Walaahi waa waayo iyo wax cajiib ah oo inta badan dadku soo mareen sheekoyin sidan ah lakin marka caruur la wato waa wax adag caashay wadooyinkii seerbiya hungry iyo habeen socodki baqashadi ban xasuustay kkk eddo saado wan sugayna aadna way umahadsantahay adigana sidoo kale mahadsanid
@rodawaiss5967
4 жыл бұрын
Serbya iyo Hungry na ma la tagi jiray waa yaabe ??
@sameerahajia4600
4 жыл бұрын
Ma sha Allah mamo Zaado wan salamay magaceda wagihore Ummu Iwm ah shekdana wan dhagaystay hadana wan dhagaysanaya! ( polish Waa Dad Cunsiiriyin ah oo ad u xuun ila hada kolka wagas kasiidarayd) 😁😁😁Wlhi shekadan ad aya ugu qosalay barigi) uk ayay jogan Waa Dad Disgusting ah oo isla wayn oo qabdaran!mamo Saado maxay so jaabty! Shuciiyin ad u xuun weye !
Пікірлер: 91