Warbaahintu af-Soomaaliga way dilaysaa; haddii aan sidan kusii soconnana waxaan keenaynaa 'khasaare weyn oo ay Soomaalidu eedi doonto.' - Axamed F Cali - Idaajaa.
qaladad badan ayuu iga saxay mahad sanid wadani idaajaa
@trs-treatmentplc9016
7 жыл бұрын
Brilliant. ..
@keeyowalihandrosomalia2417
7 жыл бұрын
asxaabeeyy buugaga afsomali ah malaga websaityada
@sharmaarke3314
7 жыл бұрын
asc maa shaa Allah waa salaamaya idaajaa iyo dalsoor oo run labaduba shaqo culis haya laakiin su'aal ayaan doonaya inaan idin weydiiyo waxaa ayna tahay NINKA AMA GABADHA HEESAHA SAMEEYA AMA QORA MAXAA LA YIRAAHDA? hiddii abwaan aynu u qaadano qabka u idaajaa u sharaxay. THANKS..
@mohamedabdinasir8313
5 ай бұрын
Hal abuur
@qaradd4265
6 жыл бұрын
macalinkii weynaa Idaajaa
@axmeddhagaxbuur7909
Жыл бұрын
Idajaa allah cimriGiisa ha dheereeyo
@cabdisamedtayyip6993
7 жыл бұрын
DALSOOR,warbaahin ka jawaabaysa danaynaysana baahiyaha rasmiga ee bulshada soomaalida. alle ha idinka abaaliyo. idaaja astaanta badbaadinta afsoomaliga.
@romanterrell9519
3 жыл бұрын
I know it's quite randomly asking but does anyone know a good site to stream new movies online?
@elliottdaxton7930
3 жыл бұрын
@Roman Terrell I use flixzone. Just google for it =)
@joeltrevor3257
3 жыл бұрын
@Elliott Daxton yup, been using FlixZone for since march myself :)
@romanterrell9519
3 жыл бұрын
@Elliott Daxton thank you, I signed up and it seems like they got a lot of movies there =) I really appreciate it!
@elliottdaxton7930
3 жыл бұрын
@Roman Terrell You are welcome =)
@libanabdi4548
7 жыл бұрын
raxan wasiiro ah.wlhi kal iyo laab u qoslay
@ahmedrachid1501
7 жыл бұрын
Axmed idaaja macalin afsomaliyeed allow daa inbadan
@berlinhussein3855
5 жыл бұрын
Aamin
@c.m.a.1937
3 жыл бұрын
Mucallim = bare
@duranhassan6456
4 жыл бұрын
Idaajaa waa qaamuus socanaya. Cimrigiisa Allaha raajo.
Idaajaa, aan ku saxo! @7:21 Adigoo ka hadlaya 'Raxan', waxaad tiri, "Raxantana waxaa iska leh oo kaliya dugaagga, sida maroodiga oo kale, goroyada, daayeerta, doofaarka.....".!!!! Marka ugu horeysa, maroodiga, goroyada, daayeerka, iyo doofaarkuba dugaag ma aha ee waa duurjoog! Dugaag waxaa la yiraahdaa duurjoogta hilibka cunta sida, libaaxa, shabeelka, waraabaha IWM. Marka xiga, Raxan looma isticmaalo dugaagga oo kaliya, ee waxaa si taa la mid ah loogu adeegsadaa duurjoogta sida, raxan Maroodi ah, raxan daayeer ah IWM! Raxan waxaa sidoo kale loogu adeegsadaa xoolaha gurijoogta ah sida, raxan ido ah, raxan ari ah IWM. Ugu dambeyn, raxan waxaa loogu yeeraa xoolaha qaarkood marka la kooxo kooxaynayo, ha noqdaan dugaag, duurjoog, amaba gurijoog.
@mayranwarfaa7303
7 жыл бұрын
A A Adna aan ku saxo. Dugaag waa xoolo oo idil ama duur joog ha ahaado (dugaaga duurka ku nool) ama xero/hangool/deyr joog (dugaaga guryaha joogo) dhamaantoodnah markay urur yihiin ayaa la isku yiraahdaa raxan.
