Ilaahay labadaada waalid iyo adigaba janada ha idin geeyo hadad like ii saarto ❤
@fardawsaalifarah4587
28 күн бұрын
Like maxay kuu tari walaaal
@mohamedabdulkadir2600
28 күн бұрын
Aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@halimamahamed96
28 күн бұрын
Ducda lagama baqiiltamo baqiila thy madama ad ku xirty bahidada
@Ina_Saxardiid
28 күн бұрын
ءاميييين يارب العالمين وإياك🤲🏼
@aminoaden6671
28 күн бұрын
Aamin aamin aamin yaa rabi
@SamiaAhmed-b334
28 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😢
@XafidAbdi-wp2vv
28 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@onkodgdchannel7492
28 күн бұрын
Salahu calayhi wasalam
@onkodgdchannel7492
28 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@onkodgdchannel7492
28 күн бұрын
Calayhi salatu wasalam
@onkodgdchannel7492
28 күн бұрын
Calayhi salatu wasalam
@ASAD.HAJIO27
28 күн бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
@Ina_Saxardiid
28 күн бұрын
❤صلوات الله وسلامه وزد وبارك عليه❤
@soomaaliwayn8582
27 күн бұрын
Ey baatahee maxaa nabiga mar kasta like ugu raadsataa
@mohancade7999
26 күн бұрын
Astaqfurullah 😭 @@soomaaliwayn8582
@Saabir12
28 күн бұрын
Goormee kugu dambeysay saliga nabiga scw ❤
@MaryanAbdikadir-my5dh
28 күн бұрын
Salallahu caleyhi wasallam
@Saabir71
28 күн бұрын
Scw
@user-tu8uw6kk2w
28 күн бұрын
Salallahu calayhi wa aalihii wasalm
@Suhayb1_4
28 күн бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@khadraali5890
28 күн бұрын
Salalahu calehiwaslim ❤❤❤
@mustafacabdidaahir9470
28 күн бұрын
Inta neceb beenta jecelna wanaga iyo runta waatii uu lahaa nabigena qofka muslimka ahi been ma sheegi karo waayo sifadaasba malahan qof islaam ah marka inta jecel runta kuna sifowday like ha iisaaraan
@Ina_Saxardiid
28 күн бұрын
❤صلوات الله وسلامه وزد وبارك عليه❤
@user-wn7uc1jl6f
28 күн бұрын
Inta og inay beenthy like saaf😅😅😅
@sofiyaaadan5782
28 күн бұрын
Kan horta allaah kama baqo bal wuxuu noogu sheekaynayo daawo waliba dhaar beena ayuu dhaaranaya
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
28 күн бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@nadiifoyusuf1949
28 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@QueenMuniiza
28 күн бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahamedApdi-lg9ee
28 күн бұрын
SCW
@audijooyjoy7976
28 күн бұрын
Baba jeeyoow meshaas baahal biyoon iyo madaxa dhutay ayaa joogee yoo ku cunin.kkkkkkkkkk
@NafimoussaDeeman
28 күн бұрын
Scw
@user-xj1mn4ub6v
28 күн бұрын
Inta og inay beenthy like saaf😂😂
@Qoslaaye26
28 күн бұрын
Caruur mu usheekeynoya ninkan😅😂
@user-wm9fv8hm3f
28 күн бұрын
Beeen maahn xaqiiq wye@@Qoslaaye26
@ubahsiyad6810
28 күн бұрын
Gormuu tahriibka raxo noqday waliba qof nafo ah
@abdi252
28 күн бұрын
Ragiii sidayba arkay been maha
@nihaalbiintuilyaas2442
28 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅 Dhib badanaa raxmaankee
@user-oo2tf3ji3v
28 күн бұрын
Ku SaLi xabiibkeeNa MUHHMED scw❤ wan jeclahy beeb jeey idiriska kabtan baara wankusalame
@Suhayb1_4
28 күн бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@cabdiqaadrmustaqbal-ke3mj
28 күн бұрын
Markii keenta aa joogty camirada walagaa daba leexinaaye beeh🥲
Dadka aan caqliga badnen wxa lagu garta sax iyo qalad isma waydiyan oo kaliya waxay ku goaan qatan commentiga iyaga ka horeyay hadii la cayana way cayan hadii la amanan way amanan waxan arka dad badan oo baba jeey ku dhagan ma cid baa moog rafaadka tahriibka uu leeyahay waa xaqiiq waxa u shegayo waxa usii dheer asiga waa naafo oo xita socod badan ma gali karo marka adigo is leh commentigaga halagu qoslo haku digan wallka naafada ah
@liibaanqaliifqurbojoog4955
26 күн бұрын
Asc wll Maasha-allahu Tabaaraka-llaahu ilaahey haduu dad,a oo dhan adigoo kale ka dhigi lahaa Soomaali-weyn nabad iyo Natalie's bey ilaahey xagiisa ka heli lahaayeen waxa meeshaa na dhigey wa is aamin la'aan iyi is garab qabad la'aan qof,a Biniaadamka ah laguma digtee waa loo duceeyaa ilaahoow noogu🤲🏽 bishaaree husnul qaatuma janatul Aclaa janatul fardoowsa janatul naciim kulunaa muslimiin Aamiin yaa Mujiibu-dacwaad 1🤲🏽🤲🏽🤲🏽🙏🤝🏾wscwwabakaatu🤝🏾✌🏽
@abdiraxmaanosmaandaahir9686
28 күн бұрын
Inta prankigan daawanaysa waan salamayaa😂😂😂😂😂✌✌
@ikraancabdiraxmaan3362
28 күн бұрын
Wn ka qadane 😅😅😅😅
@rahmamohamed4096
28 күн бұрын
Alla cuqubibadanaa. Soomaaliyeey dhibkaas aankujirnaaa
Scw wll horta anigu aqoon kuuma lihi lakiin ilaahay ayaad dhib ka dalbatay adigoo ku gaajoon wadankaaga.
