Cudurada uu ka daweynaayo waxaa ka mid ah:
1. Daweynta caada wareerka.
2. Daweynta Dilanka haweenka
3. Daweynta dhalma la'aanta
4. Ilma beerista
5. Daweynta infection ka soo noq noqda
6. Qaliimada burooyinka
7. Qaliimada haweenka
8. Tubooyinka xiran oo la furayo
9. Qaliimada C-Section ka
10. Qaliimada leysarka
Негізгі бет waxaa isbitaalka Somali specialist Hospital imanaayo dhaqtarka Cudurada haweenka iyo taranka.
Пікірлер