Gesi Gesi dalay guleyso halyey qaran Gul iyo Gobonimo
@calioumar2967
3 жыл бұрын
Will kan deserve madaxweyn somalia siida runta
@fartuunisse1045
2 жыл бұрын
HafriintAA iigu daran ma boqoliyokontankii kun ee aad puntland oo dhan aad q oondada usiisee ee ahaydee shayd lacagtii magaca soo maliya lagu soo qaaday ee puntland wADada siisay baadnoog dhigaysaa waxtar balwaxuu yiri khadar baa labo boqol oo milyan bixisay oo boqoliyolabaatan waxa lASiiyay labadawaddo ee afgooye iyo jowhsr afgooye waa 30km jawharna waa90km. Balwaayahee lacagta in taa le eg ma wadada ceeldaahirbaa halmalyan laga siinwaayay kanhadlayaa horta waa qof hurda ama waa tuug. Qof damiir lihina sidaa umahaleen oo og in dsd waxgaranaya dhagaysanayaan ,dadka dawladdan la shaqeeyaa ama waa tuugo aan cidna u nixin ama waa d a d sixran,rabbi talo kufilan reer maakhirow fadaraalkii waakaa dawladdiihii ka horreeyeyna wax idiinmaqaban.
@American_patriot110
2 жыл бұрын
Run badan baad ka hadashay walal
@luqmanahmed3191
3 жыл бұрын
👏🏽🙌🏽
@saynabmohamed8983
3 жыл бұрын
Kkkk
@statsm8339
3 жыл бұрын
Wasiir Jamaal waa ninka cunaqabateeyay Puntland iyo dowlad goboleedyada qaar asaga oo ku xumeeynaayo madaxweyne Saciid Deni iyo madaxweyne Dowlad Goboleedyada qaar. Hirshabelle wax kale iskaba daayee lacag loogu talagalay in wax looga qabto fatahaadda wuu ka horjoogsaday.
@ocroafff5527
3 жыл бұрын
Waa been taa cadeen keen
@abdullaahihashi5131
3 жыл бұрын
Oohintaadu bandana Sansibarkaan Qanjirka wayn oo waxna qaban weliba Dil iyo boob isku Darsaday ma tagtid mida xigta away qabti la siiyeey u Wasiirku sheegay xageygeeyeen Aran jaan Ina Farmaajo iyo Wasirkuba Sxb Xaq bey ku socdaan Ciyaar iyo been wax lagu cuno ma hayaan Tuugo nimadu wey dhamaatey weligaaba Caaaaaac dheh Adeer baa ku Daalay Wasiirka wakaa Dhisay isago shaqsi ah Meshi Degan Dorashadiisa ahayd Deni Abdi Abdi weliba Aranjaan maxay qabteen Gaajo Macluul iyo Caga baraar mooyee iyo weliba kan ku sii Darsaday in u Dadka laayo ugh Dambeysay inantii Subxanallaah In u Soomaali ahayn taas baa cadayn u ah balse Soomaaliya Soomaali baa leh ogow taas Qabyaalad iyo nin jecleysiga waa laga bixi doona insha,Allaah Tuugada waa la Cirib tiri doona insha,Allaah
Пікірлер: 14