Allah qoftu caqli badanaa.Allow ku daa . Wlhi caqli badniddu waa waxay fanka fasahaadka ah uga baxday.The most amazing person.I love Khadra dahir too ayana Fankii way ka baxday.
@rodawaiss5967
4 жыл бұрын
Ma sha Allah...Fadumo Haldha Allow noo dhowr waa gabadh aad reer Jabuti qiimo iyo sharaf ku leh 😍😍..thanks walaal Lul Ciid Wanagsane salaan sare from reer Jabuti🥰
"What a love story" Maansha Allah, thank you Luuleey for the beautiful story. fanaanadeenana " you are a great legend" Ilaahay cumriga hakuu dheerooyo iyo cibaado suuban.
@samiaelmi
4 жыл бұрын
Aniga ka marqati ah jeceylka Fadumo u ahayee Maxamud Yusuf Sugal oo jar aheyn Djibouti siba Q7 waan idin salamey Maxamud iyo Fadumo L.pai
@sahramacalin1654
4 жыл бұрын
Masha Allaah ❤️🧡💛💚💙💕💘💖💗💞💜❣️💔waad ku mahad santahay sida aad noo soo gaar siisay Qisooyinka
@iloveumom8568
4 жыл бұрын
Alla illhy intuu rag fcn siiyey hanoooo daaaayo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️💎💎💎
@umucafiifaumucafiifa8571
4 жыл бұрын
Aamiin
@kafiaahmed3724
4 жыл бұрын
Yaa salaam walaasheed Faadumo haldhaa Allaah toobadaada hakugu sugo. Alaylahe dumarkii Ragga dhulka ku jiidi jiray waad naga qabsatay oo infarxadina jirtaan iyo Ragg du wanaagsan baad soo bandhigtay. Waa laba farxadood Allaha kubakeeyo aamiin.
@caaliyahasan1608
4 жыл бұрын
Faadumo waxay ka dhaxaysaa soomaali oo dhan jabuuti kaliya mahan
@zahraibrahim2871
5 ай бұрын
Wa run wl reer Djibouti wan nahnay lakin jinsiyadeena soomaaliyed aya ka weyn fadumo Ali Elmi wa qof wadaniyad leeh soomaaliy wey kuso noleyd dalkeeda Djibouti na wey uso halgantay ayado yar Allah diinta haynagu wada sugo dhamaanteen
@bilan9135
4 жыл бұрын
Aad baan ugu faraxsanahay waaashay fadumo Ali cilmi cimriga iyo caafimaadka rabi ha u daayo fadumo waxay saxib ahaan jireen habrawadagtay oo wadankii hooyo maansha alle iyada iyo xajigeda ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👍
@filsanqaali7005
4 жыл бұрын
Fadumo Cali haldhaa alla waan jeclaa quruxleey dabeecad intaba way isku darsatay ♥️💚♥️💚♥️💚
@foziyacawil4774
4 жыл бұрын
Maasha alaah faadumo looma maleeyo reer jabuuti af soomaaligeeda waxad mooda inay hargeysa ku dhalatay
@abdirahmanhersi5681
4 жыл бұрын
Mansha Allah waar wale wax kasta dumar laguma sheege waa tii Ka dhaqaaqaysay Allow noo badi inta iyadoo kale ah iskuna sakhir iyadiyo saygeeda Amiin
@salmaanmoomin
4 жыл бұрын
Masha allah fanaanad qaran fadumo haldhaa heesaheda aad bn u jecla allaw xafid thank you caasha luul
@abdullahhassan2940
4 жыл бұрын
MashaAllah Ilaahay ha ku Xifdiyo Haldhaa, habo luul waan ku Salaamayaa
Faadumo haldhaa waagay fananada ahaydna waan jeclaa hadana laba jibaar sii jecladay Allah ha xifdiyo
@fadxiyahassan3406
4 жыл бұрын
Maanshallah fadumo haldhaa ilahay ku xifdiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhan9581
4 жыл бұрын
MashaAllah tabarakAllah. Allaha nibarakeeyo walashey Fatouma Ali Elmi iyo walalkey Houssein Youssouf Sougal
@haldhaa804
4 жыл бұрын
Ciid mubarak Luuleey, iyo soomaalida kula socotoo dhan, iyo groupka commentiska ku farayaraystoo dhan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ramadaantii iyo cibaadadii oo dhan laga qabilay. Allahuma Aamiin. 💓💓💞💞🏵️🏵️🌻🌻🎉🎉🎊
@asmaahmed5010
8 ай бұрын
Alleh ha ku xafido habo ❤
@GareenMedia
4 жыл бұрын
Masha Allah marwo Faadumo hal-dhaa. Waxay ka hadlayso ee ku aadan fanka waa run. Fanku wuxuu tebiyaa dhaqankaaga, balse inagu waan garab marnay. In dib u eegis lagu sameeyo ayuu u baahan yahay. Mahadsanid Hal-dhaa.
