Waa run wlhy iyada oo wadanka jogtay wixii dhacay oo dalshisheeye adin ayay aas qaran wayday lkn qofwalba oo damiir leh quluubtiisa ayay ku jirta ilaahay ha ku naxariisto
@Saynababoqran
3 жыл бұрын
Baxsan Ilahay swt ha unaxariisto cawa mayd bari e maanta oo ku began 19 October 2020 ayay geeriyootay fadlan u duuceeya fananad wadani ah ayayhayd oo u soo halgantay umada soomaliyeed 😭💔😭
@kommeradam
4 жыл бұрын
Ilaahay sharafta dhabta ee somalia soo celi, bilaa qabiil, bilaa qalbi buka, Love from Hargeisa
@asmahussein4275
10 ай бұрын
Waar naga aamu awoowga wase
@saciidmaxamed7639
5 жыл бұрын
Aax aax.fanandi qaranka ummada soomaaliyed.saynab xaaji cali baxsan.ilaahay caafimaad ha siiyo.insha allah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo .ilaahay idankisa
Mashaa allah horay ayaan ku idhi qaamuuska fanka Mr seerbiya my shoodhe continue wht you are doing
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Qof gobonimo iyo dowladnimo soo arkey waxa hada taagan marku arko wuu ooyin wlhi Allow Somali u gargaar.. Allah haku naxariisto Habo Saynab
@waarimeysidewanaag8847
7 жыл бұрын
Aduunyoba waxan naca ama saluuga kolkan xasuusto sey quruxdeeda iyo qiimaheeduba eyan joogto u ahayne lagu waareyn, waana tan ku dhalisey NEBIYUUSUF oo mansab iyo maalba meeshi ugu sarreysey ka heysta inu iska naco, kana tanaasulo, kuna duceystey tan lagu waarayo(AKHIRO)asago RABBI sw Raalli ka yahay.
quruxeey waxba ha tarin .timo aad u qurux badan ayay ku ciyaari jirtay waan xusuustaa hesaheda . wakaa xaalka adduun alle ha u dembi dhaafo waa qof qalbi fiican oo kalgacal leh sida hadalkeeda ka muuqata .
@aydarusfaysal9817
3 жыл бұрын
Alle naxariistii janno haka waraabiyo fannaanad Saynab Xaaji Cali (Baxsan), oo maanta Muqdisho ku geeriyootay.19/10/2020😢
@bishaaroburhaan9071
3 жыл бұрын
😭😭😭aaaamin
@CSeerbiya
3 жыл бұрын
Alle ha janneeyo Saynab 1935 ayey ku dhalatay Baabuli October 2020 ayey Muqdisho ku geeriyootay
@Mustafa-jd2io
3 жыл бұрын
Allah ha’u naxariisto janatul FARDUSA aclaa allah hageeyo ,Allahuma Amiiiiiiiiiin
Alaa yacika mamo saynab xaaji cali baxsan ehelu sharaf alaha ku dhawro xusuusteedu waa taam waayo qaar kamida fanaaniinta ayaa marka la waraysanayo dhaha maxusuusto heestaa cidii samaysay iyo wax caynkaasa iyadu way abaaraysaa xaqiiqda maasha alah
@habdi8422
7 жыл бұрын
asc edo allah ku ku siyo cimir dheer iyo cafimad allaah ku siyo
@raqad4642
5 жыл бұрын
Waxaan maqlay saynab walaasheed waxaa lugaha kajaray amxaarada maamulkii mingiste because saynab baa heeeso badan oo guubaaabo iyo wadani ah qaadi jirtay gabdhihii qaranka dartiis lo dhibateeyay qofkii caaya wa duli igu reer ma aha walaahi laakiin wan jeclahay wa wadaniyiin
@mustafaali7419
7 жыл бұрын
Allah ha noo soo celiyo marlabaad wanagii iyo karamadii Amiin
Woo seinab cali baxsan she very nice lady mashallah
@omarabdi4867
11 ай бұрын
Alla yaraxma maamo zaynab
@MubYus
5 жыл бұрын
Saynab cali baxsan.. waad mahadsan tahay.
@abdifatahaadan5972
5 жыл бұрын
Baxsan xamar ayey nolosheeda inta badan ku nooleyd hadana waa sidee lahjadeedu waa waqooyi anyway alle ha xafido koley somalidu dadkoda legend ka ah markey gabooban ama xanuustan wey ilaawane alle ha u gargaaro iyada iyo intii waaberi ka hadheyba
@diiriyeahmed6699
5 жыл бұрын
Hadi Qofku uusan ku dhalan xamar wey adagtay in lahjada xamar ku hadashid ama lahjada reer Koonfur Baxsan etopia ku dhalatay xamar ku kortay
Пікірлер: 265