Mashallah Baasi waa abtigeega Well done abti keep going 👏
@cabdullehcabdi2419
Жыл бұрын
Raggii muqdisha iyo geeska Africa dhisi lahaa waa anaga oo aan ugu horeeya cabdullahi kali ah.
@modona100
8 жыл бұрын
Waa hamii fiican lakiin laakiin giidir gurii ya ka qadiikaro
@ghboy2914
7 жыл бұрын
Mariposa
@bashiirdheere1098
8 жыл бұрын
ayaanle waad ku mahadsan tahay horumarka ad dalka la dooneyso iyo dadka qiimaha badan ee ad wareysato mar walba waxan u baahannahay warbaahin ballaaran oo dalka iyo dadka u sameyso wacyi galin iyo waddaniyad dhab ah warbaahinta iyo wariyeyaasha qaarkood inay joojiyaan buun-buuniska waxyaabaha xun-xun ee qabiilka iyo colaadaha fidinaaya,,
@mdneery9618
8 жыл бұрын
barnaamijkaan waan ka helay, waxaadna wareysataan kuwo u qalma in hadalkooda la maqlo, ma rabno siyaasiyn been sheegaayo iyo waxyaabo kale oo waxba soo kordhnaynin
Пікірлер: 7