Nabiga ku sali wllo mcn Salalaahu caleyhi wasalam❤️✨❤️📿🕋🍒🌿💚🍓🌟👍
@amiroahmed5846
2 жыл бұрын
Scw scw
@riyaadofficial9978
Жыл бұрын
Alxmdulillh Rabil calamiin sàllhu calayhi wasalam
@user-kn3df6bi1c
2 жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و جزاك الله خيرا يا شيخ
@kingsaabir1435
2 жыл бұрын
Suuradee waaye
@fatumazahraazahraa1411
2 жыл бұрын
Asc sh Rimi.wamaxay fisirka riyada adigo meet magalada kabaxsan o cagar jogta o guri kahagagsati
Asc sheekh waan ku salmey alle ha ku xafido sida wacan ee kharyka wallhaga musliminta ugu nasteexanyso aduyana khayr aakhirana halkii roon alle haku geeyo iyo dhaamn azxpta muslimintaa oodhan sheekh waan kubahney in aa wax ku weydiyo rabaa alle ayaa waxwalba gacta ku haya ee xagee kale soo xidhiidha sheekh adoo raliya❤💯rabina raali ha kaa noqde
Jasa Akallah khyr sheikh Sheikhoow riyo ayan ku riyoday i fasir Riyo sidan wye Waxa wada socday anga iyo dad an wax aqoon u lahayn marka geel ayan anga kaliya i daba dhigtay o gacantayda afka la galay intan afkiisa gacanti kala baxay ayan sii socday hadana geelii maradayda gadaasheda ayu afka la galaya cida iga reebta wan waayey angii saaid ayan u cabsanayey sas ayado ah ayan Wadadii Yeey ayan arkay o an dadki ku iri armay Yeeyda na cuntaa dadki waxy igu dhahen Yeeyda wax ma cuntoh
@anasmohomed6471
2 жыл бұрын
M .a Sheeq
@kingsaabir1435
2 жыл бұрын
Waa suuradee sheekh jazakalah
@xaawaxaawo945
2 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr imsa yaanu akhrinaa 1 mar mise kabadan??
@fatimamohamednuur6008
2 жыл бұрын
wacalaykuma zalaam warax matullaahi wabarakaatuh
@gabadhiguushagabadhiguusha2498
2 жыл бұрын
Aaaamiin
@rayyanshahiin9242
2 жыл бұрын
M.allah
@47978
2 жыл бұрын
Shiqoow suuradan waan aqristay riyo ayaa la itusay??
@abaneymahamuud9615
2 жыл бұрын
Asc mashallh shukrn
@tusmoilkacas936
2 жыл бұрын
surada magaceeda plz iso sheega
@nimcoadanisaag4963
2 жыл бұрын
Wcs wrb in aan habeen kasto aan aqriyo miya mise hal habeen
@iskufilaninahasan1618
2 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdirashidmohamed166
2 жыл бұрын
Asc Sheekh rabi Ajar & Xasanad Haka Siyo Howshad bulshada U Heysid Sheekh Su'aaal Baan Wataa Insha Allaah inad iga So jwabtidna waa Rajeynaya Su'ashu waxay Tahay Haben Hore Ayaa Anigo Hurda Waxa LA igu Amray Inan Aqriyo Suuratul Anbiyaah Marka riyada Maxay Noqon kareysa ?
@hooyomacan6782
2 жыл бұрын
Markaa wll ma dhibaa ku haystay aan akhristee dhibata I haysatee plz iiso jawab
@aminaali8143
2 жыл бұрын
@@hooyomacan6782 Asc Walashey Allah haka dulqaado dhibka dhan culeskana hakugu badalo farxad iyo daganaan amin ya Allah walasheyey fadlan suratul baqara ha moganaan aqriso waxbadan wey isbadalayan inshaAllah aniga isbadal aya arkay suratul baqara laasimo please waa kula dardaarmaa suratul baqara
@@hooyomacan6782 ilhay farxad aan dhaman haa kuguu badalo
@muxiyadiincarab2588
2 жыл бұрын
Asc sheekhow
@ahmedyasir4027
7 ай бұрын
Asc
@shukrijamaahmed2837
Жыл бұрын
Asc sadex Watanabe see lots tukanaya Hal Hal miya
@kingsaabir1435
2 жыл бұрын
Sheekh suurada magaceeda maadan sheegin
@bisharaibrahim1464
2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@amiroahmed5846
2 жыл бұрын
Asc sheikh waxn kuriyody anigo lugt leg jaray iso fasir
@tawbakeen250
2 жыл бұрын
Xadiiskii RASUULKU scw ayaa la iska rabaa meeshan sheeko unbaad ku haysaa wax daliil u ah in 103 jeer suuradan la aqriyo maad sheegin DUNI AAKHIR SAMAN
@Qisasu-Dikri
2 жыл бұрын
Numbarku muhiim maaha ee Quraan akhriska ayaa muhiim ah. Numberka sheekhu kuu sheegay Dad hore ayaa akhriyey sidaasi ayuu kuugu soo gudbinayaa .
Sheekh waan donayaa number kada watsup ka si gaar ah ayaan ku donayaa
@kdpsj572
2 жыл бұрын
Asc laazim miyaa 8 rakac in ladukado
@marwohennabeauty6966
2 жыл бұрын
Asc sheekh waxan ku waydina halmar miya la aqrina surada misd haben walpo mida kle salatul leylka 4rakco mala tukan kara iso jwab sheekh Waxan kalo kuwaydina habenki markan sexo isdhaho hurdada way iheysana hadan ma sexan karo gadgadon ama galgalasho ayan ku dhameysta waqtiga salad supax ban sexda dadka waxy dhahen wa qumayo ama il marka iso sheeg maxa wye maxana dawo u ah🙏❤
Пікірлер: 81