Caadoyinka ugu xun ee aan lahaa waxay ahayen,inaan dadka qanciyo, iyo inaan is badalka ka boqo Sanadki la soo dhaafay baan go'aansaday inaan iska badalo labadaas cado waana ku guulaystay Alx. Mahadsanid xamdi xilkaseey🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🌹
@RoodaCali-rt5nx
3 ай бұрын
Masha allah❤
@nasramohamed5904
3 ай бұрын
JizakaAllah kheyr abaayo baraarujintaatada waa dhiiro gelin aan wax lagu doorsadaba aan laheyn maasha Allah Allallaha ku barakeeyo adiga, odeygaaga iyo caruurtaada.
@nimoige
3 ай бұрын
Aniga labo caado oo xun aya idhibay habenkii oonan dkhso usexan iyo dib udhigasho caruurna wan haysta oo subixii wan kalaha siden iskaga jara xamdiyay❤
Mashallaa ilaahay caqliga fiican ilaahay ha kuu daayo hore u soco if iyo akhiraba waad liibanaysa walaal halkaa ha ka weecan
@Siciid-z7f
3 ай бұрын
Anigu dibudhigashada Leyahay Xamday qli bishi 4 ban goansaday ina safro walina ma tagin marbadiba udhiga waxa goan saday ina maktabad galo bugagta akhtisto walina ma samayn insha Allah wan iska jari dona qli Thank you my dear lady ❤
@AyaanQaali-os6gq
3 ай бұрын
Jasakalaha khyr xppti
@lavieestbelle-neutre3431
3 ай бұрын
Masha"Allah🤲😘 Xamdi Aad Baan Kuu Salamayaa🎉❤Qurux Cidiyahaaga 👍😘🎉 Qayaas " Ani Qayaas Ineey Ahadaan Ayaan Jecelyhy 🎉
@maanazahra8828
3 ай бұрын
Mahadsanid waxbadan kaa faaiday abaayo dhiirigeliso waxaan ushalaynayaa inaan marhore kubaran lakin wax walba waqtigii Alle kuuqoray ayey kusoo gaaraan erey walba oo wanaagsan on kaafaaiday ajar iyo kheyr aan lakoobin Allaah hakaa siiyo abayo horay usoco wanaaga halkaa kaga hay ❤
@lavieestbelle-neutre3431
3 ай бұрын
Allaha Na Wada Asturo Ya'rabb 🤲🤲🤲🤲😘😘😘
@HudaOmar-he4kc
3 ай бұрын
Masha allah qali wad mahdzndtahy sida quruxda badan ee aad noo dhirigalizo ani halkayga cado ayaa waxytahy tareenin ayaan bilaabay wanku gulaystay intii badnayd intii ii hadahybaan faraha ka qaday bilpa bil iidhipaysaa 😢
Abayo waxaad iisheg tan ilmo sanad jiro canaha ufican wa ilmihi iguhoreyy
@YusufDarod-z6h
3 ай бұрын
Asc walale wadmahadsantahey xamday
@FadumowsahroSiciid
3 ай бұрын
Abaayo hamdiyeey talaankaarabaa lambarkaa isoodir
@ShukriyaBbb
3 ай бұрын
Thanks my queen ❤
@deeqadagan2113
3 ай бұрын
Horta alxm intabdn waan kasoo gudbay inta ii hartey ladagaaln ayaan kula jiraa wlle mar wlba nh naftyda waan waaniya oo waan dhiira geliya lkn go aan ka qaato ayaa dhib igu ah qof ama shey eaxy nowotaba ha ahaatee mxaa lagu xalinaa naa nh abyo xamdiyee.
@munodhayman7040
3 ай бұрын
Manshllah xabibti xamda quruxey waan ku salamay waan kula socdaa lkn wax masoo qoro maba haleelo xbbti aniga laba caadoo xun ayaan haystaa habeenkii inaan soo jeedo ilaa 12 habenimo subixiina aaanan hore u kicin ciyaal yar yrna waa haystaaa balo isoo sii adoo mahdsn markstana jadwal waa qortaa lkn week markaa ku dhaqmo deedna halkeygii ayaan ka bilaabaa kkkkkk😂
@umaymamaxamad7386
3 ай бұрын
My fans hamda qalbi nuura dhirigalintaada wax ku ahay
@YusufDarod-z6h
3 ай бұрын
Walal jirta noqo
@happyali5541
3 ай бұрын
Ana ugu horeya hamdi whtsup iso jawab pls
@seynabbashiir2920
3 ай бұрын
❤❤❤
@MohamedNasro-zt2lp
3 ай бұрын
Aniga cadadey xun wa inan waco dadka an aqaano odha. On samalamo lkn waligey qof lama xaman waxan dhaha un asc se tihiin carurtu sey ku tahy salan umban jacelyhy is karayo dahama salamin
@Halima-h2y
3 ай бұрын
Abaayo ani mida ihaysata waxaytay jiiif maxaa ku sameya iyo caajis
Пікірлер: 45