Rooboow, waxuu ka mid yahay shaqsiyaadka fara ku tiriska ah ee Dagaal iyo Heshiisba ku soo afjari kara kooxdan....in lala hawl galo oo lagu gacansiiyo Rooboow Hawshan waa arrin loo baahanyahay...Runta aan kusoo dhawaanno Soomaaliyeey, Rooboow Cid Uga Fara Dhuudhuuban inay jirto Umalayn maayo..
@farxaanwadani8201
6 жыл бұрын
Luuqad aan luqada sarasaasta ahayn ay garanayaan maleh
@somaliahanolato7401
6 жыл бұрын
asc waxaa rabe fidiyow laga soo sare 📺 sntv shale duhurki oo isla barnaamij kaan eh oo ka haddlaaye dhaqtar zakariye waa wli soomaliyeed. baa doonaaye inaad soo dajisiin waaa heil waaye please please please 🙏 soo sara fidiyogaa illaahey dartiisa
@qadiijoaxm9025
Жыл бұрын
Mññ Mmmbbcxz H
@alfaalfa3165
6 жыл бұрын
Beentiis ma ahan wuu ogyahay luuqad aan ahay mida rasaasta mayaqanaaan ee halayska dhacsho
@feisaldakane1300
Жыл бұрын
Hotel shamow 😭 bal dib uxasuuso
@siciidmaxamed9918
Жыл бұрын
Ninkii Dhibkan oo dhan ka danbeeyey!
@jaamacdagaale5145
Жыл бұрын
Qarax baa warka ku bilowday aabihii qaraxana wuu kula fadhiyaa ma bahdil pcycology ahaa dadka kuwadaaan? Shaydaankan mawuusan dhalin school kaqalin jabinayso qarxin! Mise dadkaa lahadlaysid maskax ay waxku xasuustaan maleh?
@maryamadirie8722
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk dee orad tiirka isgee halugu toogtee
Пікірлер: 14