Waraysigan markii aan Dhagaystay wax iga soo Baxday Wariye aan si Buuxda u diyaarsanayn una soo wado diyaar garoobin waxooga yara Da,aashay lkn Su,aalaha qaar Iyo Gudoomiye diyaarsan oo soo Diyaar garoobay.
@adamabdi8369
19 күн бұрын
Waa planned interview.sualaha xata waxay u muuqdan kuwo la isla ogyahay.
@yuusufnuur876
18 күн бұрын
Ninkaan oo kale wariye ween ayaa loo baahnaa lkni gabadha uma diyaarsano wariye buuxdo lkni hada wee dhacday
Runtiisa waaye soomaalida qofkaan ayaa kaa horeeyo ee sug ma yaqaanan inay lacag bixiyaan ayee jecel yihiin .maanta waa mida soomaalida dalka ugandha joogto loogu diiday dad cusub in la qaabilo .
@abdallamohamed9669
18 күн бұрын
Masha Allah gudoomiyihaan waa ka ugu wanaagsanaa ee aan arkii intii wax gartay guulayso mudane gudoomiye
@mohammadhassan3693
17 күн бұрын
Masha allah Great Gudomiyaha Maxkamada 🎉 sificn uhadly
@yuusufnuur876
18 күн бұрын
Mida waxbarashada ayaaa wax badan ka faaiiday ani ahaaan gudoomiye hore u soco
@ahmedrainfall1071
15 күн бұрын
SALAX waa Aqoonyahan, Af-tahan, Caqli badan. Inuu aqoontisa ku yimid halkn wyka muuqataa❤Waa ninka nabary Maxkamada Gobolka Banaadir🙏Allah ha xiftiyo..Amin
@fatumaahmed2888
19 күн бұрын
Mashalah ilahy waxan kabaryena in walsheen siyda bini adan kabaxa loogubey in tiirka nolageyo ninkas waa hadii ilahy lagacabsanayo qabiil muqdisho kajirein
@daudelmi8086
19 күн бұрын
Manshlaaah he’s wonderful and committed guy
@CASKA1212
9 күн бұрын
Dawlladnimo mansha allah. Meel halkana oo aan joogno qol yar baa dadka lagu xukumaa xitaa iska daa in live lagu daawadee lama ogola in aad kasoo qayb gasho iska daawato dacwadaas. Garsooruhu wuxu fadhiistaa qol yar oo suuliga leeg oo faloodh yari dhex yaalo: hadaan xamar awood u leyahay inaan tago mustaqbalkayga ku dhisan lahaa Somaliland
@egalyousof5598
19 күн бұрын
Ma sh alh garsoore waa caaqil
@sar3222
19 күн бұрын
E-maila in lagala soo xiriira ayaa fiican, maanta aduunka waa hor maray.
Gudomiyaha G.nadir waxbadan ayoow kabadalay waana nin ku dayasho mudan runta
@famousab6407
13 күн бұрын
❤
@mohamudjamalsidow7708
15 күн бұрын
Cadaalada in ad ka shaqeyso aya ku rajeyna inta ay naf kugu jirdo mudane saalax ALLE hakula garab galo
@yussufabdi2133
19 күн бұрын
Gudomiyahay aaad iyo aad ayu umahadsanyahay wan kubogadinaya shaqada wanagsan ee uu uhayo umada soomaaliyed wxana kacodsanaya in uu ucadaladfalo walalahisa soomaaliyed si bari alle hortisa wanag oguhelo
@suldaancaydaruus9352
13 күн бұрын
Gudoomiye saalax si hufan bu jawaabii u bixiyay. Garsoorku waa halka cadaaladu ka ratibanto. Uurkaaga kuma jirnee. Afkaaga iyo intaanu kaa aragnay waa shaqo transparency ah
@shukrisharaf1358
18 күн бұрын
Gadomiyahan ruti malinta kiska lul cabdacaziiz o si cadald uxukumay ku farxay ruti❤❤❤❤❤
Ninkaan gacama yare aa u shaqayo, gacama yaraha aa lacagta la siya kadib isagana waa og yahay 😅
@user-nm2un9iu8l
19 күн бұрын
10 sano kagor qof dil togasha nalagu xukumay ila hada ladin maxa waye cadalada u kahadlayo marka
@boosteeyorooble5287
16 күн бұрын
10kaas sano Intuu hadda xilka hayo unbuu caddaalad ka shaqeyey !!!
