Acuuudu Billaaah, waar dadkani maxay ku hadlayaan. Ma af Somalibaa mise waa Amxaari. I am dead. as good as dead. aakkhhhhhh
@jeeriibrahin4528
9 жыл бұрын
sxb sakiin laq maxay ku hadli lahayeen waxay ku hadlayaan afkoodii maymayga am sida kale hadaan u dhigo af raxaweyn teeda kale ogow adiga inaan somaaliya hal af aan looga hadlin oo ay leedahay afaf badan wax ka ogow luqadaha wadankaaga looga hadlo jaale
Пікірлер: 2