I am a mental health worker in Canada and I work with people who had a Traumatic Brain Injury (TBI) and Most of Somalis are in denial about their OCD and mental health illnesses specifically the ones who went through the civil war .
@samiramuse2458
Ай бұрын
Nin soomaali haduu ahaan lahaa mar horuu carari lahaa oo odhan lahaa way waalantahay kkk
@@handayosevdepression iyo isolation from people Aya haya ila tahay
@JamalAhmed-w2d
28 күн бұрын
Sorry
@Sadgirl12386
28 күн бұрын
@@handayosev haa😭
@Sadgirl12386
28 күн бұрын
@@handayosev haa😢
@xidigtasomaliland3219
26 күн бұрын
😅😅😅😅 ala asmay ku jecliya ilahy hakaaga farxiyo sidaad nooga farxiso
@suadasmar6821
Ай бұрын
I’m so glad I found you. I never laughed so hard in my entire life. You are telling the truth. Absolutely you are telling the truth.❤❤❤
@lightofmylife2008
Ай бұрын
Asma all you signs and symptoms of Adhd make me think i have Adhd. Must be most somalis have Adhd omg 😅
@Sadgirl12386
Ай бұрын
Anigu heer wxn gaadhay inaan mopilkyga cardka dhan ka saaro si aan lay soo wicin waayo ma awoodo inan ka qabto ma awoodo inan la hdlo wan iska ooyaa
@HalumIbrahim
29 күн бұрын
Wll ilaahay xagiisa u carar oo bari
@SUHAYBJOKEF2021pk
27 күн бұрын
Inaad xanuun ku hayaa waa macquul lkn wll wxn u maleenaya inay il ama sixir ku haya wll
@Sadgirl12386
Ай бұрын
Anigu ilaa yarantaydii bn lahaa social anxiety iyo adhd ilaa imikana wn qaba dalkii bn jooga dadkeenu wxs ma yaqanan reerkayagu wxy ii yaqanan inan ahy qof wiswis bdn malinta tobaanan jeer bn gacmahayga maydhaa mar marka qaar wn iska ooya mrkn dad dhex joogo wn baqaa dad cusub ma baran karo wligy sxb ma samaysan qol bn ku jiraa hdn guriga ka baxo anoo baqaya bn baxa oo is leh dadku way kusoo eegayan wiil uu xidhidh naga dhaxeyay dabecadaydas bn ku kla hadhnay mrmrka qaar wxa dhacda inaan week Sariirta jiifo aanan kicinba cuduradas depression baa ii raaca ilaa yarantaydii familkygu wxy ii yaqanan inan wlnhy way i neceb yihiin lkn anigu maskaxdayda bn dagal kula jiraa oo cawimaad bn u baahanhy noloshaydii oo dhan wn ncy wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@handayosev
Ай бұрын
Ala wll TikTok gaga iso qor ama mel an kalaso hadlo 😭
@marwofaisal5421
29 күн бұрын
Asma waa u maleeya ina mental illness haystoh like badanka waxwalba waa iloba ,marka examska ka shaqeeyo 5jeer ku noqda waxa iska dhadhicinayah ineyna sax ahayn wan hubinayah markasta , marka xifdiyo casharad waa ilooba intii hore maxa waaye waxaasi😢
@AoualeFahmi
22 күн бұрын
Waxa kaa maqan ama aad tabaysid oo dhan waxa kuu haya ilaahay ayaa kuu haya markaa ilaahay ha ku siiyo aamiin laakìin ha iloobin faralka ilaahay ku faray fadlan 🎉🎉🎉🎉🎉
@aaminagamadiid2693
Ай бұрын
Manooli😂 walhi cawa xafda kula shre greyey vdeo gan asmay na thank u xbb❤😂
@anisMohammed-c9f
Ай бұрын
Kkkk walhi wa waalanyiiin dadkii aan ka nimi anagana waba ka daranahay
@FarhiaMuhammed-l4l
Ай бұрын
Salada waxaaso dhan kaa daweyneysa wllo iyada sx
@suadasmar6821
Ай бұрын
Omg I found your videos recently and you are so right and on point ❤❤❤
Adi is daweey sister waxaad baraneysit adeey aad kuu anfaci 😊
@maryamadam6932
Ай бұрын
Inta dhageeysatana waa anfici inshallah.
