Mashallah Guuleyiso Prof Runta Allah Jecel Hore U Soco
@KingJamaL777
10 күн бұрын
Really, Dr. Abduwahab is a good analyst and writer. He knows more than any somali politicians knows, we need more like this interview to build our brainstorm. Thank you, Universal Tv.
@ahmedkulowabdi821
10 күн бұрын
President Farmajo was a waddani n Some ppl said he's mareexaan 😂
@jimaleahmed1444
10 күн бұрын
Waan idinsalaamey Suxufiyad Hamdi ahna Aqoonyahand Ku xeeldheer warsiyada AQoonyahaniinta Waan salaamey pro Abdiwahaab sheik Masuul sare
@husseinaden7560
9 күн бұрын
Mnsha allah profesor ka ilaahay ha xifdiyo, waxbadan baan kaa faaiidaysanay si wanaagsan buu noogu sharaxay oo uu qof walba fahmi karo
Prof Cabdiwahaab waa muwaadin Somaaliyeed oo ay Somaalinimadu ay ku wayn tahay. Sidoo kale, wuxuu aad u wacyi galiyaa una baraarujiyaa ummada Somaaliyeed. Thank Prof Cabdiwahaab
@SuperAbdul0000
8 күн бұрын
Mslahisu Hadley
@mohamedabdiyusuf519
7 күн бұрын
Abaaha somaliyaba wasay faqash bad tahay iyo xaraanka gurguurte taageereysidba wasay viva itoopia iyo snm isaaq mouyuuguna waa lagu duugii doona qalinka ilaahay hanow daayow sareeye muusey bixi cabdi xildiid roobley oo hkreyna afweyne u bireeye iyo qadaadweynba imikana raba inu bireeyow cadowga koobad igo ka labaadba geeley uuska weyn leh iyo gurguurtaha ilmo dhilogaba ayu dhawaan u quusgoyn dona muusey bixi
@maxamedgaab4153
10 күн бұрын
Masha Allah pro Abdi wahaab Alle haku dhawro somali wxn Leeyahay wa ind dhugataan Dhageysataan shakhsigan Oo kale wayo wx badan bad Ka fa ideysaan ????
@u.j7332
10 күн бұрын
Ninkan xaqiiq buu ka hadlay 👍 Ethiopia waa cadowga ugu xun ee soomalidu leedahay Already Dhul balaadhan ayay naga haystaan Hada iyo kow qarnigii 21 aad ayay u soo tafa xayteen inay dhulkeena xorta ah iyo badaheena xoog ku qaataan?? Ethiopia awood malaha waa in aan iska celino oo meel uga soo wada jeesana
@Vivo34700
10 күн бұрын
Aniga ayaa ka imaday Addis ababa qofka waa la afduubtaa familkaga waa in ay lacag bixiyaan si lagu sii daayo
@Sumadeena
10 күн бұрын
Waxa eryaya itoobiya waa wadki way ku bakhtiyi doonta soomaaliya insha Allah. Guul iyo gobanimo Somalia 🦁🇸🇴
@idrisfarax6258
6 күн бұрын
Mansha Allah prof C/wahaab Xaqiiqdii aad ayaan ujeclahy waa nin aqoon yahan'ah oo aan lagadan karin. ❤❤❤
Allah ku xafido Proffesor Abdulwahab ❤ Insha Allah ragga dabadhilifka ahna Waa leyska qaban doonaa allah ku janeeyo ❤❤❤
@fourrehfarah7449
10 күн бұрын
Rijale horay soco
@dajiscom463
7 күн бұрын
M.a thanks prof itobia beyn ayay isku heysa
@Xaswawa-rz2et
7 күн бұрын
Salaan Sare Professor AbdiWahaab. Aqoontahan Soomaliyeed oo Wadani ah. Allah ku Barakeeyo.
@abdirahmankoronto2815
8 күн бұрын
Masha'ALLAH. Professor Abdiwahab waa hanti qaran.
@mohamedahmed-tz2mj
10 күн бұрын
Very good excellent speech
@KhadejoHassan
10 күн бұрын
Alaylehe warunta aqoonyahan ilaahay hakuxafido
@CawoiyoAyaan
7 күн бұрын
Illaahow noo soo badi oo cimrigooda noo dheere kuwa professor Cabdiwahaab oo kale ah ithiopia Allaha na dhaafiyo
@abdullahiaidrus253
7 күн бұрын
Well analysing africa issues.
@maxamedgaab4153
10 күн бұрын
Abiye ahmed wa naf la,caari Lkn wuxuu arkaa somali Kasi jilicsan suu wuxuu Doona kasameeya ???