@muslimahhassan8210
4 жыл бұрын
Maa shaa Allah fadumo she is lovely women leicester uk baan kula kulmey dhowr jeer aroosyo ay noogu timi Allah haku xafido adiga iyo family kaagaba adna sidoo kale edo aisha luul Allah haku xifdito adiga iyo family kaagaba❤❤❤❤❤❤
Mansha alah faadumow alaah kaaga gargaaray dhibkii fanku lahaa waxan ku farayaa inaad u nastexayso kuwa hada ku jira fanka
@Ghaimand
3 жыл бұрын
Mashallah Tabarak Allah Beautiful Spirit 💙 May Allah subhana show us all the right path and shower our lives with his mercy, love, imaan and blessings. Allhuma Ameen.
Sheeka aan maqlo iyo sooyaal nololeed waa midii iigu miisan cusleyd, dad-nimada iyo duntu waa muhiim. qosykaa alla haysu barakeeyo denbigoodana alla ha dhaafo waan leeyahay noqda kuwa is dhaxla Alle idamkii.
@ummuisra6721
4 жыл бұрын
Maasha allaah anna odaygaga baan u duceeyaa sida faadumo haldhaa
Masha Allah ban leyahy walashen fadumo ducdedanha aamiin aamiin yarabi
@raniyajama9630
4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah Fatima Allah haa ku xifidiyo ameen
@dulmar9139
4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah walaasheen fadumo haldhaa iyo adigaba Allah haidin xafido aamiin aamiin yarabi
@khadijabin8262
4 жыл бұрын
Fanaaniitu waa dad sharaf badan oo qalbi fiican masha allah
@fathiaali927
4 жыл бұрын
Mashaallah fanaanad fadumo qurux 🥰🤩💋💋
@fowsiyagoled5030
4 жыл бұрын
Asc Fadumo Waa Gabdhaha San Jerclaha Ma shalahu ❤️🍉🙏💕💕🙏🍉❤️
@qisasduniya1053
4 жыл бұрын
fowsiya goled maya waa marwo ninba qaba
@saadibrahim3350
4 жыл бұрын
Machallah ma seour fatouma ali halda iyo ma seour acha lul ciid Moubarak 😘😘😘😘
@warfamaryam1963
4 жыл бұрын
Mashallah Tabarikalaa Allaahu akbar Alle hakuu barakeeyo
@hothanothman2995
4 жыл бұрын
Qurux dumarka fadumo haldha💕
@sahraisaaq5854
4 жыл бұрын
Mashallah waa tix aakhiro lagu xasuusanayo✅😍
@mkmmk1080
4 жыл бұрын
Masha-Allah fatouna guru huno Allah hagu barageyo nolow🤲🤲🤲❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aminomohamed6349
4 жыл бұрын
00000
@khadravlogsofficiall5007
4 жыл бұрын
Mashaaa alahaaa xabibtii fadoma haldha viv may love fahre djaboutiii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@amirastylish8980
4 жыл бұрын
Masha allaha allaha ku xafido
@faizalove6520
4 жыл бұрын
Me too I miss my first love the only love I have on this earth wali waa. Jeclay igu duceeya inan helo marun it’s almost 19 years I still can’t forget him
@hoybilla1489
4 жыл бұрын
Allahuma Amin qali ilaahy kusi oo kuso nabad celi
