Maasha Allaah Enginer Abshir waa dadka bulshadu u baahan tahay
@Xaruntadhaxalreeb
2 ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@cumaraxmed3107
3 ай бұрын
Barnaamij qiimo badan
@Xaruntadhaxalreeb
2 ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@mlielan2459
3 ай бұрын
Dalkii warshadaha iyo wax soo saarka lahaa aqoon yahanada tayada leh soo soo saari jirey maanta waa dalal ka ugu liita aduunka ka mid ah.
@Xaruntadhaxalreeb
2 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@AbdulAli-ku9he
3 ай бұрын
29:05 Run 100% shaqada ka faanayiin Soomaalida. Ajaaniibta dibada ka timi ayaa ka faaiday.
@Xaruntadhaxalreeb
2 ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@cammaan4092
3 ай бұрын
Wxn degreegyga ku diyaariya mechanic gaar ahaan stream ka industrialka Isgu wxa uu practical ku qaaty dalkisii iyo deegandisiii anna ethiopia ayn ku qaaty wnu kla nasiib badanahy xqiiqtan.
@Xaruntadhaxalreeb
2 ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@somkaplan1563
2 ай бұрын
Aragtideeda dalkeena warshado lagama sameen ayadoo energy ga qaali uu yahay. Aan ku dadaalno sidii aan uraqiisin laheen energy ga markaas qof walbo ayaa ku dhiiranaya inee warshado sameeyaan.
Пікірлер: 12