Magaca reerka inaad qofkii hadlaba kuso dir qortaab waa khalad, qofka titlelkiisa iyo wuxu ka hadlayo kuso dul qora.
@uniqueperson6294
2 ай бұрын
Reer maakhirow fadhiga halaga kaco. Horaa looyiri Biyo sacabadaada laga ga dhargaa. Arin ka reer maakhir!!!!!!! ? Dib udhaca gobolka washamsi waa in lagu qaada #Maakhir *state* boodhka halaga jafo. No more waiting 💯%
Пікірлер: 3