Wareysiga ku saabsan sababaha kaa keenay wadankaaga waa waxa ugu muhiimsan ee broseeska magangeliyada. Magangeliyodoonka waxay markaas si fahfahsan ka hadli karaan sababaha ku kalifay baxsashada iyo waxay dhiibi karaan caddeyn. Wareysiga wuxuu sal u yahay go´aanka laga gaaraayo codsiga magangeliyada.
Негізгі бет Wareysiga magangeliyada - Die Asylanhörung SO
Пікірлер