Wuxuu rabaa Ethiopië in uu yiraahdo maamuul goboleed ha la xiriirin
@sahrahassan2831
Ай бұрын
Xasan waxumada dhaafiyo alaha usoo diro run alaha kadhigo 😂😂😂😂😂
@Som-Hanoolaato
Ай бұрын
Ma Sha ALLAAH. Macalinka Lugeeya, You are very intelligent. Heesta afcarabiga ah, Nooloow weliga 😂😂😂
@tusmoaadil1825
Ай бұрын
James swan waa NGO guy gudniinka fircooniga iyo isbadalka cimilada iyo abaaraha ayuu lacag ku qaataa waa kaas leh deeqaha soo badiya... waxa keliya ee fiican ee uu sheegay waa in uu ka tacsiyeeyey ciidankii iyo shacabkii a shabaab dishay oo xasan uu ka tacsiyeen waayey
@user-iq9zr3xc8f
29 күн бұрын
shweeye❤❤❤❤❤adauwas🎉🎉❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@sedson02
Ай бұрын
james swan xu aha ma roota ?
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
SAX❤. WAN ARKAY QUDBADII SWAN. XASAN TUUG RUNTAA LOO QHEEGAY😊
Allahayoow maxay sheeko khayaalidu ku fogaatay qadaad'wayn,, waase nasiibkood iyo naanays xumaantood iyo waxay ka dheefaan cadaawaddii iyo izir nacaybkii reer somaliland la gashaday,,,dheeshiina waa wali dheh,,, wbtawfiiq
@nboss8028
Ай бұрын
😂😂😂😂😂buldaanaa😂😂😂😂😂
@KamalAbukar
29 күн бұрын
Hasan Sheekh waxa uu dib u milicsanayaa dhaxalkiisa oo aanu ku qanacsanayn Maayland waxay ku dhiirigelinaysaa shacabka inay u dabaaldegaan maalinta qarannimada Soomaaliyeed ee lagu dhawaaqay in 17-ka May ay diyaar u yihiin dadka Soomaaliyeed inay ka qayb qaataan koorsadan taariikhiga ah ee aan soo joognay.
@KamalAbukar
29 күн бұрын
Waa in aan ka hadalnaa meertada waa in dib u habeyn lagu sameeyaa dalkeena Soomaaliya waa in ay ilaaliso lacagteeda si ay u beddesho lacag-fiesto.
@abdulmo1167
28 күн бұрын
Hal bil musharkisa Agonta ma sini farmaajo 2 bilood agonta ciid ugu dhigay musharkisa
@mohammedabdul5923
Ай бұрын
Gkursiga katagidon sidan kuwad karbaash Bakhti ga xun
@labatanjirowibrahim8367
Ай бұрын
Caawa kuwii u maleynaayay Gurguurte warkiisa maanta car ha hadla Gurguurte wuxuu dhehay itoobiya badda dhankii rabto haka soo gasho
@labatanjirowibrahim8367
Ай бұрын
Marka Gurguurte waa khaainul wadan iyo sixroole Gurguurte badda wuuba dhiibay maanta asagoo yiri itoobiya badda shankii ay rabto haka soo gasho
@AnabSaed-us1wo
Ай бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@fuadomar7831
Ай бұрын
Guuuuul Laftagareen👑👑👑👑
@KamalAbukar
29 күн бұрын
Hasan haduu rabo kalitalisnimo dadka ku soo kordho ma aha dadku way xushmeeyeen Xasan waxa uu si joogto ah ugu celcelinayaa muqaalkii Hasan oo la rogmaday Lafta Gareen ayaa la soo galiyay sawir iyadoo mucaaradka Damuljadiid ay soo bandhigayaan Lafta Gareen ayaa lagu aflagaadeeyay waqtigiisii madaxtinimo Hasan Sheekh waxa uu ku talaxtagay wixii qabiilka ilaalinaya macne wanaagsan u leh in nidaamkaasi lagu dhaqmo. laga soo bilaabo dadka si aad ah u yaqaan sharcigaan waa waajib.
@nboss8028
Ай бұрын
Ku baashaal macalin so joog ayagaa la waayeye😂😂😂
@AQw-di5gc
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedderia3522
Ай бұрын
Dhidarka Villa ku kaadi in la dilo dantiisa ayaa ku jirta
@cabdulahiciiro
Ай бұрын
😂😂😂😂
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
Ай бұрын
Sxbyaal nin jecel iyo nin necebba meeshii somaliya la baxday kadib markay cadaatay in Aanu gumaysigii talyaanigu haba yaraatee wax madax bannaaniyaba siinin lana waayay maalin amba taariikh ay somaliya xornimaba qaadatay,,reer somalilandna xaqoodii kala noqdeen lana guureen dibna loo heli doonin, kadibna wadatashii dheer oo caalamiya oo 30sannadood qaatay Aakhirkii golaha UNta lagu goaamiyay in gumaysigii talyaaniga dib loo hoos geeyo,,, wbtawfiiq,,,
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Waad iga qoslisey markaad xasan dhiiqo u geeraartay. Walee gabay mâcaan baad u qaaday😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
XASAN SIDII FIRCOON BUU NOQONAYAA😂 WALEE CIDII DOONTI HADAY DILAAN XASAN SHEEKH, CID U OOYAYSAA MA JIRTO. ALOW DALKA KA QABO
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
XASAN TOXOBEY DALKA ITOOBIYA WAATII DHAWR GOOR MARKUU TEGEY SIXUN LOO GALAY OO ISMACIIL CUMAR U GURMADAY ISGOO LARABEY IN QOL LALA GALO😂
@Saadsympa
Ай бұрын
Guul SMC
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
XASAN FULEY MA IS ORANWAAYEY GEERIDA ILAAHAY BAA HAYA ?😂😂😂 ALA FULEYSANAA😂😂😂. WABAA KUFRI 😂
@guledsm
Ай бұрын
Usbuuca Xoriyada 26June -01 July.
@HonCabdiqadirhirsiMiyas
Ай бұрын
Ninkaan sow ma xishoodo mise waa cabsan yahay bal eeg qosolka ala maxaa doqonimo ku jirta wlh eber
@saedking
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@calishaakir1
Ай бұрын
MAALIN MIDOW MA JIRTO EE WAA ISKU MAALIN WAANA 26 KA JUUN 1960 KII EE HA KHALDIN JAALLE.!
@sedson02
Ай бұрын
Warya ma madaxweynaha dalka hala dila leedahay ? Waad ka qoomameen doonta hadlakaas .
@user-jg3gj2oq5p
Ай бұрын
🤣🤣🤣
@user-ft9zr8dk4t
Ай бұрын
Xasan toxobey, tuug qaran, dugaaga aabihiis, anagaa ilaahay ka baryayna in cidii karti disho. Xasan kama fiicna ciidanka soomaliyeed iyo shacabka uu dhameeyey. Ilaahow nadhaafi oo belo ku salid. Ha, anaga iyo somaali oo dhanba madaxweyne nooma aha. Waa dhiigya cab jaahil ah oo jeebkiisa u shaqaysta. Cadawnimo iyo bilaa naxariis ah. Belo kula tagtay.
Пікірлер: 66