@beautiful1423
Ай бұрын
Asma ina Adheer u are so gorgeous despite all of ur flaws.say Alhamdulillah 😊
@TJ-nq5nt
Ай бұрын
New to the channel looking to see what the channel Is all about
@ladanmuhumed1367
Ай бұрын
Naaa beenta jooji Xanuun maaha waa Caafimadka Maskaxda Mental health Weeyaan I don't negative Asmaay wll
@mohamedhassan-e9y
27 күн бұрын
wooow amazing information baad noso gudbisay warbixin dhamaystiran ban kaa faa'iday wll thanks. nooso badi aqoonba kugu jirtee fadlan timahana asturo waa iga talo qof ficanbad tahay runti wllo.
@saammu8231
Ай бұрын
Weliba somalida dhan wa lawada sixray wana la wada ileystay sheik yada cadi mhn 😂😂😂😂
@rodaali169
29 күн бұрын
Sumaya Garay in aad button adigu adaa sheegaya lakiin umadu ma wada walna , dad walan way jiraan, Yad U sheegaysaa dadkii dhaqanka aan ku soo kornay wadankii. Allaha ku cafiyo
@caqiljamac1166
29 күн бұрын
Imikaabad waalantee maryo xidho waad qaawantee.
@khadiijoali2517
Ай бұрын
😂😂😂😂
@sadoroble7229
Ай бұрын
😂😂😂😂
@cabdilaahixiis8001
29 күн бұрын
Ninkii cadaanka ahaa miyaanad nolosha la wadaagin
@ayaanbilan2251
Ай бұрын
Walaal ishu xanuuno badan ayey leedahay bal isku day in aad alle ka cabsiga iyo cibadada badiso is asturto qurux Dada mansha allaah astur walaal
@abobasement346
29 күн бұрын
Yertu haratih badanah
@AbnaAbdu
29 күн бұрын
Wlhi wan ku tageera❤😂
@anisMohammed-c9f
Ай бұрын
Waba daayn lacagta daawlada ay sii soo ardada.
@mohamudmohamed-g9y
29 күн бұрын
Hi
@KaltunAbdirahman-f1c
Ай бұрын
Xasbuna Allah
@zahrarashid6886
29 күн бұрын
Sakaloog mise psychology
@Asmadaaus
27 күн бұрын
@@zahrarashid6886 psykolog waa swedish psychology waa English aniguna waxaan bartaa Forensisk psykologi.
@hodanmohamedahmed703
Ай бұрын
Allaha guugargaaro asmay
@arwacadeey4284
Ай бұрын
Asma vidoegii miscarriage ka aad kaga hadlaysy aaway iyo waxa ku caawiyey
Hoognay ooma kirad gasha asma sodigii lahaa aniga io ninkayga guriga wada iibsanay o sodogayba iga si bixiyay lacagta badhkayga kdbna wan uguday waxay kiradan ad ledahay wan bixiya
@Asmadaaus
Ай бұрын
Guriga marka la iibsado hadana lacag kiro ayaa la bixiyaa yurub? Lacagtaa oo mudo soconaysa oo bank loo celiyo 💜
@kabelfamous8173
Ай бұрын
❤❤❤
@aishasharif2359
29 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@MaasimMahamedhassan
26 күн бұрын
Dhilo siil hadn ku dil wayo adig iyo ninka kul joga wan ku sosocn
@Hani-vk1ms
Ай бұрын
ijaarka maxaa korka kaa saaray aaway Gaalkii
@marshalcafe
Ай бұрын
yaabka dunka taan way walan tahay waa beenaley walahii waxay ay sheegayso waxa la dhahaa (MNanipulation) wa naag mashruc wadata wa sida waxay beentan iyo qurafaadkan uga hadlayso
@mulki_j
Ай бұрын
War Naga aamu manipulation aa qalad ka fahantee qof tii si la yaaban adna ha ugu Darin
@marshalcafe
Ай бұрын
@@mulki_j asma walaahi wa jaaaajauuusad iska ilaaali waxay u shaqaysa fathia absie waxan wa group badan
@alijama3401
Ай бұрын
ADIGU HORTA YAAD SWEDEN UGA SHEEKAYSAA MEESHAN. ADIGA KO HÖR ADOON DHALAN AYAANU JOOGNAY. KKKK MAXAA KAA SI AH
@ismaelahmed4618
28 күн бұрын
Sambacad isfaninaysa,silkedi nin gal ah oon lagudinayaa ku biyo baxa
Пікірлер: 89