Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️👍👍👍👏👏👏👍👍👍👍👍👍
@UgbaadQaasiim
2 ай бұрын
Rerka halaga xisho wa reer cusub so dhaweye alle haysu barakeyo isha nacabka alle idinma tuso ❤❤🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HabibaBilow-k8o
2 ай бұрын
Laga xishonmayo iyagaba waxey ka xishon wayen ubad yer yer waa larifa maxad kabadalikadhaa nin an runta shenin been buu qarinaya qosolkan ohin baa kadamben hadad gabadha kasojedo halka kuso xanunta anba iso xanuntay inkasto habaryertey tahay hadana runta waa xaq
@HawaWarsame-e2n
2 ай бұрын
Mashaa Allah Allaha haskukiin barakeeyo wixii cadaw idinku ah Allaha idinkaqanto balse carruuta ogaada dadka kabaxa idinkamagali ilmihoina idinkaaleh waa ubaxii bari inshaa Allah
@Mohamednoor1234
2 ай бұрын
Mnshlh lamanaheyga ad ayaan idiin tagera wlhi❤❤❤guleystaa🎉
@HawaWarsame-e2n
2 ай бұрын
Say mashaa Allah
@aniizajaama7544
2 ай бұрын
Mnsha llh laamano quruxbdn🎉❤❤
@NazraAliAhmett
2 ай бұрын
Wllo Hdlka Quruxda bdn baro kaafi inaanta Shafkeedaaa io qoorteeeda na Emoji Saar Waa xaskaagaaa 😢❤mustqabl bad ka Ledhyyy ilmahagaaa hoyadood weye mrka ceebteedaaa io Jirkeedaaa meeelahaaaa muuuqdaaaa Qari
@SagalBashir-kz2sk
2 ай бұрын
Mash Allah waxan oo faraxad raabi ha idiin barkeeyo huunayal
Kaafi iyo hasal waa isku nuraysan masha Allah alle haysukiin barakeyo wllo lakiin kaafiyow caruurtada hailawin ee biilkoda sii oo kawarhay hasaley adna wllo nabsiga caruurta iska du oo kaafi caruurtada biilkoda sii kudheh hadikale nabsigu maso dhoxo
@HabibaBilow-k8o
2 ай бұрын
Waryada dhubuq dhubaqdiina uma bogin ee xageebad ku ogtihiin ubadka ad dhashay kaafi alle oga baq carurtada wey nadhibee markan aragno gajo laga soshego ninka raga waa kii kufano carutii gabadhenana wey ku geydegtay dahir damer iney u cabato hadanahay dhulbahante karti iyo adeeg baa nagula yaqan wamaxay jileeca sharafka alle idiinka qad wixina hos uxaliya
Пікірлер: 33