Wafdiga kasocda Dowlada Jabuuti ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho iyadoona wafdiga ay ka qeyb gali doonaa soo Bandhiga filmka Taarikhda dib u curashada Qarannimada Soomaaliya ee lagu soo dhisay Magaalada Carte ee dalka Jabuuti.
Негізгі бет wasiir Mumiin Xasan Barre
Пікірлер