Masha Allah hala garabisago beeralayda khasatan dawlada!!!❤
@adancabaas8584
Ай бұрын
Maashaa allaah
@asmacali111
Ай бұрын
Masha allah
@bintusoomaal143
Ай бұрын
Hala taageero dhalintan soomaaliyeed dhanka warshadaha
@ubahjimale8666
Ай бұрын
Masha Allah❤ somalia inuu bariis ka baxo maba moodayn
@bintusoomaal143
Ай бұрын
Mansha allh ilaahow soo celi shraftii iyo karaamada lahyf
@user-gh7rk5fq6t
Ай бұрын
Aamin walal❤
@bintusoomaal143
Ай бұрын
Aduunyo jowhar ka joog aakhirana jano
@user-cw8sr8vd2o
Ай бұрын
Bariiska somalia waa bariis dhadhan macaan oo cafimaadka uroon dadka na aay jecel yihiin beeraleyda Bank yada ama bangiyada somalia sida IBs ha maal galiyaan
@deeqaalimahmud4089
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@audijooyjoy7976
Ай бұрын
Somalida haddi ay wax soo saarka, horumarka iyo nabadgalyada xooga saaran, taas waxa ay keeneeysaa in ay somalida midoowaan oo ay qurbaha, gaajida iyo dagaalada tirada badan ay yaraadan oo horumarka loo wada jeesado.
Пікірлер: 12