Abaayo nolal qurux bdn kurajena allah dartisa ku jaclahay❤❤❤
@ognigga8886
13 күн бұрын
Ninkan yar ee dirisle abdi waa dadka fara ku tiriskaa ee comenland u gafaan 100% dadka isku mid maaha lkn iLaa 2019 ayaan umalaynayaa channel kiisa waan ku xidhnaa sababta mucaaradkiisa ama dadka without reason ka ku neceb dartood mana fiicna qof Muslim ah oo wllkaa ah inaad nacdid ama coment xun u qortid bilaa sabab ama qabiilkaaga uu noqon waayay waxaanan leeyahay zhp dirisle afartaada account ba waan ku xidhnahay ee waligaa comment yuu ku saamayn dadka caanka ahna waxay reer comment qoraan ayay ku dhaqmaan ee iyagana iska iLaali keep going wLlkaa kaa yar baa intaa kula soo wadaagaye inay kusoo gaadho rajaynayaa adigiyo kuwaan wax qoraba
@xasancusmaan6212
13 күн бұрын
Ku Sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤❤
@habbiali5350
13 күн бұрын
Scw scw
@ubahahmed1740
13 күн бұрын
Ilaaheye Asha ubadkeda nabad qab ha ugu soo cesho culeyska rabi cazwajale ha Ka dula qaado ha walwalin ilaaheye ay ku garba taagan ducada badaso samira ilaheye ku xiranoiw salaad oooga adkarta saliga xabiibken scw scw scw scw scw ❤❤❤ mar kasta aad ilaaheye u dhawato wa mar kasta oo xagaha kugu xit xiran rabi kaa qaadayo iinshalaah walshey qaali wa ku duceynya ilaaheye idankisa ❤❤❤❤❤❤
@Zehaamcali
13 күн бұрын
Amiin wall0
@fatxoabdinasir3200
13 күн бұрын
Amiin Amiin amiin ya rabi
@shukri114mohammed2
13 күн бұрын
(ALLAHIMA AAMEEN)🤲
@AshaSharif-d8r
13 күн бұрын
Amiiiin yarabi 🤲🤲🤲
@Barc32
13 күн бұрын
Aameen
@asmacabdaleasmacabdale1554
13 күн бұрын
😭😭😭hada waaan ooyaya wllhi walibana mid Madax xanun ka qaday saan uoyaya illhay baan markasta kagag barayaa inuu ku caawiyi wllo adigana illahy bari saltulayaltuko ducada badi 😢😢😢😢😢😢😢😢Abdiraxmaan wiilkagag waan jellahy saan ayamankyga u jecllahy waanan ka naxaya wllhi illhay kaugu guuleyo wanan kula garbtaganahy duco wllhi
@AmalOmarJamac
13 күн бұрын
Qof wngsan bad tahay ilahay haku jeclaado❤
@asmacabdaleasmacabdale1554
13 күн бұрын
@@AmalOmarJamac mahdsanid wllo alle hayna jeclado dhamnteen qalpi 🌺
@kinnkhayre6539
13 күн бұрын
Aishay hadad ogtahay sidan ku jaclahay wlhi 😢😢😢 ilahay waxan kaga baryaya inu culayska iyo dhibta ka saro wll qalbiyan markaste wan kugu duceya rabii haiga aqbalo❤❤❤❤
@yaasiinnaasiroffical
13 күн бұрын
Walaahay aisha walaal dar ilaahay ayaan ku jeclay alle haku sharfo nolosha waxan ku rajaynaya hadla ugu saraysa inad ka gaadho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ QUEEN AISHA RESPECT SISTER
@Abdiqadir9
13 күн бұрын
Adiga mudan wlo wax 150k ka badan iyo ducaba waan u wada dhalanay runtiina sida wlshy oo kale ayaan ku arkaaba waadna guulaysanaysa dhan walba inshallah wlo ❤
@user-gh7rk5fq6t
13 күн бұрын
