Maasha Allah...reer Buuhoodle dadka waa ka horeeyaan, ilaahay ha u barakeeyo.
@MaxamedCabdirazaaq-w3t
7 ай бұрын
Masha Allh wey fiicnthy in wadanka in laga aas aaso warshado badan waayo maanta somalia waxa saas ugaly waa sidii dibada waxa looga soo dhoofsanyey realy haa HORE USOCDA REER BUUHOODLE
@sacdiyoxussen2138
Жыл бұрын
Mashaa allaah rer buuhoodle ee puntaland war shada burka soomaaliya wax weyn ayaad ku soo kor dhiseen
@mahadfarah
Жыл бұрын
Masha Allah waa dadaal dheraad ah ok aad hore qadeen reer buhoodle
@jasminej6281
Жыл бұрын
Mashallah
@abdirashidismail6631
Жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsan ahay dadaalka reer buuhoodle.
@walaalahatube9878
Жыл бұрын
M.a allah
@hafsaabdiqadir3488
Жыл бұрын
masha allaH
@deeqa8645
Жыл бұрын
Ala ala ala waan farxay alxamudullilaah. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Guul guul guul guuul guul guul waa cuno la hubo caafimaadkeeda iska ilaaliya sunta dibada laga keeno. Sunta berbera laga keenayo. Sunta china sunta hindiya ha cunina . Xunada dhulkuneena ayaa ah wax caafimaad keed kmla hubo
@abdisaid6092
Жыл бұрын
Masha Allah
@deeqa8645
Жыл бұрын
Waa maal gashan doonaa . Insha allah
@Sahal63
Жыл бұрын
Maasha allah swt ha barakeeyo, anoo Deegaanka Buuhoodle Galbeedkeeda deggan gaar ahaan Qorilugud waxaan ku faraxsanahay in Buuhoodle Dhinacii Horumarka u dhaqaaqay, waa tallaabo niyaayirleh, waan soo dhoweynayaa weliba waxaan jeclaan lahaa in iyada iyo kuwa kaloo badan oo weliba Sheerar laga siiyo Bulshada ku dhaqan Gobolkoo dhan gaar ahaan Reer Qorilugud si isdhexgalka iyo Nabadu u taaboqaado idamka allah.
Maxa funny waa lo bahanyahey wayo burka bananka laga kena mise waxaad is ledahey mida barbara kutaal ayey cuna qabateyn hh Maya wali waxa la rabaaa kuwa badan 😅
@abdillahiismail7715
Жыл бұрын
Alaha hakuu barakeeyoo lakiin waad qorsha xumaysatay ee waxay Ahayd in aad ka samayso Magalo Xebeedka sida Berbera Ama Bossaso.
@alkhayratmedia5956
7 ай бұрын
Maxaa xeeb ku jira buuhoole ayaaba beerihii u dhow e
@maxamedamiinyaxye9270
Жыл бұрын
Haddaa runta sheegeesid baastada natusi
@abdiaziizahmed7827
Жыл бұрын
Tuulada buuhoodle waa deegaan habarjeclo walaahi buuhoodle waa deegaan habarjeclo noo sii dhisa oo no qurxiya waan ku faraxsanahay
@@Hornscope waa run balse ninkani taa Kama faa,iidaysan waase fursad u banan dhalinyaradan tahriibaysa inay koox koox isu kaashadaan oo ay sameeyaan beerihii qamandiga mar hadii la yahay warshadii kala wareegi lahayd.
Пікірлер: 78