Muuska iyo cambo babayga intan soo goosto ayuunban iska cuni laha wabigana iska agfadhiisan laha best feeling
@abdulqanimohamedawaleh1268
5 жыл бұрын
Haddi marwalba lasoo bandhiho natural resources keena wlhi, cidiba ka tagimayso dalka. Dalsoor Full Respect.
@hisensesmartaden4003
5 жыл бұрын
MashaaALLAAH Walaahi dhul kheyraad ka buuxa ALLE SWT waa uu ina siiyey Aaway Dadkii ka faa'iideysan lahaay kuwii wadanka joogay indhaha ayey ka la'yihiin waxeey I ku waashteen Beesha Caalamka nala soo gaara iyo kuwii Qurbaha joogana waxeey dhaafin la'dahay Ceeyr waxeey Dad shaqeysteen laga soo jaray iyo meel Baraf lagu cadaaway. Dalka Goormaa uu Hormar gaarayaa? Soomaaliyeey cidna uma maqna ceel na uma qodna ALLE SWT mooyee Yaa Rabbi Aamiin inoo Gargaar
@sahruujsaxardiid8065
5 жыл бұрын
Waaaaaw qurux badanaa soomaaliya maasha allah
@archcatiiq6470
5 жыл бұрын
somaliyada cusub allow barwaqada u siyaadi
@user-ls8go8to9l
5 жыл бұрын
ماشاء الله اللهم استودعتك الصومال حكومة وشعبا محبه من بربرة
@abdialasow1188
2 жыл бұрын
Masha Allah wad mahad San tihin bahda dalsor mida kale aniga waxan layaba somalida sidey ufakaran ama aywax uarkan hada tusale gobalkan WA joboyinka xeryaha qaxotiga na waxa ubadad dad kayimid joboyinka mida kale xamar ayad waxad arkeysa xero Barakacayal oo lawarey sanayo waxey ku leyihin aniga waxan kaimid shalanbod ama janale hadii aad bartadii kaso taktay marka MA xero qaxoti ama magalada oo ad Bush katagta Aya nolala aniga taas Ayan layaba 🤔
The problem in somalia you can't do nothing alone especially if you are from minority clan. You have to partner with Hawiye or Darood or Isaak.
@hmdmohamoud9296
5 жыл бұрын
U right
@diiriyeahmed6699
5 жыл бұрын
Lol these 3 clan are the problem is still have Somalia 30 years war for no reason I am Daarod anyway
@fmohamud2237
5 жыл бұрын
Omar Jeylani what?! That’s nonsense we are all equal as somali
@omarjeylani9144
3 жыл бұрын
@Nusaibah Mohudin Mohamed yes am not in somalia but would love to move to Somalia, at the moment am in london, how about u? R u in somalia?
@adeshjradanali1025
3 жыл бұрын
I.n allah markan schoolka dhameyo waxan raba in aan wadankeyga ku beer ugu yaraan 50 000 oogedaha timirta ah all timirti lagu isticmalay africa si ay ugu gatan falkeyga hoyo somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴insha allah🤲🤲
@abdikafidanjir6739
5 жыл бұрын
Nabad iyo Nolol 🇸🇴
@ahmedeeqnur4047
5 жыл бұрын
Kamada Nabad iyo Nolol wax xun ma ahan laakiin koox tuugo ah ayaa isticmalo sxb oo dalka meelxun ku wada
@hafsajaama1900
5 жыл бұрын
maasha allaah meel aad u qurxoon waaye ❤️❤️❤️❤️❤️
@sahaltakar8110
5 жыл бұрын
Wan uxiisay kasema Aad ayan uga helaa muqalada laga sooduubo mhdsnid dalsoor media