Aisha waa gabar qurxoon masha allah waana la imtixaana waxan maqlaa hooyadeed iyo waalidkeed aad iskuma fiicna maqlay marka waxa urajeen familkeeda in dib ula midowdo oo iska cafiso reerkeda hadii wax ka kala dhaceen alaha isku soo celiyo waalidkeeda ha usoo duceeyan intee nool yihin baa wax la iskugu yahay😢 adunyada alle waxa uga baryaa sabar inuu siiyo waxaana u rajeenaya inee luqada dalkaas barato ee aqoonta kale barato ilaa heer jaamacad aduunyadana gacanteeda bidix ku qabsato diimteedana gacanteda midig ku qabsato social mediahana israacin ee alle kabariso wax walba anaga aan uduceeno garabna halagu siiyo xaga sharciga dalkaas halaga saacideeyo maadama luqada garaneen waxa laga yaaba in wax aad ufudud looga qaatay ilmaheeda wabillahi towfiiq
@fartunibrahim4133
13 күн бұрын
Idirsle thank you so much saa aisha u caawineeso please garab joog waligaa 😢😢😢❤🙏🏾
@kingMaame5
13 күн бұрын
We are with you queen aisha keep going always❤ we love you also dirisle big legend I'm team dirisle❤
@saadrazak8470
13 күн бұрын
Abayo wakhtiga adag wad kabixi insha allh 😢sabir Salada Badi qaali keep going ❤ caruurta Ala Haku so celiyo yarabbii🤲
@axmedzaki7
13 күн бұрын
Inta og inuu EDitn gareyy dirisle lik😢😢❤
@XafsaRuun-i9r
13 күн бұрын
Haa waba lafahmaaa
@habiboanshur9989
13 күн бұрын
Caisha an garab istagno yurubka udawano like sarno
@mariamtaoulanehmariam3250
13 күн бұрын
Marxaba
@farhiasheikhdon4864
13 күн бұрын
@@mariamtaoulanehmariam3250❤
@dekabilanoubah9801
13 күн бұрын
Inchallah we will stand with her
@anisMohammed-c9f
13 күн бұрын
Masha allh. Idiris wa qof wanagsan runtii. Aasha illhy faraj ha ku furo khayr qaba.
@MaxamadCumar-e8w
13 күн бұрын
Qalbiga kajeclahy queen aisha ❤❤
@NasrooNasroo-nw9rb
13 күн бұрын
Gabadhaan wllh miskiin weeye 😢😢
@FardowsoheydarNur-lu8qt
13 күн бұрын
Caaisha waa gabar niyada ka jabsan aan dhiirigilo hadaa nahy reer comments
@xamdiibraahim3121
13 күн бұрын
Ani dadk KZitem dawado ma ihi lkn wa qasab video kasto aisha ledhy ina dawado ❤🎉 cuntaaa so qadana kadibna waku fiirsnaa. Ilhow wa awooda owlaadeda uso celi 🙏 🙏
Don't worry sister just pray for everything you want especially late night praying Allah is with you ❤❤
@AsiyaSaedAbdulkadir
13 күн бұрын
Nagtii ugu horeysay e dawatay video gam hory usoco abyo
@nasraibrahim5417
13 күн бұрын
Xxxxxxx😭😭😭😭😭😭 habaryar aad baan oga xumahay mar Alle markaan ku arko waan ilmeeyaa qofkey soo martay uun baa daremi kara. Habomacaan Allaha kuu gargaar qeeyr kana Allaha ku waafajiyo aamiin yaarabi. ❤
@sahraabdi143
12 күн бұрын
Adigana awlaadaadii Allah ha kuu soo celiyo, amiin yaa Allah
@sadiaosman9594
13 күн бұрын
Quruxeey hore u soco caruurtada gaalada allah kaga soo qaado
@HDH861
13 күн бұрын
Hooyo qiima leh ❤❤❤ ilhy ha kuu nabad keeno ilmahaaga waa kula gurboonaa wlhi aad baa ku jclnahay Caisha hooyo karti badan hooyo naxariis bdn
@Guure-g64
13 күн бұрын
Ck 12days 40k views Dirsle abdi 5h 38k views What a legend
