gabadha waa gabar aqlibadan oo reer magal ah qof ka ee jaceshahay waalid kiis sida ee u qiimeysay...maansha allh thank you sis ....allaha ku sharfo....
@u.j7332
4 жыл бұрын
Caasha luul waa gabadha dumarka youtpka soo gala ugu dhaqanka iyo akhlaaqda fiican waliba ugu hadal yaqaansan 🌹👍👍👍👍
@habonosmanhasan8154
4 жыл бұрын
Ax ax ax jaceylku waxu macan yahay marka lagulawado❤️❤️❤️❤️❤️
@haldhaa804
4 жыл бұрын
Waa kaynu Wada la anahaye.
@safimohammedali1310
4 жыл бұрын
Mansha allaah esh cala jacayl
@wadaayful
4 жыл бұрын
Maasha Allah wa jazaaka Allah kheeyr
@fartunali7059
4 жыл бұрын
Masha allah walashey iga yar waxan moday. In. Waqtiga dib locelshay waxaan galay xasus dheer waxan xasus taydadkiii iyo dalkii. Iyo qiso xanun badan
@bilankaaran5601
4 жыл бұрын
Fartun Ali 😍😍😍
@ixtidalmohamed7512
4 жыл бұрын
Mash always True story love it
@fahmoyasin7243
4 жыл бұрын
Qiso qurux badan ❤️
@foziyacawil4774
4 жыл бұрын
Ilahay danbigaaga iyo kayga iyo ka muuminiitaba ha dhaafo insha alaah
@ahmedabdiaziz4828
4 жыл бұрын
Masha allha ❤️🌷
@deeqocabdi1998
4 жыл бұрын
Mansha allah allah yaa cisag walaahi waa qiso i demaq day
@suubanonline199
4 жыл бұрын
Yasalam yasalam caadi maha casha Luul iyo marwada Qali dumar wad salaman tihiin Allah ya cisak Manshalah tabarakallah
@fahmahufan4181
4 жыл бұрын
Walaashay aan jeclahay quruxeeeeeey guulayso❤️❤️❤️❤️
@@saidmohamud1336 Igadaa kaa ha ii saadine kuwuu ku dhacayba khayr kama helene
@sahraukmohamed4366
4 жыл бұрын
MAASHALH TABARAKA LLAH 💖 DEQA DEGAN TAAN JU FAANO ON TARIIQ NOLOLEEDKEEDA WAX BADAN KALA SOCDO QISADAAN WA MARQAATI USOI JOOGTEY AHEY QISADA DEQA DEGAN 💕💖🌹❣️❣️❤️💞💓
@sacido1721
4 жыл бұрын
Maansha alaah waa qiso macaan oo xasuuus badan na galisey
Qeybti la baad soo dadajiya waan ka helay wll masha allah0
@khadrakhalif.9316
4 жыл бұрын
Luuleey waad nagu bargose
@issadihre2066
4 жыл бұрын
Gabadhaan lahjadeeda aa Clear ah warkaan wey kala dhig dhigeysaa Cod maxaan laheyd fcn isku darsatey hal xabi ma gafeysid kuwii Reer waqooyiga nooga fcnbo
@issadihre2066
4 жыл бұрын
Lajjadeeda aa fcn hadalkeedaba si fiican ufahmey iyoerayo kala nuucna wey isticmaaleysey Codmacaan sheekadana wey kala dhig dhigeysey .Gabadhaan waa Reer koonfur waaye .inkastoo sheekada ay si celin ah Noogu sheegtey hal ereyma gudbin. Laakiin wilks inuu 5bil illaalyo mey aheyn Waxuu qaatey Riski sababtoo Gabdhaha badankood sikalee u arki lahaayeen amaba wey Nic laheyd fuley buu ahaay.inuu ka Garaaco aa loo qaatey inkastoo markii danbo oo Late ah uu bilaabey .hadana. wey uskiiga toostey ee Naag looma dhaqaaleysto hataabanin isug CML. hataabanin
@riyadjama2210
4 жыл бұрын
Hi
@abdicash8787
4 жыл бұрын
Casha luuuleey, Walaashay adigoo ixtiraam iga mudan, waxaan u baahan nahay inaad noo soo gudbi so in jacayl ku soo maray haday suura gal tahay
@axmedtahliilxashi7823
4 жыл бұрын
Eda xijaab xiro sharciya alahana ku waa fujiyo
@farhiyoluul5140
4 жыл бұрын
Mamadan ninki qaniska qeensalena u eg thaye tolow walashis miyaa
Пікірлер: 125