WAA WAKHTIGII DADKU DIINTA LAHAAYEEN EE DUCAD IYO HABARKABA ILLAHAY KA AQBALI JIRAY. ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR.
@yousufyousufelmi9229
2 ай бұрын
Macha alla,walashay Waris Houssein Cige Dhoobaale, si fiican ayaan u xasuusta xafadeenii Biyo daacay,amba Daruurihii,waxaan xasuusta Walaalkeed Ismaciil Xuseen Cige,oo aanu iskugu wakhti ahayn,iskuulka Biyo Dhacayna maalin nala wada qoray.. Waris Aabahe3dnawuxuu ahaa,oday lahaan jirtayBaabuurtii ka dhex shaqayn jirtay Hargeisa ila Djibouti. Macha alla ,waa Djibouti iyo Hargeisa labadaba.
@abdullahiyusuf4543
Ай бұрын
ADUUNKA MUSLIMIINTA OO DHAN, SCHOOL LADU WAAY U KALA QAYBSAN YIHIIN INAMADA IYO HABLAHA, MUSLIMNIMANA MAAHA IN LA ISKU DARO. WAANA DEEN LA_AAN.
@hanadhanad9579
2 ай бұрын
Hi welcome aniga guursan Raba sxp
@moomar4185
2 ай бұрын
Waxaan xasuusta in ay maalin ka daynwayday AHUN Caasha Cali Xassan kaalay ila Tartan ay markii danbe Caasha ka dheeraysay orodkii. School ka Riis ayey tababar ku galeeyeen islaan Orino la odhan jiray ayaa tababaraysay. Way is beddeshay Waris oo waan garan waayeyba
Пікірлер: 9