Masha Allah waa geesi nimo in uu ninka raga ahi qiro wanaaga dumarka ku hareeraysan noloshiisa❤ lkn rag badani kuma baraarugsana arinkaas waxaanay u rakan raga nimo daro iyo nacas nimo lkn xaqiigdu taa way ka duwantahay aad baan ugu farax sanahay in aay jiraan rag xaqiiqda ka hadli kara iyaga oo waliba dareen muuqda iyo mid suuganeedba ku soo ban dhigaay❤❤❤ waxaan kale oo aan rabaa in aan sir yar oo kusaab san gabdhaha aan u sheego raga soomaliyeed taas oo ah inaad xushmad iyo jacayl siisid xaas kaaga waa hubaal in aad ka heshid laba jibaar keed insha Allah❤❤❤
@uptherhmnizmail9157
Жыл бұрын
Alow qlbiga u qabooji dhmn inta qalbiga lga jabiyey😔🤲🏻❤
@amalismail7772
Жыл бұрын
💔🌹
@Halkaynoomaraysay
Жыл бұрын
Imisa ayaa ku qalbi jabisay? Adigu se imisa qalbi jabisay ilen masaajid kumaa jirine? Waa iga su’aal.
Ina sheekh muumin waa jecelkii oo Qof ah Masha.Allaah
@amalismail7772
Жыл бұрын
Masha Allah he amazing human being 🌹
@kayzekayze-et3cu
Жыл бұрын
Masha allah abwaan iyo dhakhatar ayuu u qalmaaa wllhi alle ha ku dhawro
@FaisoCabdule-zu1nx
Жыл бұрын
Ina Sheikh muumin nin naxariis badan balse nafsigu wa wax xanun badan
@samiiramaxamud670
Жыл бұрын
Cabdi curie maba quusto wa nin karti badan❤
@Deeqayuusuf-rc6mg
Жыл бұрын
Waa qiso naxuun badan Hadana qurux badan waayo dadka haday caruur ka dhaxayso waa qaraabo
@Halkaynoomaraysay
Жыл бұрын
Runtii xaas kulul waa cadaab aduun beentiis maaha dumarka kulul inta badan wa karti xaqli badan yihiin.
@hodanabdi6395
Жыл бұрын
Nin qali❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoyadaiyodhalanka897
Жыл бұрын
Cilmi nafsiga dr ah baad ku wañagsaneyd
@aizha327
Жыл бұрын
aniga wiiL sidhaba ujecladay asigana sidooklle wuxuu udhihi jirey Lamanteyda NoLoshaad tahay BaLsE mar kaliya wax waLaba way is badeLeen murugo ,qalpi jab ,oohin badan ka dib waan bogsadeyy hada oo waqti bqdan ka soo waregtay wuu soo labtay shaqsigii xanunka badan ibadayy wuxuna dhahay icaFi qalad baan kaa GaLay Maazan CaFiyin Ma ku zaxanahay Haa AMa Maya ?
@drsanabyassein6009
Жыл бұрын
Waad ku saxan tahay Qof adoo u baahan oo uu ogyahay in aad aawadii u murugoon doontid kaa tegey oo kuu quudhay in aad aawadii murugoodid oo oydid xaq uma leh in aad saamaxdid
@bisharoali2095
Жыл бұрын
Really qof kasta oo wanag kataga waxaa lagu soo xasusandonaa wixii wanagsanaa. Lkn qofkii rebay qalbi xaxuun markasta qalbigaa laga habaraa. adoo wanag sadaqaysan kara xumaan yaa lagaa dhaxlin.
@nimcoaxmefld4022
Жыл бұрын
De haaye hdlka adu mad naga daysid isgu hanoo wado shekadee ish
@barwaaqoqueen-z2j
4 ай бұрын
Ax ax😢
@ayanabdi5894
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk odagyn funny
@khadraahmed4751
Жыл бұрын
Buuqa background aya xiisaha ka qaadey waraysiga
@fasxiyamxamed5902
Жыл бұрын
Cabdi curiye anigaa ku soo baxayee ila soo xidhiidhi
Пікірлер: 38