Asc wll waa hub ay adeeg san Karin cadawgooda side yahuuda lacagta baa laga guranayaa markii ay u istic Malayalam yahuuuda waa lag xirayaa waxaan lagu hesanayaa afduuub wcs wll mashaallah
@ahmedismaciel5465
15 сағат бұрын
MARAYKANKU DAL. ISLAAM SIIN MAAYO. HUB TAYSLEH
@raaxow4289
16 сағат бұрын
Cawa anigA AYAA ugu horeya
@OsmanIbrahim-b5t
13 сағат бұрын
Scw scw scw
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
16 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤
@ahmedismaciel5465
15 сағат бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufahmed6987
11 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@RafcaPerdise-qo8bx
16 сағат бұрын
Carabta meey iska daayaan hubka reer galbeedka waayo waxa eey ka iibinaayaan waa magac-uyeel oo asli ma ahan waxaa u wanaagsaneeyd ineey bartaan hadana sameeystaan.
@cabduqadirnuur6613
15 сағат бұрын
Assalamualaikum caleykum
@Cabdiqaadircali-m5o
13 сағат бұрын
😮😮😮
@CaliMaxamuud-l3h
16 сағат бұрын
Igadaa Warkooda Wadamada Siqiiray Ee Noqday Lahaystayaasha Waxaa Idhibaysa In Iyagoo Lahaystayaala Hadana Loo Adeegsado Dhibaataynta Muslimiinta
@adansuleyman7495
13 сағат бұрын
Iga gaarsii
@AzadJigjiga
16 сағат бұрын
Hubka reergalbeedku ka iibinayaan wadamada carbeed ama guud ahaan wadamada islaamka waa darajada labaad ama latayo ma.aha kuwa isrl
@gorodaxmed7762
16 сағат бұрын
Csw.csw csw❤❤❤
@alijama6723
16 сағат бұрын
Sucuudiga iyo carabta warar kooda inagaba daa waayo xilgan cimri iyo wax Waxla cuno iyo dad caqli leh oo halkay ku yaalaan ama waxa dad kooda haystaa haystaan sidaa uma fekereen wax baa siya xaalku waa iska soo bixi doonaa sidan hadii wax u so daan
@CaliMaxamuud-l3h
16 сағат бұрын
Waxaa Isqabanla Maraykanoo Cadaystay Cadaawada Muslimiinta Oo La Arkayo Xasuuqa Socda Maalinwalba Lagu Duulayo Dal Iyo Dad Carbeed Inlagu Caawiyo Maraykan Iyo Yuhuud Balaayiin Doolar Maaha Waxaan Garan Karno Maaha Ganacsiye Waa Caawin Waayo Haday Hubdoonayan Maraykan Hubkiisu Uu Fashilmay Tayana Malaha Waxan Ka Ahayn Bamboyin Diyarado Sidan
Пікірлер: 23