@oomarabdi4497
5 жыл бұрын
Meshan somalia 🇸🇴 maahan ee runta noo sheega
@ahmedeeqnur4047
5 жыл бұрын
Wlhi wa Somalia meel kasta wa saas uu Wabi maro wana 1300 kilometres wa Shabeele river Juba river wa 1400 kilometres oo dhinic kale ah,
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
Barwaaqada Jubada Hoose weeye
@ubahabdi8070
4 жыл бұрын
Mashaa allah wllkey dhulkada melkaron maleh wll yoontoy Xagar ku taalaa adigoo iga raali ah xagen kaala soo xiriiraa wll aan kula soo dersee
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
Yoontooy Aan kuu Faahfaahiyee Waxay Ku Taal Jubada Hoose wax ka Yar 50KM kismaayo U jirtaa Waxa mara Webiga ugu balaaran Dalkeena Ee Jubba Waxay Leedahay Xoolaha iyo Beeraha Waa Meeshii Mashruuca Biya galinta Kismaayo Lagasiin jiray Hadana waxa Gacanta ku Haya Ciidanka Jubaland Oo Saldhig ciidan ku leh Iyada iyo Buuloguduud iyo Baar sanguuniba......Intaa maxaa kuu Raaca Qabiilka Makuugu Daraa dee😂😂
@ayuub2433
2 жыл бұрын
ma waalantahay xagar WA tuulo afmadow Ku taalo ,dhulkan jamaame iyo kismayo u dhaxeeya sheekhal aayana u badan dhul Kala baro
@beeriyobarwaaqo372
3 жыл бұрын
Somalia waa dhul dad waayey
@wiilkagabdhahasoomaalidaku8141
5 жыл бұрын
Meesha aan kusoo barbaaray YOONTOOY 10 sana ayaan mooganahay aad baan ugu xiisay runtii😍
@thiagoalcantara6139
5 жыл бұрын
Sxb yoontooy xagee ku taalana
@wiilwaalsoomaali1480
5 жыл бұрын
@@thiagoalcantara6139 sxb Kİsmaayo ayey dhanka koonfur 30KM ka xigtaa
@somalidarama3100
5 жыл бұрын
@@thiagoalcantara6139 wallo shekhal baa leh
@diiriyeahmed6699
5 жыл бұрын
@@somalidarama3100 Maya illahay baa leh
@user-iu5jx6jf7s
2 жыл бұрын
@@somalidarama3100 shiqaal ba leh warba dhul alle iska leh hafey shiqaal wx heyso beesha 5naad ma noqdeen midka dhacso
@fatimadarajochannel306
5 жыл бұрын
Masha allah dalkeeen nimcaaa fadhida allow nooo barkeeeee
@shamsoiloveuallh822
5 жыл бұрын
Msha allh ❤️❤️❤️
@zakariamohamed1059
3 жыл бұрын
Waa run dhul beeraad wanaagsna waaye oo dadka in loo sheego waaye in qof wax ka heesta cid kale jirin oo dadka in ee bartaan in wax la beerto kaliya la barro
@ifrahabdulkhadir9876
3 жыл бұрын
Somaliyada cusub 2025 ee geeska africa qabsan doonto👌👌🇸🇴♥️♥️♥️
Ax ax iga daa waa muuqaladaan ka marooro dilaaco markaan arko. Nimcada ilaahay dhigay iyo somalida gaajadu dishootey
@Shimba-uh2lx
5 жыл бұрын
Nabadaa waxaaso dhan ka muhiimsan. Dadka dhan ayaa soo wada noqonaya hadii Nabad iyo Sinaan buuxdo la helo. Waagii Maxkamadaha ayaan xusuustaa. Balse inti Ninka dilka geestay la leeyaha lama garanaayo maxaa Beer ku fikirnaa bo. Dhowr qorshe ayaa meel la fadhinaa oo Nabad sugeynaa. Ilaaheey NABAD iyo CADAALAD hana siiyo.
