Mashallah jawaab fiican bad siisah no jaafaajiriq iyo doood somaliland way ka kortay somaliland guuul
@hassanahmed-kb3xd
2 жыл бұрын
Asal biasal eeshcalaa jawaab mahad sanid wasiir
@Girls-if2ye
2 жыл бұрын
Taasi inay nagaga faa'daystaan bay rabaan xagaas ayey ka cadahay dadkani inaanay wax jaceyl ahna ay noo hayin
@cwaasacjamac9354
2 жыл бұрын
wr wuxu ncyb xumaa
@mubarikvivasland676
2 жыл бұрын
Reer Somalilandow attention kiinu ha taagnaado... waan baahanahay looma bahalo cuno... awelba inagaa dhisanay yaan wax yar oon micno laheyn sida kalluunka lay nagu dabin.. Viva Somaliland
@odayjama1829
2 жыл бұрын
Dad bukaan ah weyaan war umada dhibaato ku dhacaday hadii loo soo gurmadoh haka hor istaagin meesha waxaad ku haysaan malaha dadku weydhibanyihiin umada haday wax taraysoh .
@rodabade7080
2 жыл бұрын
Waar nagaan ubaahanayn soomaliya iyo waxa ay keenayaan
@faatiyasoomaliland8291
2 жыл бұрын
wasiir ha yeelin inay yimaadaan,dhib intaa ka badan ayay u gaysteen somaliland waa dhabar jabiyaal somaliland cadow ku noqday illaahay baa inaga caawin dhibka alxamdulillaah
Kuwa somaliya u dhashay waa caadi lkn kuwa somaliland katagay ha isku soo noqonina adeer
@calidheere2316
2 жыл бұрын
Looma baahna ha iska joogaan
@canabcali5953
2 жыл бұрын
Waar wasiir bellay u iminayaa maxasf u qabate umadda hor fadhido ee kugu dul gaajotay macnashga anigu waanu dhergay waxba igama wixii gajoonaya dadka ha ku dirin la idin baray adiga iyo kuwa kula mid ah
@naasirfaarax903
2 жыл бұрын
Madaxweynaha lixaad ee somaliland 13 nov ayaa loo codaynayaa
Nijaastan SL ka soojeeda ee xamar shaqada u tagtay waa tii xanibtay 11 M ee Caalamku u fidiyay SL. Beenta iyo ohinta yaxaaska nagala taga
@24Sevendays
2 жыл бұрын
Kuwani miyaanay ahayn kuwii farmaajo Ka dhaadhiciyay in uu xoolaha masaakintu sucuudiga udhoofisay in uu ka xaasido oo uu isku dayey in uu hor istaago. Waa godob aan la ilaawayn.
@khadarabdi4521
2 жыл бұрын
Dadku gaalo maaha waxay idinla mid yihiin waftigii jabuuti iyo ethiopia ka yimid oo kale maanta kale waa la isku baahan yahay maaha maalintii faqooqa iyo kala tirsiga
@تمامتمام-ص9ذ
2 жыл бұрын
Wll hadalka si fican umad fahmin malaa dadkan leh aan soo noqono somaliland may dirsan ayaga iska tagay waliba been ka shegay somalalind oo leh wan turjumaynaa ayaa danayesty markii hore imikana iyaga danaysanaya
FAQASH IYO XAARKEED, KAB IYO XAARKEED INTABA WAA LA ISKU TUURAA. FAQASH WAXAY DOONAYSAA INAY TIDHAA DAWLAD-GOBOLEEDKII SOMALILAND EE SOMALIA AYAANU GAARSIINAY MUCAAWINO DHAQAALE OO AANU KU KABAYNNO DHAQAALIHII KU BAABA'AY DABKII HARGEISA !!!!!!
@AAAbdi-eb2of
2 жыл бұрын
Kuwan col baanu nahay Lama mid aha jabouti iyo ethobiya caqligaagu ha shaqeeyo Jaahilyahaw
@sheikdeeq5915
2 жыл бұрын
Oo soo kuwa kuwii ethopia yimid ma aha kuwan maxaa danbi aha oo ay galeen?
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Siyaasad aya laysku haya adeer illa inta somaliland waxay rabto heliso ma iman karan
@sheikdeeq5915
2 жыл бұрын
@@daahaismail3757 hadda humantarian ayay usocdaan siyasad shaqo kumaleh marka hadii saas la isu handado miyana arrin dhib ahi ka dhalan haynin
@calidheere2316
2 жыл бұрын
Kuwaasi waa xalaal Lakiin kuwan?
@moegreenback6854
2 жыл бұрын
ofayaashan qaaxo ka soo hadhay dhaleecayn iyo cay mooyaane miyaanay arrin kale hayn hantidii qarankaa ku dul burburtay Kulmiye weli a wey soo indho adagyihiin
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Xaarami kulmiya dhibka muu keenin illahay aya keenay maskax baan kugu jirin malahi neefyaw
Пікірлер: 34