Gabadh yar ee qosolka miidhan video ay ku jiran oon dawan ma jirto why❤🎉
@sevdaomer4666
6 ай бұрын
Mootan so gatay kuma lahoo😂😂 runaan u qabay 😂 allaha fawdo badnidaaa 😂❤
@abdullahimohamedwarzame1434
6 ай бұрын
Zxp vlogs soo badi intaa awoodo
@ruumi1665
6 ай бұрын
Guulayso wlo ❤😊 Asxbtaaadu vidéoga way kula kala kiciyeen
@Mrwaryaa0
6 ай бұрын
KZitem hdi mustaqbal ka ledahay malinwalba 2video waa ina so galin kartaa
@Hassan_Omar
6 ай бұрын
Wad guuleysan zaib rashid I.A😊
@SayidSiciid-q2k
6 ай бұрын
Keep going rashiid 😊
@zizumoha3699
5 ай бұрын
War tan macunta sxbow wad bashashe
@aaminogeesey5793
5 ай бұрын
Asc abowe sthy xage jogta nin fcn thy m.a
@ahmeddakir9262
6 ай бұрын
kuwani waa 13 jir ayaan umalaynayaa
@uzameofficiall6748
6 ай бұрын
wllka dhar ciid ma iga cawin kartaaaa
@AbuubakarAli-em3gs
6 ай бұрын
Waan kusalamay wllka❤🎉
@SakariyeKayse-kk3qh
6 ай бұрын
Nagtan labrkeeda isheeg😂
@AxmedAbuukar-s6j
6 ай бұрын
Qofta goormaa kuyaacee lpx😂
@KhadarToosane-l4q
6 ай бұрын
Qofta quruxley waaye wlhi anu waxan aroosaya gadhadh Carab ah insha Allah mustaqpal ka hala igu duceeyo waxaa rabaa inan ka guursado jaaliyadaha kale not Somalia 🇸🇴
@sevdaomer4666
6 ай бұрын
Riyadada allaha ku rumeeyo in kasto an kugu la talin lahaa, gabadha kula dhaqan ah kula diinta ah sinjeda aad garanaysid ayaa wanagsan, ilamahaga sinjiga ay ku xirmayan waa inad ka fikirtid akana fiirsatid, arabtana badanaa waa cunsuri. So gabar somaliyed wax kuu dhaama heli maysid 😂
@izmailabdi4248
5 ай бұрын
North africa carabta degan waa xariiir 😂😂❤in.allah anagoo dhan isbedel baa la rabaa mixed kaa ugu wanagsan @@sevdaomer4666
@CharanKhan-ub9qq
6 ай бұрын
Taliye qoftaan number keeda maad isii sid😂
@NASIRJIIM2807
6 ай бұрын
Qofta fiicana❤
@CqaadirKhaliif
6 ай бұрын
Rashiid🎉❤
@adenali6381
6 ай бұрын
Qofta yar ee cadanka ah laxan ma sartid kuyac nih ilmo badan kadhal
@Quran_channel.
6 ай бұрын
Xishood wll
@sevdaomer4666
6 ай бұрын
Waa gaalo haddi adan rajo ka qaabin inay muslimayso lama guursan karo ,
Meeshad aqoon ahaan u qalanto marka adigu internet ka wax iska bar
@MahamedAbdirashiid-v1g
5 ай бұрын
Wra mala wasi kara gabdha 😂😂
@IqroIqriina-sq4sx
6 ай бұрын
Wah meshan wilal leba ku jiranee secml😂
@SayidSiciid-q2k
6 ай бұрын
😂😂😂
@Mk2qulaaso
6 ай бұрын
Iphone kii calyada ahaa wa badashe lol
@zuheipabdilahi5068
6 ай бұрын
Waar HeedHe miyaand soomin
@Aybmhm
5 ай бұрын
Nio wlhi adi been lee nagu hurguftaa, xay tahay beentay waaye, War nio views hadaa rabtid waa iska kaa daaweenayaa balse beentay waaye danbe hanagu Oran, Hadii kale waxaa dareemaynaa guilty aan ka galayno nafteena iyo waqtigeena qaaligaa, Qalbiyada ilaali
Пікірлер: 35