@MIndhayare
10 күн бұрын
Prof cabdiwahabow hadalkaaga aqoonta ku dhisan waan taagersanahy itoobiya waa cadow sax masar oo cadowgeedana ahna iney timaado waa sax lkn waxaa weeye mesha farta ka qurusantahy qorshayaashaa aad sheegtay ma yahay xasan nin ka faa iidaysan kara xasan waxaa uma muuqdaan in itoobiya oo cadow ahna dadka qaar u cararaan asagaa ka lifaayo hadii baydhabo uu rabo inuu boobo asagoo magac qabiilkiisa wata hadii uu rabo daarood inuu boobo rabo macaa isaaq in laga shakiyo oo laga cararo asagaa kalifaayo
@rocky4066
10 күн бұрын
Prof. C/wahaab guuleeyso 😅
@kamalabdulk4765
10 күн бұрын
Massha allah ilaaheey haku barakeeyo dhamaanteen,midda kalle aqoontu isma qariso kii dhuusi lahaa iyo kii matagi lahaa daalimiinta bilaa xayada ah ee itoobiyaan la safan shaqo hallaga qabto munaafaqiinta.
@sharmakeali1132
9 күн бұрын
Prof abdiwahaab ilaahay khayr ha siiyo waa somalali dhab ah
@diniodawaa1705
8 күн бұрын
Prof. Abdiwahab guuleyso waad ku mahansan tahay Garab istaaga Abti
@user-dd3yu1nn7p
9 күн бұрын
Dadka noocan ah yaan lagu sheegin aqoonyahan. been iyo khuraafaad buu akhriyayaa. Hadduu wax garanayo inta uu Ethiopia ka sheekaynayo muu ka hadlo ama wax ka taro dalkiisan 35 sano dawlad la'aanta ah ee mooryaanta iyo shabaab isku haystaan. DOQONEY DABKAA BE;!!
@MohamedAhmed-il2bx
9 күн бұрын
Salaan sare Hamdi iyo professor Abdiwahab Abdisamad iyo dhamaan bahda UNIVERSAL TV.
@ibrahimmohamed9255
8 күн бұрын
What an analysis
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
10 күн бұрын
Brof. CabdiWahaab CabdiSamad halkaa ka wad u hiilinta ummadda Soomaaliyeed. Waa runtaa, Itoobiya maanta ayey ugu liidataa oo wax ay innaga qaadi karto ma jiro.
@idirisadankazin4077
7 күн бұрын
Maashaa.allaah
@abdihaji7617
7 күн бұрын
Farah maalim nosofadisi next
@caishamaxamuud4875
10 күн бұрын
Walee wax badan oo Run ayad ka hadashay Waxaa tahay Aqoon yahay wax bartey wax badan Og alle Haku xifdiyo🙏🥰ithopiyo waa wadan isaga dhexdisa dhibaataysan wuxuu raba shacabka inuu been KU jeediyo🤔
Adoonnimo ba amxaarada aa u magacaban ilaa iyo xiligii nabiga scw
@alliabdalla319
9 күн бұрын
Masar FAAIIDO MALEH ,SOMALI INAY U DAGAALANTO BAY RABTAA
@bmismail1299
10 күн бұрын
The Somali and Afrian intueculs are dreaming to find 10 prof. Like Prof. ABDIWAHAB
@AA-do7yf
8 күн бұрын
Completely I can understand your frustration
@umuxafsa3391
9 күн бұрын
Ninkaan waa in laga faa,iido cilmiga oo meel dheer lagaarsiiyo codkiisa meelo badan laga wareeysto
@abdikadirali117
10 күн бұрын
FARMÀAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH BAAD SHALAY LEHEEDEN MAANTAN QARANKKII DHAMAA QABIIL BAAD KADHIGTEEN EE IS SOO SAXA...TALIYAYAASHA, DIBLOMAYSINTA WAZIRADA IYO AGAASIMAYAASHA OO DHAN WA HAWIYA
@hassanabdi2542
4 күн бұрын
Doesn’t matter what Tuulo you from or Gobol. Be together for your country or perish from this earth, there’s nothing in between Soomalay dhegaha fuura
@zeinabelmi2076
16 минут бұрын
Dadku ma fahansana arinta River to sea, waa usii gogxaarka qabsashada xaram ee Ethiopianka calmadaha qoyamada ayaa dhow
@rooraayecalimurjaan377
7 күн бұрын
Professorka afkeenna wax ha noogu sheego fadlan.
