Anigoo ah reer nugaaled waxaan soo jeedinayaa in laga qabto Puntland Aaranjaan waa koox maafiyo ah dhididka hooyada yaanyada iibisa ayay rabaan in ay ku taajiraan hadaf siyaasadeed Ma laha hadafkoodu koowaad waa in ay taajiraan iyaga ayaana ka dambeeya sicirbararka maanta Puntland Ka jira. Puntland badbaado ayay rabtaa😢
@imanessa3426
3 жыл бұрын
Xagee lagala xidhiiyayaa Cali Xaraare
@gurtaxaaji3990
3 жыл бұрын
Waa wax aad u fiican in xildhibaanada laga abaal mariyo danbigii aay ka galeen , Dhoobo Daaret. Dhadhamiya dulmigu xanuunka uu leeyahay....
@ciisecabdulahi2574
3 жыл бұрын
Dhooqo daareed ka daba taga ayaa lagu yidhi kkk
@nasriinacadey224
3 жыл бұрын
Xildhibanada waxaa ka soo baxay xaq daradii ay ka galeen dhoobo dareed sidii oo kale iygaa lacag lagu kala iibsanayaa puntland waa meel musuq maasaq badan cadalad daro hal reer xaaran ku heystaan
ilmo adeero yaaloow anagu hadaan mareexaan nahay waad nadayriseen farmaajo waxaad umu caaraden in uu yahay nin mareexaan ah marka adunkuna ma hesheen la dihiin
@abdiaizisse113
3 жыл бұрын
Hhh dagaalka siyaasiyinta danta gaar ah leh ha gaarsin halka we love merxaan rer tolkeen ka sanaag ahaan waliba lasqorey city 🌃👈🇸🇴👍 😁
@safiyamohamed5060
3 жыл бұрын
@@abdiaizisse113 thanke brother we love you too noolaada
@ibrahimabdi2674
3 жыл бұрын
War nin yohow wax lawada og yahay baad isku daalinaysaan
@jamalgorgor7650
3 жыл бұрын
Axmed karaash aya ka raayey tuubada iska dhuuq afkana xiro wale wa Lipaaz 😆
@sman9442
3 жыл бұрын
Hadaanu SSC nahay puntland meel ay dhulkayaga ka taliso majirto Ahmed Karaash waxba kama galin ileen dhulkiisa sicir barar kama socdee
@jamalgorgor7650
3 жыл бұрын
@@sman9442 hhhh dhul la dagi karo awalba ma eheen 😆
@sman9442
3 жыл бұрын
@@jamalgorgor7650 lol 😂 majeerteen baa dhulbahante ka dhul fiican? Google eeg dhulkiinu waa mars complete desert baa degan tihiin
@jamalgorgor7650
3 жыл бұрын
@@sman9442 hhhh halka ku noqo weligey ma arag MJ ku nool dhulka SSC idinkuse buux 😆 xeebaha bilicda leh nin arkaya mxa kaso jira SSC 🤣
@sman9442
3 жыл бұрын
@@jamalgorgor7650 Waa run MJ magaalooyinkooda waanu joognaa laakiin xoolodhaqatadooda sanad walba waanoo soo guuraan oo dhulkiina waad xaalufiseen
War yaadahe Boobland...waxaa ka taliya 3 jilib oo isku bedbedela...marka la jooga ama ka taga...
@nasriinacadey224
3 жыл бұрын
Ninka barasbka puntlaand ka ah waxaa uu wax ka qaban wayey maamul goboleed puntland ma wax uu noqon karaa madaxwayne soomaliya acuudi bilaah i laahow sharkaada na dhaafiya ha na soo marin ka ala magan 😂😂😂
@maxamedxasan2331
3 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray majeerteen cidna wax uma ogola ayana wax isuma ogola maantay ii xaqiiqowday reer tolkay weligood masaan ayey ahaanayaan
Anaa ku xoraystaye ha is xariifin walaal, majeerteen waa caddaysteen in hartiga kale addoon u yihiin.
