa waana lafahmay😂😂😂😂
@ZakariyeMohamed-i8z
Ай бұрын
Damiir laawe
@ZakariyeMohamed-i8z
Ай бұрын
Ciidanka waxa uu udhisay in ciidanka ajinabiga wadanka laga saaro si lacagta badan ey qaadanayan loo siiyo ciidanka somaliya
Waan ogahay waxaad leedahay dhul badan la xoreeye lakn waa been waxas ma xureysmayaan adigoon ajinabina wadanka Kama celin kartid adigoon dhisanin ciidan aad u tira badan Oo dagal walba gali kara meel walbana lageyn karo 30 000 la dhisay aaway inten ka baxeen wa la laaye yaan lagu qaldin marka
Пікірлер: 111