Xitaa abtiyaaladiis iney u sheegaan magaca aabihiis iyo qabiilkiisa bey ahayd coz si afficial ah buu ku qabay gabadhooda ayagaana ka furay qasab wey yaqanaanaan.
@DeeqMaalMedia10
2 жыл бұрын
Hadaad aragto magaca Allaah love saar❤❤ الله ❤
@shamsoabdulqadir8708
2 жыл бұрын
❤
@abshiroabdi8393
2 жыл бұрын
❤
@AyaanAbdirashiid4631
2 жыл бұрын
❤
@xaawaluulaa4299
2 жыл бұрын
❤
@safiaissa5917
2 жыл бұрын
❤
@haboonhussein7218
2 жыл бұрын
Abdicasiis walaal ninka mar kale ku laabo si dadkiisa loogu helo magaca hooyada iyo qabiilkeeda inshallah
@saidodahir5086
2 жыл бұрын
Waa shegay magac hooya diis
@haboonhussein7218
2 жыл бұрын
@@saidodahir5086 magaceed hooyadiis
@ashanur7166
2 жыл бұрын
Qabiilkeeda ma sheegin
@fosiyasaed2560
2 жыл бұрын
Aniga aabahay alle haw naxariisto wuxuu ii shegay in wiil uu ka maqanyahay laakiin wiilkan ka weyn Allah baa og
Illaahay aabihiis haw soo sahlo. Fg.Aabihiis magiciisa wuu yaqaan Ama abtiyaaladii waa yaqaanaan ee ujeedo unbay uqarinayaan.Dad wax kala furtay haddayba ahaayeen. Gudoomiyayaalkii xaafadda madiino waa lahelayaa dad magacyadoodii garta weliba dadkii ka shaqayn jirey.xitaa hadduu haystey laan kamida. Ha soo sheego sanadkii oo sax ah iyo bishii.
@nasroadan2221
2 жыл бұрын
Ale ha kuu soo dhaweeyo waalidkaa iyo ehekaagii oo sax ah
@mahammedsiad5563
2 жыл бұрын
Illaahoow soo sahal baadidaas
@maryandiriye7544
2 жыл бұрын
Laguma caajisine iliintii baa naga dhamaatey ee horey u soco
@SaSa-vh5fo
2 жыл бұрын
Maasha Allah hooyo lagama caajisin shaqo muhiim ayaa shacabka soomaaaliyeed uhaysaa ilaahay ku waafijiyay
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Absuttly mashaaaaaalah doqoney maaala ii maleeyey mise tu aan wax aqooonin.yarey lakiin family meeqaa iga waawaynoo wax ka aqaaaan moment.waxaan soo joogaba noolaadaba.
@hoodomaxamed4185
2 жыл бұрын
Maya ha joojinin wllo cabdi casiis wllhi boqolaal qoys ayaaad midaysay midaysay mansha allaaaaah wllo illaahay dartiis u baafi if iyo aakhiroba waaad liibaandoontaaaa
80yadii degmada wadajir waxa guddoomiye Mar ka ahaan jiray nin lagu magacaabo xasan tabaarak rooble waana nin cayr ah oo cabsiiye kasii ah laakiin ma aha cismaan/oday ee wuxuu cabsiiye ka yahay jufo layiraahdo yeber/dheere armuu ninkaas dhalay oo waxyar ka khaldanyihiin?
@aishamohamed1397
2 жыл бұрын
Wey dhiici kartaa. Ee isku radi
@beydanabshir4058
2 жыл бұрын
Haa wey dhici kartaa walaal kucaawi plzz
@khadraabdirahman6791
2 жыл бұрын
Ta ugu dhow waa tan ciman kali ah aa khaldan intii kale waa i waafaqeen
@naimahussein3911
2 жыл бұрын
Walal wey dhacataa dhowr jeereey dhactay sidii wiilkii isgana waqoiyi ka imaanayey sidaas oo kale uu ahaay wuuna helay reerka aabihii inkastoo aabi6 dhintay all5 u naxariisto kana waxaan rajeyneynaa inuu noqdo ninka sheegeyso waxyar uu ka qaltay insha Allah war farxad leh ka sugeeynaa adhigana mahafsanid walal.
@shukrishiresiyad2623
2 жыл бұрын
Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo wiilkaana ilaahey ehelkiisa ha u soo dhaweeyo
@fadumoabdulkadirshekh5737
2 жыл бұрын
Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Ehelkisa Inshaa Allaah Amiin
@dayiboahmed7511
2 жыл бұрын
asc c.casis barnamijka aad bu dadka waxtar ugu leeyahy wllayal barnamijkan ku xirnaada fadlan
@Maryan_idil
2 жыл бұрын
اللّهم يسر كل من عسير🥺 Allah swt hasoo Saqiro Aabahagii
Allaha ku barakeeyo umada hool fiican ayaa u heysaa
@shamsaalihassan1475
2 жыл бұрын
Allah ha u sahlo dadkiisa oo dhan.