Qosolkeygu wa been qalbigeygo kama iman cadi wye😭😭😥 zrei wll Aishay
@AminaHarun-fh8ye
13 күн бұрын
Manshaalah qaali Allah kubarakeyo Allah kusoceliyo.carurtadha damaan o natus adigo farxadhadha damestiran .hoyo an ahay hoyo ilmo dashe uma daremi karta xanunka caisha daremeso..Allow murugta iyo dibatadha kadulqad walashena .adiga macine.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@Shamsocayni1667
13 күн бұрын
Allaha caruurtaada ayagoo cafimaad qeyr qabo kuu soo celiya Allaha dhamaan u soo wada celiya waalidiinteena caruurta laga qaatay Allahuma aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️
@cureji7877
13 күн бұрын
Asc waa idin salamey Derisle horta qof qalbi fiican ayaad tahy hadii aad garatey wixii aad ku samey say aisha hana uga faideysan waqtiga waa walashey camal please ❤
@hamdabilan838
13 күн бұрын
Less go 200k More than that Dumarland an caawino wllshen😢😢
Ilaahay ba iimaan buuxa siiyey mashallah. Waan waalan laha aniga. Ilaahay nolosheda ha iskugu toosiyo si farxad leh. Cadowgeda allaha jebiyo
@Zia-Apdy
13 күн бұрын
murugta farxad baa ku xigi ilinta qosol ba xidh xidhi naceyb xubiga bedeli dhibtana dheef ba xanibi caisha yar insha allah malmahan culus weydhamanayan malmo farxad badan ba ku xigi dona adigo ka shekeynaya o waxano dhan ay ku dhafen waad arkidonta xaqiq mar walbo an dukado wan ku so duceyna abayo macaney 😢❤
You are the Queen bbe sis U deserve more then that Idirisle Abdina waxa leeyhy thanks for supporting her Reer comments ano ka.mid ah wax leeyahy idirisle Qofka.wanaagiisa wax la arka marku qof walalki ah taageero wakhtiga adag Thanks idirisle abdi Much more love wllo From reer hargeisa❤
Alle haku garab galo wll alle heerkaad hig saneysid haku gaadh siiyo
@bilanbabdulahi8442
13 күн бұрын
Abayo Ilaahay culeeska hakaa korqaado❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sahraahmed-fv6rj
13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah hooyo aisha yar farxad ku noolow mar walba walaal ilmahaaga alla hakuusoo celiyo ilmahaaga
@CannonEvent976
13 күн бұрын
Allah ha ku soo nabad celiyo ilmaha 🤲
@saddamcabdirahman5606
13 күн бұрын
Caruurta maqan waa muslim marka islaanimo laga imaado waa soomaali.Soomalina waa Qoys midaata ee si niyada aan ugu ducayno caruurtaas maqan ee gaalada gacanta ugu jirta allah ayan ka baryayna inu usoo celiyo Hooyada Yar ee dhipan
Ilmaha xataa isku meel soow looma keeni karo gabadha jarmalka si ey booqashada ugu fududdaato yaa rabi abaayo allah haku caawiyo sajuuda Ayaan kugu soo duceynayaa alaha kuu aqbalo ameen
@ahsanmohamed2000
12 күн бұрын
Allah hakaa qaado culeysyada ku heysto abayooy 😢🤲 Quranka aqriso adkaarta badso wll😢
@sadiahassan3449
12 күн бұрын
Ilaahay ha kuu soo celiyo allaha kuu xafido huuno mcn aduunka ayaa imtixaana wiilkaa autisme kaa allaha xafido 😢😢😢
Пікірлер: 749