@nasriinacadey224
3 жыл бұрын
Yaa kugu yiri waa adoon akhalaqda ha gaajiso nin walba magaldisa ayuu atooro ku yahay
@dekaaaskar3431
3 жыл бұрын
@@nasriinacadey224 yes hadaysan adoon ahayn maxaa kenay in hal beel ay mamulka iskudhibdhibto marna dadka labah dilo mamul cadaqate hogansho ma mamul miyuu bunoqon kara xildhibanana mahan ee waa xolo ayaga laftodu marka putland lawada leeyahay meesha kamajirto ee dod iskada somaliwayn guul insha allaah
@abdijamac6270
3 жыл бұрын
MAXAMUUD SALEEBAAN ayaa meesha XARAAN ku haysto
@dekaaaskar3431
3 жыл бұрын
@@abdijamac6270 wll 20 sanadod ayey waxba keeni wayeen ee meesha in ay baneyan ayaa ufiican illahay shartisa dani dadka masakiinta hakabadbadiyo
@nasriinacadey224
3 жыл бұрын
@@dekaaaskar3431 waa ogyihiin in meesha maamul ka jirin puntland waa hal beel
@barehussein4804
3 жыл бұрын
Labaatanki dhoobo laguriday wax makaqaadatay
@maimounhassan2890
3 жыл бұрын
Maxad saciid deni ula yabeysan sow uma jedid farmajo oo tasturkii jebiyey dorasho diid noqdey isla xisabtan diidey xer ilalahii oo so barey maliyadda ku edeyey farmajo inu lacag dhunsadey malayun oo markii guddiga barlamanka maliyadda kala direy eryey mad shegtid odaygii somaliya oo dhan xukumayry barlamankii jeebka gashadey saciid deni miyusan arkeyneynin farmajo wuxu sameynayo wa ka barey ka badiyey xildhibanada waxa la og yahay iney fahad yasiin iyo farmajo u shaqeyan si buntuland la geyo nin gareen ah oo la shaqeyo si xildhibanada dowladda federalka loga helo buntuland waxas bey lacag ku qaten xildhibanada wa guulwadayal haddey guulwade ama xogagga wadaniyiin mana ahan wadaniyiin wa munafiqiin haddey aysan aheyn maxa farmajo ugu tagan shaqo u siya oo ay u tagan muqdisho
@mustafaabdi8427
3 жыл бұрын
Cali Somaliland wax dhama ma jiraan meesha ee mincaarad nimada jojiy oo kaaley waadanka
@salebanmohamedmahmoud2483
3 жыл бұрын
farmaajo aada
@gambolaxmed4129
3 жыл бұрын
FARMAAJO AYAA SOO DIRAY, LAAKIIN WAXAY KU GABANAYAA MAAMUL XUMADA DENI IYO AARAN JAAN
@dekaaaskar3431
3 жыл бұрын
War farmajo afkaga hakutagin bila xush mad batahay ee madaxda qaranka ee kumatasha kaxishood mamul xun oo magac dowladed oo uu san mudnayn losaray farmajo haku aflagadayne putland haday wejiledahay 20 sanadod ayaa xukunka usinanlahayen dadkii wada dhiistay hal reer unba xilka isudhabaya xagay kajirta aduunka qabiil udananine
@adanbile4237
3 жыл бұрын
Saarison waddanka ha laga saaro
@guleedciise4497
3 жыл бұрын
Waraysigaan u ekaa kii Shiine Culay Dhoobo ka qaaday 😁😁😁😁
@ruqiyaali3856
3 жыл бұрын
Xildhibaan runtu ka hadlay
@muusasalman4417
3 жыл бұрын
waxaan arkaa in putland ay galayso waji aad uxun lkn geesigu wuu sobixi sida xildhibanadaan oo kale
@raflehisse437
3 жыл бұрын
Buuqkand ebedkeed wax cadaalad u dhow ma aragee, Next!