@abdullahiomarali5241
4 жыл бұрын
19 sanno waay badntahey ah odhan waa ki iakli ahaa illahey baa og ka kuu fican illahey isku xidh
@faizalove6520
4 жыл бұрын
Abdullahi Omar Ali walal waan gursaday ilmo waa haystaa lakiin waa ii cuntami waayay kan waa kala tagnay mid kalena ma rabo
@Mohammedabdi1127
3 жыл бұрын
Faiza Love Walaal hadaad Mekkah tagtid Allah ka bari inuu ku ilowsiyo waayo jacaylka dhinaca keliya waa hawl badanyahay. Waxan sida u sheegay haddii nin yahay oo aan wax kale ka hor taagnayn xal ayuu keeni lahaa haddii Allah la qaban lahaa ee ducayso oo hore u soco nasiibka. Awoodada oo dhan saar Shukriga Allah iyo cibaado suuban. Iga raali ahow hadaan galay arimo aan wax la iiga waydiin waayo aniga ayaa yaraantii iyo haasawahaygii iyo wixi jacayl addunka jiray ku lumiyey gabadh aan i fahmi karin. Allah ayaa mahad leh wayn ii guuriyey middii igu haboonayd oo Allah mahaddii iyo maansha Allah aad moodid in aniga lay design garayey. Sidada middii aan rabay muddo qalbigayga kama bixin. Haddii u khair iyo dan ku yahay Allah haku sakhiro oo kulmiyo, haddii aanu Khair kuu lahayn Allah haku ilowsiyo
@samiyaomar3483
4 жыл бұрын
mansha Allah waa gabadh caqli badan
@princesshawd6859
4 жыл бұрын
Fadumo haldhaa iyo casha luul labadinaba alah ha idin sharfo
@AG-rp6xq
4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarkallah 😍😍❤️❤️
@yummyhammy7547
4 жыл бұрын
Inoo soo badi faadumo wllo. Ilaa bilowgeedii ilaa dhamaadkii sayloon bay ahayd Wlhi.
@dayaxxidig2738
3 жыл бұрын
Fadumo handha waxaan kugu jecelahay heesta ”somaliyed nabad” waxaan KA soo samlamaya somaliya, Mogadishu
@ummuayan8227
4 жыл бұрын
Mashaallh fadumo wadaad ❤❤❤
@qisasduniya1053
4 жыл бұрын
Aicha Luul habo eiid moubarek 🌹🌹🌹
@gobdeeqlagasiray4446
4 жыл бұрын
Fadumo haldhaa masha alaah ala cimriga haku dheereyo
@hodanengmixile4892
4 жыл бұрын
Masha Allah
@halimoabdi2058
4 жыл бұрын
Masha allah wll alle ha ku xiftiyo
@fadumonuur7264
4 жыл бұрын
Masha allaah ciid wanagsan ayaan idinleyahay
@milgomoumin7494
4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah Allah ha ko caafido fatouma aldhaan
@cayniseed6306
4 жыл бұрын
Soo dhawoooooow fadumoooy
@amrandiiriye2841
4 жыл бұрын
Maashaa Allaah guuuuuleso
@zammyali3047
4 жыл бұрын
U ducee culimada oo dhan iyo wadanka oo dhan sister
@aminaduale3248
4 жыл бұрын
Alle dib kuuma celiyo wll
@habiibahasan2125
4 жыл бұрын
Masha Allah Sister Fatima Ali Haldha my habo Aisha salamulah
Пікірлер: 272