@allemagan987
5 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay hakubarakeeyo
@gomashgomash6877
5 жыл бұрын
Manshallah
@karinacwjacobs
4 жыл бұрын
Walee soomaali waa hurundnaa,ilaahey hana tuso dhulkeena
@payitforwardpower9910
5 жыл бұрын
I wana invest. I need connections:(
@aliyare944
4 жыл бұрын
I have my on farm somewhere here Aliyare1888@gmail.com Tnx and well come
@aliyare944
4 жыл бұрын
aliyare1888@gmail.com
@aarboy2305
2 жыл бұрын
@@aliyare944 u sure bro
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
5 жыл бұрын
Masha allah rag rag dhalay
@maxamudcismaan9182
4 жыл бұрын
Waan soo booqan doonaa inshaa Allah waa dhookeyga
@mohamedalii4339
5 жыл бұрын
Respect 🙏🙏🙏👍 Barwaaqada dalka so bandhiga
@yusufanderson2730
5 жыл бұрын
Wadama yurub waxay ku hor mareen waa. Warshadaha iyo beeraha , lkn Hormarkaas qabiil ayaan ka door bidnay ,
@xamdimohamed8808
3 жыл бұрын
War ninka bara leyda ya igu xiririyo WN ber jeclhy
@ubahabdi8070
4 жыл бұрын
Kismaayo ayay ku dhowdahay mise webiga Juba ayaa maro Afgooye xagay kajirtaa iyo balcad jowhar intaad ayan aqan oo aan tegey
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
Kkkk Waa jubooyinka wll kismaayo Korkeeda
@ikranabdi691
5 жыл бұрын
Masha Allah
@aliyare944
4 жыл бұрын
Wadada afgooye hadii la hagajin lahaa isbadal wayn ayaa wadanka laga daremi lahay runtii hada qudaartii waa la gadan la,ahay wado xumo darteed
@neyruusneyruus4638
5 жыл бұрын
Mashalah
@khaalidabdisalaan4691
4 жыл бұрын
Masha allah
@1Ilyasin.
5 жыл бұрын
Maxaa Dhul la maalgishtaa Nafsadii Qofka ayaaba Raqiis iska ah o damaanad leheyn Markii Nabad lahelo ayaa Nolol lahelaa
@nevergiveupallahwithyou9646
3 жыл бұрын
Wad m/hdsan tihiin. Markad soo upload gareynysan haka taginina goobta magaceeda iyo tariikhdeeda si ay dadku u ogaadeen markeedi hre waxa ay ahyd iyo hdda xaalada ay jgto.
@sayidka6911
3 жыл бұрын
Dadkii dhulkaa dagenaa maxay wax beertaan. kuwo kale oo meela fog kayimid ayaa qori la dul taagan oo baad la qaada har iyo habeen. Way niyad jabeen dadkii deegaanku.
@moali27
3 жыл бұрын
Dowlad ma jirtaa Anaa diyaar ahee
@hooyohoyo8103
3 жыл бұрын
Dhibato calol xumo wan hesta dhul lakin mahayo waigu sacido
@somkaplan1563
5 жыл бұрын
Dalsoor runtii shaqo wacan ayaad wadiin lkn waxaan idin leeyahay dadka aad wax usheegeesan dad nool ma ahan aan qabiilkeen iskiiga jirno na dhaafa pls
@c.qaadirmuuse1538
5 жыл бұрын
Rii
@ashaparekh6839
5 жыл бұрын
Qalabka idinkuyar china farmer ka barta qalabyada beeraha fududeya
@@hanadahmed8389 yaa qabiil ku waydiiyay dadka meesha ka hadlayaanu garanaynaa xitaa,adeer meesha kuwa caanaha keena ma sheegtaane raga leh soo baro ee beeraha ku leh
Wll hadalka waxba tarimaayo waa In Darood laga Saaraa Goboladda Koon fureed; Taana la isku raaci maaya waaya asalkooda ayaa Gaal ka soo jeeda iyo Faraacina
Dhulkaan sheekhaal ba leh darood dhil sidaan malaha
@mohamedshakaal1545
5 жыл бұрын
@@somalidarama3100 sidii ilma yaroo hadaaq barada ha u hadline wax hubso daarood jubada dhexe,hoose iyo gedoba isagaa u badan jarjar la dagase way jiraan oo yar
@@somalidarama3100 Sorry sheekhaal waxa ka soo kaca naagaha ugu quruxda badan soomaalida ma jeclayn inaan gabar soomaaliyeed sida raga colaado iyo dagaalo kala hadlo se adaa iga keensaday waxa la yiraahdaa nin weyn iyo hal dhashay midkoodna ma ordo waase la eryaa
@kamaljamac2593
5 жыл бұрын
Ma jira Nin Darood ama Hawiye ama Isaaq Hal qof oo 5.00 Habeenimo in uu kaca Beer iyo Dhul dhiiga leh in uu lugaha la galo; Allow Darood iyo Hawiye Iyo Isaaq?
Пікірлер: 108