@sportsreview8136
16 күн бұрын
Malinka talaada noo balan ah 😂
@mohamedalibile4672
16 күн бұрын
Qanjaha maxaa ugu jiro canbuulo miyaa mise waa muufo 😂😂😂😂
@boosteeyorooble5287
16 күн бұрын
Taasi waxay caddeyn u tahay inuusan weligii gaajo ku soo korin, qax-na ku tagin deegaan uusan laheyn 😁
@axmedaxmed5455
16 күн бұрын
Waxaas dhaqan ma ahan
@daacadhaashi8792
19 күн бұрын
Ninkan Wuu tuug Wana abaha musuq masuqa
@Ahmed-vo1pc
17 күн бұрын
maxaa ku cadeenee
@waliyocadga9985
19 күн бұрын
Kkkkk HORTA ANIGA MA DHALIILAYO OO HADA SIDA UU U HADLEY WAA MACQUUL, LAKIIN GABDHA WAREYSANEYSA SU'AALO BADAN OO MUHIIMA MABA AYSAN WEYDIIN, SOMALIA RUNTII WAA QALIIBO WAXA MANTA MEHSA AAN JOOGNO NA DHIGANA WAA QABIIL, MARKA MAXAKADA GOBOLKA BANADIR OO SAGAALKA QOF EE UGU SAREYSA AY HAL BEEL TAHEY SIDEES U AAMINI KARTAA, MAATA MAXAKADA ADUUNKA OO LA NACEY CADALAD DARADEEDA ANKEE SIDAAS MAAHA OO LOOMA OGOLA LABO QOF OO HAL WADAN KA YIMID IN AY KA MIDNOQDAAN SAGALKA GARSOORE EE MAXAKAMADU LEDAHEY, BAL TAAS KA SHEEKEEYA
@mohammedalinur2210
19 күн бұрын
Aniga taas maogi lkn cadaaladba majirto Somalia lkn wlhi aduunka dhaldhalalkiisa dadbadan ayaa kusirmi doona waliba waxa ugu daran qoloyinka maxkamadaha ka shaqeeya qaasatan garsoorka CADAALADA WAA IN LOO SINNAADAA
@@Cadar49 in aadan masegkeyga fajmin ayaa kaa muuqata oo horta soo faham ok
@abdiyare2025
19 күн бұрын
Gobolka banadir garsoorkeda wa hawiye madaxweyne wa hawiye wasirka arimaha gudaha wa hawiye wasiirka dibada wa hawiye duqa magalada wa hawiye dhamaan taliyasha ciidamada wa hawiye aniga ad commentigeyga ad akhrisey xitaa waxan ahay hawiye ciddii caloosha canuuntey hawiye ma ahan bahdeyda gugundhabe gaar ahaan beesha baadicade farxad kunolada
@SuperExcuse
19 күн бұрын
Hawiyo wax la cuno miyaa 😅
@user-uh5hc8ei5g
19 күн бұрын
Lacag ma loo furay maxkamada
@user-uh5hc8ei5g
19 күн бұрын
Boosaska xamar hawiye ku heystaan carada ka badanyihin ayaga na baa maxkamadii fadhiyo see cadalad lagu la hela
@meyremeyre8078
19 күн бұрын
Dhulka waa dhul hawiye ku laabo dhulkaada nacalaa ku dhalay
@SuperExcuse
19 күн бұрын
@@meyremeyre8078hawiyo cunto la cuno miyaa 😅
@hasanmohamed1840
19 күн бұрын
😂😂😂😂
@meyremeyre8078
19 күн бұрын
@@hasanmohamed1840 😂
@abdikadirhaji6852
19 күн бұрын
@@meyremeyre8078dhulka iyo Caasimada Muqdisho Somali bey utahay Caasimada Umadda Somalia lakin Adiga Qabyaalad baa ka ureyso horeyna waxa utiri 20sano na hogaami Hassan sheikh Makula tahay Hassan sheikh in isaga beeshisa ay keligood soo doorten 200 xildhiban iyo xooga soodortaye Ma beeshiisa mise Somaliweyn beey ka koobnayen? Marka Adiga MD Hassan Sheikh Ma shacabkii somaliyed Baa ku dirtay Mise Waad difaaceysay? Keliya labadaas si,aalood Iiga jawaab
Пікірлер: 98