HEESTA UU IIDLE MUUQAALKAAN KU JIRTO HALAYGU QABTO SANADO BDNAA RAADISKEEDA KU JIRAYEE
@abdirizakmahmud5768
5 жыл бұрын
Iidle yare wa fananan aan xoog iyo indhacadees fanka kusogalin cadawgiisa so badanaayana waxay cadeen utahay in uu wadada Ku dhaafay dad badan badan o fanka daaqada kaso galay heestoodu eey hadal iyo sheeko matalaalac tahay lknse ninkaan timaha injirta Ka gashay si qaab daran o maraxnimaa ayuu inanta ubax jacayl o casan ugu qasbaayay yaabka yaabkiisa waraa ma iloowda camera da hhhh so aalamiitey iidle ma gaareyside midakale marka dharbaaxo nin raga ugu booteenee adigu ma dumar baad la dagaalami jirtay KAW!!!### yaan lagu jiidin le hooyadis aa caaysay hooyadaa ma ilawday iyadana saas ayad Ku caaysay badawyow
@Abdirahman-Cideeye
6 жыл бұрын
Daahir no dulqaad no kaftan Zxp caadi iska dhig Iidle hhhh nin jira
@abdiqadarmohamed3484
6 жыл бұрын
Botetalee dahir tugsi aya kunoled marka hore matugsi kusinolatid maxa dadka uguboteynesa duluufow...deen badaan neh waba luguleyahy koley bixiin meysidi idle aya kadibi usisheeg duluuf iskaweynadey oo jokora isli eeh
@khalidxashi4366
6 жыл бұрын
kan daahir love waaba nacay wlhi kulaha dhirbaaxo indhaha kaaga dhufan aa hahaha aniga call me nacaska aaa tahay wasse wlhi daahir love intaaan garaaco walipa naagayn lahaa doqonta
Пікірлер: 53