@drcabdi123
7 жыл бұрын
A A idaajaa waa uu kaa saxan yahay
@AA-uf3bl
7 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa in la i saxo - illeyn wax-baa ii kordhi lahaa! Balse ma dhicin, maadaama aan hubo inaanan khaldanayn! Si kastaba ha ahaatee, waxa dooddu ka taagan tahay waa macnaha iyo adeegsiga labada erey ee ka la ah: Raxan iyo Dugaag. Marka la isku qabsado macnaha iyo/ama isticmaalka eray, waxaa, sida caadada ah, eraygaas laga baaraa (oo lagu kala baxaa) qaamuuska ku qoran luqadda eraygaas ama mid luqaddaas iyo mid kale isku turjumaya. Sidaa awgeed, halkan waxaynu ka hadlaynaa oo aynu tixraacaynaa waa Qaamuuska Af-Soomaaliga. Qaamuus Af-Soomaali kan ugu hufan uguna dhameystiran ilaa iyo hadda marka loo eego kuwii ka horeeyey, waa kii ugu dambeeyey ee la daabacay 2012kii; diyaarintiisana ay lahaayeen, mahadi ha ka gaartee, Prof. Annarita Puglielli iyo Prof. Cabdalla Cumar Mansuur oo labadaba ka tirsan Jaamacadda Roma Tre ee wadanka Talyaaniga. Iyagoo kaashanaya guddi cilmibaareyaal ah ayey waxay aqoon, xirfad, karti, xil-kasnimo dheeraad ah, iyo dadaal dheer oo aan kala go’ lahaynba isugu geeyeen siday u soo saari lahaayeen qaamuus u dhigma kuwa luqadaha horumarey ee adduunka. Idaajaa, wuxuu ka mid ahaa marti sharaftii lagu casumay bandhigga qaamuuska oo lagu qbtay isla jaamacadda aan kor ku soo xusay, waxaanna filayaa in la siiyey nuqul. Qaamuusku (anigoo aanan kaashan intaanan soo qorin faalladaydii koowaad) wuxuu si digtoonaani ka muuqato u qeexayaa labadaas erey sida soo socota: Dugaag m.l.u 1. Bahalaha intooda hilib ku noolka ah. Raxan² m.dh.u Koox dugaag ama ugaar ah oo wada socoda. Nasiib darro waxaa ah in aanu qaamuusku ‘raxan’ ku dareyn xoolaha la dhaqdo, inkastoo la yiraahdo, raxan ari ah, raxan ido ah IWM.Taasi waxaa lagu macneyn karaa nuqulkan oo ah daabacaaddiisii ugu horeysey iyo arimo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin. Ugu dambeyn, Idaajaa waa nin ku xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida, balse markey noqoto eray micnihiisa iyo siyaabooyinka kala duwan ee loo adeegsado, Idaajaa ha u raadin; maxaa yeelay ma aha nin bartay cilmiga luqadaha (Linguistics) - “Fas aluu ahla dikri in kuntum laa taclamuun ”.
@drcabdi123
7 жыл бұрын
qaamuusku maahan muqadas wa qaldami karaa sida aad shegtayna nin cadaana aya qoray mida kale idaajaa wa uu qaldami kata o wa bani aadan lkn sidaan aniga u aqaan una fahansanahay un buu ka hadlay idaajaa marka wax laga doodaba ma yaaliin keyr an kuu dhaafay good bye
@AA-uf3bl
7 жыл бұрын
"sida aad shegtayna nin cadaana aya qoray"! Meel aan ku sheegay in nin cadaan ahi uu qoray ma jirto - ee waa jeebkaaga!
Ereyga booqosho kaliyah bukaan lo tago ma qeyxayo.
@MrXamaraawi
7 жыл бұрын
Qoraalkaaga shaqal dheerki aya ka dhigtay mid gaaban matalan(booqasho loo tago ma qeexayo,)ayaa sida saxda ah,waxaana la soo booqdaa qof jiran oo aan awood u laheeyn in uu soo baxo oo la arko ee meel aad tagtay ma booqan kartid.
@cabdimajiidkhadar6631
7 ай бұрын
@@MrXamaraawi Adiguba waad ku tumatay habqoraalka toolmoon ee afkeenna: Qoraalkaaga shaqal dheerihii¹ ayaad ka dhigtay mid gaaban. Matalan "Booqasho loo tago ma qeexayso," ayaa sax² ah. Waxaana la soo booqdaa qof jirran³ oo aan awood u lahayn in uu soo boxo oo la arko ee meel aad tagtay ma booqan kartid.
@hilaahcali6615
3 жыл бұрын
Siduu yidhi idaaja, suugaantiina hodanka, way salguuridoontaa, haddii San la daba qab
Siduu yidhi idaaj suugaantiina hodanka,way saltuari spinta.,haddii aan la daba quando.
@dhashisheekhisaxaq9514
7 жыл бұрын
marka hore wuu mahad san yahay idaga lakin asaga iyan waxba dhaamin kuwu ka hadlayo sida kaaha wayo kaah waxa la yidhada wax meel dheer laga arko marku dhulku madawga yahay sida cadceeda markay kodka gasho iyo markay ka so baxeyso mida beeshana beel waxa la yidhada wax is wata oo laba wax ba way noqon karaan sida dad reer guraya oo meel iskula hayamay sida meel roob ama baad leh oo tiro badan beelo iya la yidhada beelna wax la yidhada qabil meel wada dagan markas marka la leeyahay beel wax laga hadlaya wax is lah sida qooys hadan hada aan yidhado qooys inu wax is leh yahay iya la fahmaya oo is dhalay lakin hadaan yidhado qooysas waxay noqon karan dad kala duwan markas 👉waxa la garanayo oo la tiilmaamayo oo is leh waxa ka mida sida beel qooys buur geed 👉 ama waxan is lahay oo badan oo midba meel ka yimi ama midba meel ku yalo waxa lo isticmala sida beelo qooysas buuro geedad lakin wa ceeb ina lo isticmalo eeryadi ma yeedhanka dadka sida raxan
@mastervictor1000
Жыл бұрын
Reer magaal maka bixi karaan afkaan reer miiga gobolada dhexe lee wariye noqonkara.
@husseencagta7448
3 жыл бұрын
adiga carab aya. sheegatay xaq uma lihid in aad afsomali ka sheekeysid.
@fitaax6979
2 жыл бұрын
Cuqdad baa ku heysa
@Dayaxism
7 жыл бұрын
Waxba kuma jabna, ayay ila tahay, in booqasho loo xambaariyo macnaha dheeriga ah ee maanta loo adeegsado. Afku wuu korayaa oo ereygu halkiisa ma joogayo. Tan kale macnaha erey mar hadduu hirgalo sidaas ayuu SAX ku yahay haddiiba la isla wada oggolaado. Idaajaa aad buu u mahadsan yahay.
Пікірлер: 93