@user-rw9jt5fd2c
28 күн бұрын
Baba waa nin qalbi wangsan wxan isku aragney ugand 🇺🇬ramdankii masjid tawxiid baba yaba halkan kasalama ✋🏻 guuleyso
@ismailisco1302
28 күн бұрын
Wlhi Baaabajeeey Funny waaye 😂😂😂 New Season La dhahaaa Waxaaan😂😂
@user-ss1do2cd8z
28 күн бұрын
Wa runtis maskinka😢😢
@cabaaswayne4127
28 күн бұрын
Musalsalkaan inta ka heshay waani salaaame😂😂
@user-wm9fv8hm3f
28 күн бұрын
Musasl mahn intuu Shega kabdan kajirto
@abdinasirdahirfarah3440
28 күн бұрын
Camera rada yaa haaye hee
@ayuutoboss2602
28 күн бұрын
😂❤
@caamirroobleofficial9097
28 күн бұрын
Inta og settlite inuu muqaalka ka dubaayey like ii saar😂😂
@saadiyaibrahim1832
28 күн бұрын
Baba jeey hadaa polon jookto anaa kaso wadaayo jarmalka ku keenayo tiktok xitaa waakala so xariitayee isoo jwb hadaa caawitaan u baahato baba in sha allah
@haykalpoi8896
28 күн бұрын
abyo mcn aniga caawin rabo ila hadal
@saadiyaibrahim1832
28 күн бұрын
@@haykalpoi8896 in sha allah diyaar waku caawinaa wll dar ilaahey ee xagee ku sugan thy polon mise
@baliilyare
28 күн бұрын
anigaba poland wan joganaa ee caninda miya ugu gar gareysa
@saadiyaibrahim1832
28 күн бұрын
@@baliilyare Cid adiga kula hadashay majirto awoowe caanimo adigee wax weeyn kula thy ee aniga ma aha
Walaal qaali Allah ku nabad galiyo guuleyso walaal
@AxmedAlimahamuudInaAli
28 күн бұрын
Baabajey beerka laga tumay wiil ila dhashay Isla socdeen isaga wuu Ka orday lkn baaba waa laga adeegtay 😆😁😁
@naxwaa307
28 күн бұрын
Run sheeg😅
@kingqeys1076
28 күн бұрын
Babjey hada dhahdo xita manta lugteda liga cade ano jiifo maku aminayi ilaa aad is qawise hal lug kaligey AA Ka Aragno👍😌😂
@liibaanqaliifqurbojoog4955
26 күн бұрын
Asc dhmaan Soomaali-weyn ilaahey dartiis uga duceeyaa waa wll dhiban hal marna igula saliya nabigeena Muhammad cswcswcswcswcsw nnkhahaato alaahuma Aamiin yaa Alaah
@wadanigurub7325
28 күн бұрын
Never give up brother
@beenowgemer_2243
28 күн бұрын
Inta og iney riwaayad tahay like saar😂😅
@HalanePro
28 күн бұрын
Wxay tahay alla og Wll
@beenowgemer_2243
28 күн бұрын
@@HalaneProprankigisa waa ngu batay baba😂
@sakicabdi6716
28 күн бұрын
Xoolo miyaa tahay noi wax dheel iyo waxa kala kala baro
@AhmedMohamed-ss7xv
28 күн бұрын
Filim maaha waa xaqiiq Allaah Ka cabso
@mhameddave9758
28 күн бұрын
Aniga baaba jey ma necbi wiligeyna ma arkin waxaan ka sheego waa dambi laakin tahriib flog ah miyaa soo baxay dad rafaadsan goormee isduubayaan xaladasi inaba caadi maahan hada xaguu ku suganyahay walalkeen
@odichosas9104
28 күн бұрын
Baaba😂😂. Adi wanawaaashay
@meaktooni
28 күн бұрын
Telegram kasoo daawo isagoo dhawace
@abdirahmanhussein2137
28 күн бұрын
@@meaktooniadiga wax walba ma iska aaminee 😂😂😂. Waxaan waa jilliin caadi ah. Markuu guurguuranaayo yaa ka duubay Videoga? Maadamama uu noo sheegay in uu kaligiis ahaa oo uu ilaaheey kaliya la joogay 😂😂😂 Views ayuu rabaa waana siineynaa lkn beenta ha aaminin 😂😂
Пікірлер: 1,7 М.