@bintikoofuur1058
2 жыл бұрын
Allah ha kuu sahlo Aabbe macaan
@samraa13
2 жыл бұрын
Waxaan is weydiinayaa abtiyaal sidee ku aqoon wayeen macag aabaha ugu yaraan waxey eheed iney labo magac ka hayaan ileen mesha ilmaa joogo haddana hooyoyinka kheyr allaha siyee waxaa kala yaabay ilmaha mey aabahod ugu abtiriyaan si ey u bartaan shareecada taas ayey qabtaa Allaha uso sahlo
@zuhurhassan2881
2 жыл бұрын
Talow school muxuu ku xaadiri jiray Ma magaca odayga hoyadi is qabeen
Magaca hooyada wuu sheegay lkn Qabiilka hooyadis ka so jeedo in lawaydiyo Bay ahayd si adeero iyo eedooyin haday nool Yihiin ugartaan.Ax wa xanuun wallhi Allaaha U sahlo cidiisa u raadinayo
@mohamudgesey7995
2 жыл бұрын
Mash alah
@jowharaabdirahman4826
2 жыл бұрын
Allow kuu sahal
@fadumocabdiraxman9813
2 жыл бұрын
Waa arin xanuun badan
@fatumadagane4464
Жыл бұрын
Aamiin alahausahlo
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
2 жыл бұрын
Ha iska amuso Ka dib ha sheeegta meesha jogo qabiil dad joga weliba kuwa ugu awood badan #lansherayaasha
@maymuunmohamed167
2 жыл бұрын
Allaha raxmaankaa ha usahlo
@ganimahamudganimahamud2123
2 жыл бұрын
Aloow usahal intiih Kalamaqan amiin yaahrabi
@habibajamac9941
2 жыл бұрын
Wa sah
@magafeabtigiis1852
2 жыл бұрын
Allaha sahlo wall kan abahii Iyo fsmalkisi
@mohamedibrahimmohamed8258
2 жыл бұрын
Allah ku sahlo wll
@khadramuse1218
Жыл бұрын
Yaa allaah yaa allaah
@Ania123-g8u
2 жыл бұрын
Aniga aabeheey waxaa ka maqnaa oo caro ku tagtay eedadeey oo ogaaden aheed siduu aabe noo gu sheegay mar uu ka sheekeynaayeey magaceedii MA xasuusto aabana wuu dhintay marka waxaa laga yaabaa in gabar walaasheey ah ama will walaalkeeyah uu ku dhiban yahay oo uu raadinaayo ehelkiis aad ayeey ii xanuujinaysaa Allah waxaan ka baryaa in uu cidii ay ka maqan tahay ehelkiisa u sahlo aamiin
Abtiyaashiis ha weydiiyo magaca Aabahiis oo seddexan
@aminhashi1333
2 жыл бұрын
Walo abihii xaashi siyad mala dhihi jiray 77 ayay ahad sida aan ku maqlay arinta hb salam ah
@ghazalihussein7990
2 жыл бұрын
Abtiyada siyey hadana kala furay sidee gabadhooda ninka guursaday magaciisa iyo qabiilkisa u garanwaayan, bafintan wax badan baa ka qaldan ugu yaran ninku in uu aabaha magaciisa iyo hooyada qabiilkeda sheego ahayd, allah SWT ha u soo dhaweeyo ehelkiisa.
@abdulazizsaleban8467
2 жыл бұрын
Haa wall ilaahay ha usoo dhaweeyo. Abtiyaashii kala furay inay dhinteen baa laga yaabaa
@Mustafa-ty8tq
2 жыл бұрын
Waaf helayaa si degdega inshaa allaah
@lullul3875
2 жыл бұрын
Ilaahay hausahlo familkiisa insha allaah
@kiinhaji9102
2 жыл бұрын
Allow usahal
@feysalxasan9260
2 жыл бұрын
Wan ku salamey wll ani wlhi ayan tan hoyo iga xanuun saned Abdi Aziiz wll umada wax badn ayad u heysa maba laga cijisi karo wll illahy garab kga hagalo wllyal Abdi Aziiz yaa la xaqirin waayo waa umada wax badan u haya aso nga dalbn an usarno kor an uqadno wllkeena wuu istahila
@suleimanabdirahman1299
2 жыл бұрын
Allaha sahlo
@faizamohamed4289
Жыл бұрын
Asc waa xanuun joogtaah walaahi
@AishaLuul47
2 жыл бұрын
Abdiaziz waxaqurux badhnan leheydh in qabilki Hooyadi adh weydiso ama Rer Abtiyashi lkn Dbmlhn Allah Hausahlo rerkisi
@sagaldahir9382
2 жыл бұрын
Alle haw sahlo lkin hooyadi inay magacii Aabihi oo sadexan ay u sheegto ayay ahayd 😢 xitaa 3dii magac keliya hadi uu heli lahaa way fiicnan lahyd
@ashaoali8020
2 жыл бұрын
ABTIGII MOW USHEEGO MOWUSHEGO SUBXAANA LAAH
@magafeabtigiis1852
2 жыл бұрын
Barnamijka Waa mid wax tar uleh dadka somaliyed hajoojin
@batulamahad449
2 жыл бұрын
Maxaa loo joogina illaah ayaa laga helley dadbadan ayaa madaxaa lagu helley alhamdulilaah hor u soco
Пікірлер: 230