Wiilashas gabdhaha dexafadhiya way daafacaan qabiil iyo islaanimo labada.
@CHAMPION-003
2 жыл бұрын
Covid 2021 waa xeer 14 kan la wad wado😂😂😂
@bartanabada2906
2 жыл бұрын
Faysal waa kaftan yaqaan calool xaaran😅✌
@jaamacismaaciil845
2 жыл бұрын
Asc Faysaloow nin aan korintiisii gaalo addoon ugu noqday oo aan koriyey oo aan waxbaray kadibna markuu shaqaystay icaasiyey muxuu iga mudan yahay?. Wuxuu iga mudan yahay inaan dayriyo
@axmedmaxamedcali2340
2 жыл бұрын
Xaraan.quute sagal jad muxu kadoney
@Abdiqadir9
2 жыл бұрын
😁sanadka faysal hadii aad dhiig leedihiin hayara leef leefo distida uu washmanka ka ahaaye aynu doorano kolay rajo buuran cid laga qabaa yarbe ninka caloosha xaadhan ugu yaran aynu ku qos qosolne cumamada ku tuura 🤷🏻✌
@aqoontaislaamkabaro
2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN..
@faisanotelinoosoodirkhalil8813
2 жыл бұрын
Calamadda xisbigga ucid aniga ayaa iska lahaa. Gudoomiye wuxuu joogey wadamadda dibadaa. Fasil shaqo badan kamuu soo qaban hub ka dhigistii ururki snm
@cabdicumar5891
2 жыл бұрын
Faysal cali warabe waa seef yaan laysku Dooranin #Markatuu yarna maad u waydeen
@asiyaismailhassan1981
2 жыл бұрын
Legend covid 21 😅😅😅🤣🤣🤣 xeer 14
@Daily_Lifes7
2 жыл бұрын
Hilib iyo Bariis loo diyaariyay qaab habaysan, wixi reer sab ah hasoo yaacaan kzitem.info/news/bejne/0WyNspuKoWmGe44
Пікірлер: 21