السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمينالسلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@khadrasaleebaan4773
6 ай бұрын
Mashalah fartun waxan ku leeyahay hooyo aqjibam bad an badtahay aduun waxan la arkani majiro iska cafi caruutiisa umasax adiguba uaad leedahay qalad saba too ah waxad doonaysay inad isaga iyo naataba kow kaga siisid ilaahay baa dhagar kaa badbadiyay ilahay ha cafiyo dhamanteen ilaahay baa kaaga hiiliyay iska cafi ishallah
@habiboabdi3597
6 ай бұрын
Wsw ilaahay dartis ha u cafiso ilmihisana ha barto
@maysamohamoud5754
6 ай бұрын
Ilahay Ha Unaxariisto Ninkaas Turkiga Ah Fartuun Iska Cafi Caruurtana Ku Waani Iney Wax Siiyan Aabahood Waalid Waa Waalid Ha Xumaado Ama Ha Samaado Wax Ha Siiyen Iyaga Ayay Faaido Aduun Iyo Mid Aakhiro Ugu Jirtaa
In sha allaah abaayo ayaaney wanka sugyna waqti dhow qisadaad ale ha ku xafido xapipti alpiyey ❤❤❤❤
@amalismail7772
6 ай бұрын
Aabo aad u wanagsan ayay heleen caruurta fartuun, ilaahay ha u Naxariiste
@user-iv5sm6qc8v
6 ай бұрын
Haami adunyo Aya qaadi 😢iska caafi habaryar❤
@Nuura-bb4ob
6 ай бұрын
Subxaanalaah waa Arin cajiib ah Somali waa Ku badan tahay arinkaasi inantani waxay Ku dheer tahay ninka turkiga ah ee ay guursatay illaahay uga dhigay nin aad u wanaagsan illaahay haw naxariisto sawjkaagii, illaahay baa kuu hiiliyay ,caruurtu aabahood u maslax illaahay dartii isaga cafiya wixii aad tari kartaana,siiya Insha Allah
@medmoussa7494
6 ай бұрын
wa sheeko jirin oo maskaxdeeda ka keentay siday views ugu heesho...naag somali oo badiye ka timiday oo imika Nairobi sogashay iyo nin turki luqade bay isku fahmi karan
Ilaahi kaabixiyey dartiis kucafi baab ku oran laaha hakudayan
@user-rq9up8xt9j
6 ай бұрын
Allaha u naxariisto ninka Turkish ka ah ee koriyay, Iska cafi oo caruurta runta u sheeg xaqii waalidnimo Kama soo bixin ee ducada waalidnimo ha qaataan ee is bar waxna siiya haydiin duceeyee
@user-qv6ms3ib3l
6 ай бұрын
Insha allah Waa u baahneen qeerka Ramadan ka
@rayaan1381
6 ай бұрын
Waa qiso Aad u xanunbadan 😢 Lkn cibro qaadasho mudan فمن عفا فاجره علي الله Iska cafi wll fartun caruurtda Abahod Madama qaladki kasoo laabtay Si Adun iyo Aakhira u liibantid Caruurtana ku waani in Aabahood usamafalan wanag kastaa hormasata adiga ayee kusoo noqonayan aduun &Aakhiro Aduun kaliya hafiirin .
@maidahassancabdulhi635
6 ай бұрын
Abaha turkiga ah Ilahy ha Unaxristo Gabadhas iyo ilmahaba wax badanuu U Qabtey😢
@halimoahmed2529
6 ай бұрын
Maashaa Allaah walaalay ilaahay dartii ku cafi caruurtana duco uga dalab maadaama uu idiin baahanyahay
@bayaanjama629
6 ай бұрын
Bisinka wallahi waa very sad story Adigan kugu racsanahay oo kama aarsaden ilmihisana kuma diren ileen nabsigiibaba ihooskeene waxan dhihi laha in illahey kuu kalmeyo isaga kaalmee wuu ku hoos yimide 😢
@saadiahussein5607
6 ай бұрын
Alla mxaa ufiriyey😭😭😭. Ya Rabji faraj ufur oo la koriyey😭. I swear I’m tearing up. One of the reasons why ladies ran away from marriage.
