Wasiirjii ugu fiican oo wax qabad leh oo wasaaradaan soo markay waaye sidaan aamin sanahay. Xilibaanki wax u waba asaga iyo inta wiil la mid baarlammak halooga reero ee shir jaraaidkaan lugu caytamaayo hala daayo
@hi-gn6my
2 ай бұрын
Daanyeer naad tahay aan caqli lahayn, maxaa isla xisaabtan ka taqaan AS baad tahaye. Dhabarkebinta dowladnimada wax fiican u heysataa.
@Ahmed-i8q6u
2 ай бұрын
mahaboontahay in wasiir dawlada ka shaqeeya la dhaho waa doqon heebada dawlada igu salaama😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HasanHanad-q2u
2 ай бұрын
Taliyaha ciidanka shaqadisii ayay aheyd howgaladu. Madaxweynaha ayaa ah taliyaha guud. Baadida nin baa kula day daya daalna kaa badan oon dooni abid inaad heshaa! Madaxweynoow garo kuwa kula shaqeeya oo aan dooneyn in la guuleysto.
Xildhibanada qaaq qaaq laaluush bay doonayaan waa busaaradeysteen Xasan sheekh iyo madoobe odayga bilaa caqliga ah ayakaa keenay oo doortey markii nin kastaa loo buuxiyey lacag dal Dan ka mala waa niman baahan oo dalka ayakaa baabiyey for xisaabtooda iminkana way busaaradeysteen
@mohammedabdul5923
2 ай бұрын
Waziir mah wa dawodhilif sheyshey Emaradka iyo Ethiopia dawodhilif uyhy
@AbiikarKeynaan
2 ай бұрын
BAARLAMAANKA MA U YIIRIKARAAN MIYAA WASIIRKA XUN
@hassanmawliid4383
2 ай бұрын
See waxkaayahiin wll, wasirk waxuu sheegayo ma halbeena kujira, iyo md shariif hdalkiisa mise khabiil kuwado, mxeesa ku tareen khabiil hadu kuwado
Waa lays dhax fadhiyaa😂. Wasiirka Hasan Sh ma badali karo
@AbdirashidHussein-g4z
2 ай бұрын
Waa imaaraad sxb Mr TikTok
@daljireali4783
2 ай бұрын
@@AbdirashidHussein-g4zWaa jaajuus macnaha😂
@AhmedMacalin-w6o
2 ай бұрын
War sax ah
@firdowsmusay-ze9gs
2 ай бұрын
wasiirka gaashandhiga hala baadho wuxu ushirqoolay ciidanka isaga iyo xasan sheekh ba oo wadanku wa beylahe hala badbaadiyo
@saladabdallah4045
2 ай бұрын
Saxib somaliya lislama xisabtamo Wayo dalin yarada somaliyed ka qebqata watinkina somaliya kenya wixi kadacay Ayaa idin Mujina ee barlamanga gala Aniga Kenya jogo Waxan kamid ah kuwi barlamanka Kenya galen 25 / 6 / 2024 saxib wadan ka isbedil Adinga Ayaa idin ku xiran tahay saxib Ruun ta waa laga mar man
@al-qaasimichannl2281
2 ай бұрын
Warkas waziirka wa letsaga magacaabe in waziir ladhahaa iskadayee xitaa xildhibaan umaqalmaa. Wa ciyaal calooshiisa laciyaraayo. Wa ninki ciidanka qaranka burburiyey, waninki ciidanki qaranka oo layaey sarakil qaali ah aya Baxen soshol midai isaga bashaalayey, marka ninkas caqliga ad kasugeysaan maa xuu ahaa?""
@TechSiyaad
2 ай бұрын
Si fiican baad u abaartay dhaleecaynta aad u soo jeedisay ninka Tiktok la dhaho ee ciidanka kala dirkiisa u taagan.. Xasan Shiih ayaa mas'uul ka ah waxaas oo dhan..
@KhalidOmar-s1y
2 ай бұрын
Si fiican ha loo ooyo aad
@khaliifcabdi6106
2 ай бұрын
Runta sheeg waa xasab ninka hawlahaas fulinaya
@hm1c586
2 ай бұрын
War mar hore maxuu nogu sheegi weysay inuu shariif kaa dhex hadlaayo marka caadi iska dhig
@firdowsmusay-ze9gs
2 ай бұрын
horta ciidanka qaran kama jiro soomaaliya ee waxa xasan sheekh ubedelay maleeshiyaad beeled tasa xaqiiqa oo laqarin karin
@abdiwaliyusufomaromar5746
2 ай бұрын
Maxaa ciidamada daggaalka ku jira dacaayadaha ay ka mid tahay iney 300 baa halmeel looga dilay uu kani meel kasta ula taaganyahay ma Itoobiya soo dirsatay
@DalmarXaashi
2 ай бұрын
Wllo xaqiqda mad diidaysaa oo shababka kuwa lashaqaysta bad difaacaysaa?
@bashif8592
2 ай бұрын
Wasiir gashandhig inuu jiida ciidanka ama dagaalka joogo lama ogola.
@MaxamedMuxudiin-z5p
2 ай бұрын
War adika ya waxsikarta waxataay. Caloshes ushaqeste
@mohamedabdulle358
2 ай бұрын
Wiligaa ma taageertay daqiiqad howl galada dalka ka socda?waxa uu ka mid ahaay dadka caqabada ku ahaay xildhibaanada somaliya waxaa ku jira dad badan oo aan ogoleyn dagaalka shabaab
@Hamzamohamud-di6go
2 ай бұрын
waa fulay , is casil ku dhaha
@maxmuudAdamafey
2 ай бұрын
Alo somaali ugargaar
@firdowsmusay-ze9gs
2 ай бұрын
sheekh shariif runtu kahadlay iyo xaqiida ee shariifku hanoolado dee xasan sheekh ciidanki qaranka wuu dhameeyay oo ciidan beeled ubedelay
@ShamisAli-r3u
2 ай бұрын
Midkasta shacabka somaliyed ku hayaa war inaa idin aragno bahalo tuuga oo dan tooda mesha ufadhiya mogidin miyaa hada is rad sanesan is rad sada ee dalka hanaga cebenina tv aa tagan tihiin adunka idinka yaban aqoon xumadina qabyalada ku timadan aqas wilasha cidanka dhiigoda mesha ufadhidan sidaa ucabtan balaya idin qaday
@najibabdi9676
2 ай бұрын
Warxumo tashiilka iyo dowladnimada oo shaqsi lo edeyo 35 sano aya meel ku gari weyne. Mida kale waxa ciidanka iyo shacabka soomaaliyed waxa dhabar jabinayo wa hadalka kutiri kutenta ah ee aan cadeymaha laheyn. Hadi xildhibankan runtis tahay cadeymo ha Keno ha iska dayo wa ognahay oo been ah. Somalia waxa lugaha ku dhagan wa siyasi dollar qate ah oo u shaqeyo cadowga umada soomaaliyed 😡😡😡😡
@neecaawm8583
2 ай бұрын
Barlamanka maalintii la furay ilaa maanta musasal ayaad soo deen war naga xishoo adiga iyo inta u adeegta cadawga
Пікірлер: 37