Maxa marora dilaca ad ka hadlayso Wayo Waxan hadi u run yahay Maxa malinba mel usi maraysa Wayo qabilka aad difacayso maxay kula yahin hadiwa wad ledahin Isku harti an nahay Lkn Waxan wa Ben cad oo ba jirin daroodka awa been ah marka Adi waxanan jirin ayaad qabil ugu dhimanaysa marka Anaga si xilkasnimo u fakir putlan 20sano ayay jirsatay Hada qabil Iska dhafe jifo xataaa way ka hosmartay nin Iyo walal kisay ayay maraysa. Marka Adi oo noolol fican ku nolado oo xata mesha ay u haysto Iyo nin ladhahay Isku jifa tahin mesha jogo ok san xalka noqdo yaa kula fican Adi kolay ninkad Isku wax shegaten xata Ben ha Iska ahate 10doler ka helimaysid hadi ad ka heshidna naftada ayaad un hos u dhigtay
@mohamedomeradam6749
3 жыл бұрын
Barnaamijka soo socda ee kaftanka siyaasada kusoo qaado qodobkan
@garsheychannel6930
3 жыл бұрын
Soda
@mohammedhussein314
3 жыл бұрын
Xasaanada maxa laga,wadaana ?🤔
@zackariaali8870
3 жыл бұрын
Saciid barar iyo sicir barar
@safiyamohamed5060
3 жыл бұрын
inkaarti dhoobo daareed ayaa kudhacday
@safiyamohamed5060
3 жыл бұрын
warsan galiyow farmaajo taageera dani mucaarada
@mohammedabdi7061
3 жыл бұрын
Safiya Mohamed Gabadh Sede hadaad tahay wax waa ka dhegeysan karnaa. Laakiin Farmajo doolar iyo hiilba ka qatanin. Dhulka anaga isku hayno oo taarikhdayada og, hadana Shirkii Jabouti wuu naga reebay. 88 jago ee arimaha dibedda waanaga reebay. Luuqadaha iyo arimaha dibedda Allah ayaa na baray. Ninkasi Cadowgisa ha isaga noolaado. Majeerteen waa curadki Harti
@@safiyamohamed5060 Anagu odaygii awowe Sede Daarood, ayeeyo Doobiro Dir iyo Awowe Daarood ayanu 700 sano difaacney. Hadalka intii aad tiri ayaa sax ka ah. Long life Mohamed Abdullahi Farmajo
@mahdiali2695
3 жыл бұрын
Ogadenia. Yu dan u yahay ma DDS mise Itoobiya ? ... Ma qaybi OO xukun baa! ? Mise waa midnimo ?
@abdirahmanabdi9823
3 жыл бұрын
War maxaad ka hadlaysaa adigu miyaad waalan tahay
@raageshire6374
3 жыл бұрын
Adhigu qururxiso kama ilbaxo
@abdiazizfarah1531
3 жыл бұрын
Dharbaaxadii Xafidallahu Mr Dhoobo kudhacday mid kadarn madhocin , Odayga Reer LC tankusoosocota baa aniga xiiso badan uqabaa. Ee Caruurtaan yaryar Boqortooyada cayaarta haka daayaan
@isismadeinisrael.6929
3 жыл бұрын
K k k k k k k k
@daarulquraanonline4032
3 жыл бұрын
MA DOONAYSAA IN QUR'AANKA LAGUGU BARO HAB ONLINE AH HADABA KUSOO DHAWAW MAC-HADKA DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY . NAGALA SO XIDHIIDH TELL:0654521161. AMA KUSOO BIIR GROUP WHAT'S APPKAN👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd
@barehussein4804
3 жыл бұрын
Nin laga adkaaday e cararay e qurac oostiisa kaso hadlaya hadu xildhiban yahay golihi baarlamanka wafuranyahaye hakasoqayb galo
@malalkalal208
3 жыл бұрын
Ali xaraare aboow kanyar iga celi kan weyna ii daa isaaq iska celi mj neceeb ka iska daa siiba ms ku aragnay sl shaqadiina taqaan
@ahmedjibril8667
3 жыл бұрын
Waxaa la waayay Raggii boqortooyinka kasoo horjeeday sidi Napelion, Lennin, Abraham Lincoln, M. Siyad Barre & Baba Diiriye, Waxaa Soo nooladay Boqortooyooyinki Abasiiniya, Majeerteeniya I.W.M.
@barehussein4804
3 жыл бұрын
Puntland xoriday kama jirto waxana mamul kanoqon kara ninkii dani daba dhilif u ah
@AhmedAhmed-lv3xc
3 жыл бұрын
Maamul goboleed wax layiraahdo majiro Dowlada puntland ee soonaaliya dheh.
Пікірлер: 123