Ayaaneey yaanay ka daba qaldamin Ilaahayba danbiyada waa wayn waa dhaafaa Markaa caruurta iyo aabohood ha heshiisiiso hadii ay caruurtuna ay yihiin kuwo lacagleh in ay aabohood lacag u diraan waxba kama dhibayso Ficil yaanu qaadin noloshii hore tan hada ay ku jirto haku ilawdo hana iska cafiso mar hadii ay ka gudubtay duruufihii oo ay nimco ku jirto in ay xaasido ama ay lasii ficiltanto waxba uma soo kordhinayso peace and love❤🥰
@nimcocali4005
6 ай бұрын
dulayste midh yaan loodirin
@user-ou2cv1sb3q
6 ай бұрын
Abayo anag dhaana ilamah Waa nugla dhaayca laki cafiska waa muhiim walhi curdkegya wuxu jiira 21 year walhi abahisa mu arkiya ee aniiga shekey badan ku Hayo Waa canab ee Ila so xiiri❤❤
@shukriinahassan264
6 ай бұрын
Wllhi isku mid aa nahay ayaaney aniga ma iloowo qof ixumeyay😢😢❤❤
@ladanyusuf5211
6 ай бұрын
Waa yaab abayo iska cafi ilahey dartis ucafi❤❤
@abaneymahamuud9615
6 ай бұрын
Allha sacido ya Rabi
@user-yk6ru3oc1h
6 ай бұрын
Ayaney wan kugu racsanhay haiska cafiso illahey aya ayada uhiliyay wllhi qisadan qalbigeyga ayad tbatay illahey dartis hau cafiso wllhi xanun bdn beyso aragtay wlasheyn 😢😢😢
Alle haw naxariisto abahaa turkiga ee wanagsana kan somaliyed na alle ha cafiyo fartuney adna allihi loo shiriktamayy ayaa hada qafaare ado nana maxa ku diday inad cafiso si alle kugu sii naxaristo adi qali❤❤❤
@medmoussa7494
6 ай бұрын
wa sheeko jirin oo maskaxdeeda ka keentay siday views ugu heesho...naag somali oo badiye ka timiday oo imika Nairobi sogashay iyo nin turki luqade bay isku fahmi karan
abayo walhi ano ben ku darayn waxan haysta labo gabdhod o abashod dhayo sarin cadan iyo madaw hadan karayana waban ubadali laha sida fartun wa xanun markay ku qabsato lkn alxm hooyo iyo abe markay ku jogan cidna oma bahnid alena ha no xifdiyo adun iyo akhiraba 🤲 lkn aleba malinkastaba intan dabi ka galu na cafiyaye inago basharana inan ale dartis isku cafino wa lagama marman wa bilihi ugu fadliga badna e dhamanten ale dartis han isku cafino 😢😢
Wlhi waa Qisa qiiroleh Allaah carurda ha u xifdhiyo
@FaadumoShaaf-tf4lx
6 ай бұрын
Wllhi ani hooyaan ahay. Ilmo ayaan haystaa abahowdna wan kala tagnay. Waxaan leeyahay. Ilmahaha. Aabahood. Bar. Una sasab alle. Ayaa. Kuu kaalmeeyo. Midakale. Marbuu. Abaaal kuugalee. Wixii. Kadan. Beeyey haxaduusan
@AzmaCabdi-qi8ku
6 ай бұрын
Xaji bal ila fako ala ayaneeey wa iga qoslisaa wlhi😂😂😂😂😂
ASC abaayo Ayaan Goodoon Allah dartii aan kuu jeclahaye Allah haa kuu xifdiyo Gurigaada iyo Ciyaalkaada iyo Ninkaada Alaahuma Baarik Allah na idin ka Xifdiyo Cadowga iyo Dadka Xun ishooda aamiin abaayo macan qiso aan rabaa in aan kula wadaago ee gabar ii soo dhiibtaye ee Xagee igala soo xiriirikartaa?
Qisadan ila damad wan la socotay ila hada wan iska ilmeya wayo hada ayay I haysata 😭😭😭 waxan shego garan mayo walhi 🥹🥹
@lakidhagajuun6577
6 ай бұрын
Waligayba Ma cafiyeeen mana yeeleyn wax walba oo dhaca
@zahraibrahim9711
6 ай бұрын
❤❤❤❤
@naciimayaasin7805
6 ай бұрын
Wll ayan anigu waxn kula talin lahaa hoyadaa fariida ah ee allah kartida siiyey allah maanta noloshada sidaa ka dhigay dartii ku cafi oo xisaabi waa xagiisa e maanta carrurta iyo aabbohod isku xidh
Пікірлер: 278