@FaaraxCllaahi-g6i
9 күн бұрын
Pro.cabdiwahaab ilaahay haku sharfo
@hamdibulhan8009
10 күн бұрын
Wadanka soomaaliya waa wadan aan dad lahayen ee ha isdaalinina maanta jenaraal itoobiyaan ah baa jigjiga uga jeesjeesaayey soomaali iyo taariiqdoodii iyo dagaaladii lal galay soomaali baana garbihiisa taagneyd waa taariiq aan maanta joogno wax ka xun rabiyow hana tusin
@MubYus
9 күн бұрын
RN.
@mowlidahmedmohamed514
10 күн бұрын
Wadani somaliyed nolow prof.
@midnimo.jaceyl23
7 күн бұрын
Soomaalida allow badbaadi
@abdullahiomarali5241
8 күн бұрын
MASAR DAGAL AY QDEY KU GULSAETY ILAA HADA TARIIKHD KUMA JIIRTO
@goldenjj7313
8 күн бұрын
Dr. Abdiwahaab, waa tahay muwaadin xalaal ah.laakiin Xassan Gurguurte qiil looma sameyn Karo. Gurguurte wuxuu Masar u keenaya inuu Ku gumeeyo dadka Somaliyeed ee uu Ka daneystay . Inay Etopia Ka hoos galaan Dan ayeey u arkeen waana Ku saxsan tihiin.
@ahmedgarodhi8969
9 күн бұрын
Professor xassan sheikh caar hayimato Berbera oo hausaxexo itobiya baada hadu xukumo Somalilland waaxan inioraan laha waaxan surtobeen wakhtiga haiska luminina baada Somalilland iyaga iskaale shuquul kumalaha konfour ciid bixiin karta majirto
@truthhurts2085
10 күн бұрын
Waa dhaxal gal wareeysigaan share dhaha
@AA-do7yf
8 күн бұрын
We very blessed country
@mohamedmohamud9152
17 сағат бұрын
Madaxweyne Hassan sheikh difaaca woku kaliyoobay ee dhalinyarow aan garab istaagno difaaca masiirkeena iyo dhaxalkeena
@sheersheer1896
8 күн бұрын
Professor aadbaadvumahadsantahay sida wanaagsan eed wax umacnaysay adiga iyo wariyuhuba
@abdirahmanmoalim5562
9 күн бұрын
Very good professor Abdiwahab Aad ayaad ukala dhig dhigtay
100% professors ka waan ku taageersanahay fikradiisa Waxaan un ku dari lahay Hal mid un Shabaaku waxay ku andacoonayiin Ethiopia iyo ciidamada kale oo soomaliyo jooga Muslims ma ahan ee dadkeena ay gaaleyasiinayiin Bal ka warama hadii ciidamo masaari la keeno maxay ku andacoonayiin. Soo kuma dhacayso afkii baa juuqda qabay? Immaatinka ciidamada Masar waa hal dhagax labbo shimbiro ku dill Wabilaahi towfiq
@AA-do7yf
8 күн бұрын
Pro. What is your issue
@abdiali319
10 күн бұрын
Bal doqonkan doonaya in Ethiopia iyo Masaaridu ku dhex dagaalamaan Somali Italiana. Ma kanaa maskax leh. Isaga oo soo jeeda ayuu riyoonayaa. Ninkani mawaxa uu u sheekaynayaa caruur. He is mentally deficient.
@hallad598
10 күн бұрын
Heego
@MubYus
9 күн бұрын
Good point.
@kamitatitudewaaq7335
7 күн бұрын
HABAR OROMO ORMIA KAHADAL SOMALIA KABAX ARIMHEDA
@mustafamunasar4823
6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wa koda ugu aqliga badan san u hadlayo Hawiye Ooya ila qimaayaha KFG Digil Iyo Mirifle iska leh,xaradheer iyo ceeldheer Adale geey masarida hooyada na ku dar awal taliyanin gabdhahina ku marti soori jirten
Xassan ash markuu mucaaradka ahaa abaal uma dhigan somali qurun iyo qabyaalad professor abdiwahab kuwii afduubaybu ku jirey
@idleabdirahman7408
9 күн бұрын
Cabdiwahaab waxaan cadaynayaa in uu si aqoon leh uu u kala saaray Somali nima iyo Qofka
@alihaibe4209
9 күн бұрын
Waa kii doqonka ahaa ee barigii la afduubtay, waa fascist aaminsan in la laayo dadka reer soomaalind, waa Kenyti wiil kukuuyo ahi ku guumaysto Kenya waa duli jilicsan.
Пікірлер: 312