Asc allaah ha u sahlo soomaali lama arak iyo lama maqal ayaa ku dhacay runtii 😎😎😎
@JodyScott-g8s
5 күн бұрын
Eileen Lodge
@HopeDylan-t4w
5 күн бұрын
Waters Radial
@saladmohamed8894
9 күн бұрын
Maxaa diidayo, in la la xariiro Dalka ugu dhaw ,ee Safiir Somaliyeed joogo.Anagoo og dad badan oo Somali ahayn Oo sheegato ah.
@warsan123
9 күн бұрын
Asc Elmi ware allah sahlo iney aadaan dalkeeni Family nagu salan
@abobasement346
6 күн бұрын
Somalih I yadah iskugu wacan inay sidah ku noladan dhibataduh waa somali haday yimadanah Adunkah waxay lah yimadan dhibatadih somaliyah waxan kah xumahay in somalih iyadu sidah iskah dhigan
@aasiya-t3y
9 күн бұрын
Ilaahay ha u gargaro dhalinyarada somaliyed meel walba way kiu.dhiban yihiin
@abdiqanihuseen1414
9 күн бұрын
Dadka somaaliyeedoow midooba mid ayaan nahay midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan hoooooooooy siyaasiga somaaliyeedoow bal fiiri waxa aad badeen dhalinta somaaliyeed Dadka somaaliyeedoow siyaasiga somaaliyeed ee maanta Dadka iyo dalka midna dan uma aha waa in aan hishiino oo qabiilka dhaafno qaranka u adeegno isaga ayaan ina huran si da, yarta somaaliyeed mustaqbalka dhulkeena u hantaan fadlan midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴 Dadka somaaliyeedoow Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴❤
@analovely6906
9 күн бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bazeera5520
3 күн бұрын
Intaan qabiil caabudayno somaliyey dad iyo Dal fiican yeelanmayno. Asn Ka tanassulo qabiilka oo qof walba Somali dhafoorka haku xirato wax ka dambayn Kara ma jirto
@mahs123
8 күн бұрын
Sxb, diyaaradda soo qaaday waa teena?
@saladmohamed8894
9 күн бұрын
Hadii dowlada Somalia diiday oo hor fadhiisateen, maxaad u qaban kartiin tahriiba yaasha.
@AbuuAsad
9 күн бұрын
Wcs walalkey
@sahramohamed6432
9 күн бұрын
Asc walaal cilmi qof southafrica joogo hada weekan boxo mala qaabilayaaaa Mise waala soo celinayaaa
@fadumamaxamed2535
9 күн бұрын
Ax ax soomaalinimo waa qaali ee qabyaalada Raxmaanku haynaga dhex saaro, waxaynu nahay dad isugu naxa magaca soomaalinimada, waxaynu nahay qoomiyada keliya ee aduunka ku nool oo isku af, isku diin iyo isku mudaba ah.
@maxamedmj4962
9 күн бұрын
Dadka dhan may adi cml noqdaan😊
@MohamedDeeck
9 күн бұрын
Asc cilmi passport Somali hadan haysto siden kuadi Kara
@hibaqahmed4405
9 күн бұрын
Bisinka walee soomali meel walba way joogtaa wadamada latin ka haday soomali joogto caadi maaha waanba ka baqaa waa wadamo fowdaa oo somaliya xataa ka daran
@abdikabtan5525
9 күн бұрын
Markaad meesha aad ku dhalatay wali joogto waxaad tahay jiir haan ku weynaaday wadamada latinka aad leedahay waa meelo fowda ah somaliya kadaran aqoon uma lihid waa wadamo dhisan amaan ah aad u qurux badan dhaqaalana leh dadkooda ayaana saas ka dhigtay ee saad mooday maahan
@hibaqahmed4405
9 күн бұрын
@@abdikabtan5525 kkk meeshaan ku dhashay 25 years ago baa iigu dambaysay wadamada latin ka agtooda baan joogaa waan ogahay inay dhisan yihiin dhaqaalo leeyihiin laakiin fowda miiran weeye cabsi cabsi to much drugs to much gangs macanaha meeshaas soomali baa ku noolba isma lahayn Brazil dadyow aduunka dacaladiisa ka kala yimid baa ku nool laakiina the other 11 states of south America soomali horey uuma joogi jirin ma fahantahay waxaan ka hadlayo
@abduwelidimbile4183
9 күн бұрын
War heedhe umada somaliyed dunidakale waxayna qabana ayana qabana wayo afakanakii hooyo dalalkii hooyo iyo dadakii baa waa bilialqo ee shacabaka somaliyed waxana layahaya xaqiiqada haloasonaqoda ☝️
Пікірлер: 25